Saturday, October 20th, 2018

Dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Fiinalkii koobka aduunka 2018?

Published on July 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(16-7-2018) Kadib Kulankii ugu dambeeyey koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Croatia waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Cayaartaas iyo sidoo kale Waxyaabihii cusbaa ee ka dhacay.

1 Macalinka Xulka dalka France Deschamps ayaa Noqdey shaqsigii 3 aad ee qaada koobka aduunka isaga oo Macalin ah iyo isaga oo Cayaartoy ah waaana kahoreeyey oo kaliya Brazil Mario Zagallo iyo Germany Franz Beckenbauer.

2 Xulka France ayaa Noqdey dalkii koowaad ee 4 Gool ka dhaliya Finalka koobka aduunka kadib Braziil oo 4-1 ku Garaacday talyaaniga Sanadkii 1970 kii.

3 Croatia ayaa lumisey Markeedii koowaad ee ay timaado Finalka koobka aduunka waxaana dal sidaa oo kale sameeya ugu danbeeyey Holland oo Jarmalku ka qaaday Sanadkii 1974 tii.

4 Weeraryahanka Mandzukic  ayaa Noqdey cayaaryahankii koowaad ee Taariikhda Koobka aduunka Gool iska dhaliya Cayaar Final ah.

5 Cayaaryahan Mbappe ayaa Gool u dhaliya dalka France Cayaartii Fianlka ahayd isaga oo da.ahaan jira  (19 Sano iyo 207 maalmood Waxaana uu sidaa ku Noqdey Cayaaryahankii labaad ee ugu da.da yaraa ee Gool ka dhliya Finalka koobka aduunka waxaana kayaraa oo kaliya Pele.

6 Ivan Perisic ayaa Noqdey Cayaaryahankii labaad ee Taariikhda Finalka koobka adduunka ee Goolna dhaliya Rigoorana keena Waxaana kahoreeyey oo kaliya Marco Materazzi talyaaniga Finalkii 2006.

7 Paul Pogba ayaa Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee Manchester United ah oo Gool kadhaliya Finalka koobka aduunka waxaa kaloo uu Noqdey Xiddigii koowaad ee Ka Cayaara Horyaalka Premier League ee Gool dhaliya tan iyo Emmanuel Petit Sanadkii 1998.

8 Goolkii Paul Pogba ayaa Noqdey Goolkii koowaad ee laga dhaliyo Meel ka baxsan Xerada Ganaaxa Cayaar Final ah koobka aduunka tn iyo Finalkii 1982 dii Markaas oo uu shabaqa Jarmalka banaanka ka toogtey Marco Tardelli oo Talyaaniga u dheelayey.

9 Mandzukic ayaa Noqdey Cayaaryahankii labaad ee Taariikhda Koobka aduunka gool iska dhaliya midna dhaliya waxaana kahoreeyey oo kaliya Xiddigii dalka Holland ee Ernie Brandts kaas oo sidaa oo kale sameeyey koobkii adunka ee 1978 dii.

10 Mandzukic  ayaa Noqdey Cayaaryahankii shanaad ee Goolal ka dhaliya dhamaan Finalada koobabaka World Cup European Cup iyo Champions League waxaana kahoreeyey 4 ta cayaaryahan ee kala ah Ferenc Puskas, Zoltan Czibor, Gerd Muller iyo Zinedine Zidane.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

DEG DEG: Lionel Messi oo Garoonka laga Saaray kadib dhaawac Culus oo soo gaaray+Sawiro

(21-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Linel Messi ayaa laga saaray Kulanka xiisaha badan ee ay lacayaarayaan kooxda Sevilla ...

Juventus oo lumisey dhibcihii koobaad Horyaalka Talyaaniga Xiligaan+Sawiro

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ee hogaanka u haysa Horyaalka Talyaaniga ayaa lumisey dhibcihii koobaad kadib markii ay ...

Daawo: Manchester City oo u awood sheegatay Burnley lana wareegtay hogaanka Horyaalka Ingiriiska

(20-10-2018) Kooxda Manchester ayaa ka faa’iidaysataya barbarihii ay Cheslealagashay Man United, waxayna si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka, ...

Goolka Cristiano Ronaldo oo Record Cusub ku soo kordhiyey Kubada Cagta yurub?

(20-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo oo Gool ka dhaliyey kooxda Genoa kulan hada socda oo ...

Kumuu ahaa Cayaaryhanka loo doortay Man of the Match Kulankii Chelsea iyo Manchester United

(20-10-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhe maray kooxaha Chelsea iyo Manchester United waxaa lasoo saaray Cayaaryahankii loo ...

Jose Mourinho muxuu u dagaalamay markii labareejeeyey kooxdiisa+Sawiro

(20-10-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa la arkayey isaga oo dagaalamaya Markii laga dhaliyey Goolka bareejada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lagu garaacay Garoonkeeda

(20-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guuldaro kala kulantay kooxda Levante oo ay Duhurnimadii maanta kula Cayaareen ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo bareejo ka tuugtay Manchester United

(20-10-2018) Kooxda kubada Cagta Manchetser United ayaa ku dhawaatay in ay Garoonkeeda ku Garaacdo kooxda Chelsea kadib markii ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...