Cayaaryahanka helay Codadka ugu badan Taageerayaal Real Madrid ay u doonayaan badelka Cristiano Ronaldo
Published on July 12, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(13-7-2018) Cristiano Ronaldo siima ahaan doono laacib ka tirsan Real Madrid, waxaana qaar badan oo ka mid ah Taageerayaasha kooxdan ay codsadeen in Kylian Mbappe laga dhigo beddelkiisa.
Booska uu Faarujiyay laacibka dalka Portuguese-ka ayaa ah halka la doonayo in waqtigaan la buuxiyo, waxaana jira in Neymar uu ahaa laacibka ugu dhow ee Taageerayaasha Real ay ku fakarayeen in lagu buuxin karo.
Tottenham Hotspur laacibkeeda Harry Kane ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha lala xiriirinayo Naadiga Horyaalka Yurub ah; Kylian Mbappe oo gaaray Final-ka Koobka Dunida ayey taageerayaal badan hadda doonayaan saxiixiisa.
Boqolkiiba 54 Taageerayaal ka badan oo kuwa Real Madrid ah ayaa u codeeyay laacibka kooxda Paris Saint-Germain in uu noqdo beddelka Laacibkaas, wargeyska MARCA oo codeynta sameeyay ayaana sheegaya inuu yahay laacibkaas kan ugu mudan.
Eden Hazard waa laacibka labaad ee ay doonayaan Taageerayaasha kooxdan, 15 boqolkiiba ayuuna ka helay Codeynta, Neymar ayaa helay 14 Boqolkiiba halka Kane uu isna helay Codeynta 10%.
Lixda Cod ee kale ee aan lagu soo Bandhigin halkan cidna uma aysan Codeynin.


Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...