Wednesday, July 18th, 2018

Waakuma Xiddiga soo afjari doona Xoogii ay Ballon d’Or ku haysteen Ronaldo iyo Messi?

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-7-2018) Xiddigaha kala ah Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo  ayaa ahaa labada Cayaaryahan ee dhamaan ku Guuleystey abaal marinta Ballon d’Or tan iyo laga soo bilaabo 2008 waxaase hadda muuqata in ay soo dhamaatay waayahpoodii abaal marintaas Gaara ahaan 2018 oo loo saadaalinayo Cayaaryahan cusub in lasiin doono.

Cayaaryahanka Real Madrid ee dalka Croatia Luka Modric ayaa inta badan dadka ka faalooda cayaarta kubada Cagta waxa ay u saadaaliyeen in lagudoonsiin doono abaal marinta Ballon d’Or 2018 kadib markii uu dalkiisa u soo saaray Finalka koobka aduunka.

Luka Modric ayaa la leeyahay wax shaki ah lama gelin doono in uu qaadan doono Ballon d’Or hadii uu dalkiisa u qaado koobka aduunka balse hadii laga qaado waxa uu kula tartami doonaa Cayaartoy reer France ah in kasta oo uu kaashan doono ku Guuleysiga koobkii 3 aad ee Xiriir ah ee ah Champions League Waxaana kabtanka dalka Croatia uu yahay kan hogaamiya dalkiisa isla Markaana dhigay wacdaraha ugu weyn ee koobka aduunka 2018.

Sidoo loogu kala Guuleystey  Ballon d’Or ilaa 2007?

Ballon d’Or winners since 2007

2007 – Kaka

2008 – Cristiano Ronaldo

2009 – Lionel Messi

2010 – Lionel Messi

2011 – Lionel Messi

2012 – Lionel Messi

2013 – Cristiano Ronaldo

2014 – Cristiano Ronaldo

2015 – Lionel Messi

2016 – Cristiano Ronaldo

2017 – Cristiano Ronaldo

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo oo fariin u diray Lionel Messi maxayse ku saabsanayd?

(18-7-2018) Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uusan Lionel Messi u arki doonin, nin isaga la xifaaltama ama Cadaawad ...

Liiska Cayaartoyda uu doonayo macalin Jose Mourinho oo la helay?

(18-7-2018) Waxaa lahelay liiska Cayaartoyda uu doonayo macalin Jose Mourinho waxaana kujira Xiddigo waa weyn oo lagu iibin ...

Wararkii ugu danbeeyey wadahadalkii Chelsea ku dooneysey Higuain iyo Rugani

(17-7-2018) Wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in goor dhow lasoo gaba gabayn doono wadahadlo saacado qaatay ...

Zinedine Zidane oo shaqo ka bilaabaya Juventus iyo shaki ka dhashay ku biiristii Ronaldo ee kooxda Talyaaniga

(17-7-2018) Zinedine Zidane ayaa lagu warramayaa in uu kaalin Muuqata ku lahaa Saxiixa Laacibka CR7 uu ugu wareegay ...

Magacyada iyo Sawirada 10 kii Cayaaryahan ee ugu Fiicneyd Taariikhda Real Madrid

(17-7-2018) Kadib markii uu Real Madrid macasalaameeyey Cayaaryahanka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa lasoo saaray liiska 10 kii ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo iyo Familkiisa oo ka mid Noqdey Qoyska Marwada duqda ah

(17-7-2018) Cayaaryahanka dhawaan ku biirey kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in isaga iyo qoyskiisu ay sirasmi ah ...

Manchester United oo lacag aad u badan ku dooneysa 2 Cayaaryahan oo u dheelayey dalka Croatia

(17-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa lasheegayaa in ay lacag aad u fara badan ku baadi goobayaan ...

Daawo Sawiradii ugu Saameynta Badnaa Koobka aduunka 2018

(17-7-2018) Aqristeyaal waxaan idiin soo gudbineynaa Sawiradii ugu Saameynta badnaa ee laga qaaday dhamaan Cayaarihii koobka aduunka 2018 ...

Aleksandr Golovin oo Tijaabo caafimaad u maraya Chelsea

(17-7-2018) Cayaaryahanka dalka Ruushka ee lagu Magacaabo Aleksandr Golovin ayaa lasheegayaa in uu ka soo degay Magaalada London halkaa ...

Daawo Sawirada Daley Blind oo dib ugu laabtay kooxdiisii hore

(17-7-2018) Daaficii kooxda Kubada Cagta Manchester United ee Daley Blind ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Ajax kadib ...

Tobankii Saxiix ee ugu xumaa Cayaartoy Wacdaro ka dhigtay Koobka adduunka+Sawiro

(17-7-2018) Sanad kasta oo laqabto koobka aduunka waxaa soo baxa Cayaartoy la iibsado kuwaas oo ah Xiddigaha wacdaraha ...

Arsene Wenger Oo Sheegay Inuu Qoomamaynayo Wakhtigii Badnaa Ee Arsenal Uu Joogay

(17-7-2018) Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa wax laga waydiiyay qaladkii ugu xumaa ee uu ...

Barcelona: Shan Ciyaartoy Oo Bartil-maameed U Ah, Kooxaha Cabsida Weyn Ay Ku Abuurtay Iyo Willian Oo Liiska Laga Saaray

(17-7-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa heshiisyo la gashay laba ciyaartoy si ay dib iskugu abaabusho oo ay ...

Faah faahin laga bixiyey Sababta uu Alexis Sanchez uga haray safarkii Maraykanka ee kooxdiisa?

(17-7-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ayaa u duulay dalka Maraykanka halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan koobka ...

Zlatan Ibrahimovic Oo Si Layaab Leh U Amaanay Paul Pogba Iyo Saamayntii Uu Ku Lahaa Koobka Adduunka

(17-7-2018) Laacibkii hore kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Sweden Zlatan Ibrahimović ayaa si weyn u amaanay saaxiibkiis ...