Saturday, October 20th, 2018

Florentino Perez oo ku dhawaaqay in Cayaartoy lama filaan ah uu Keeni doono Real Madrid

Published on July 18, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(19-7-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, Florentino Perez ayaa ku dhowaaqay inuu heshiisyo la geli doono ciyaartooyo lama filaan ku noqon doona taageereyaasha, kuwaas oo beddeli doona booskii uu banneeyey Cristiano Ronaldo oo u wareegay Juventus.

Real Madrid oo lala xidhiidhinayo dhawr ciyaartoy oo ay ugu horreeyaan labada laacib ee Eden Hazard iyo Kylian Mbappe ayaa waxay xili ciyaareedkan gelaysaa marxalad cusub iyo iyadoo dhaliyihii ugu weynaa uu ka maqan yahay, isla markaana uu tababare cusub hoggaaminayo markii uu shaqada ka beddelay Zinedine Zidane oo si lama filaan ah isku casilay.

Madaxweyne Perez oo ka hadlay magaalada Madrid, ayaa waxa uu ku wargeliyey taageereyaasha inay fishaan ciyaartooyo waaweyn.

“Waanu ka war haynaa waxa lafa filayo kooxdan xili ciyaareed kasta. Sababtoo ah, waxa aanu nahay Real Madrid, markastana waxa aanu rabnaa wax kasii badan intii hore. Waa koox guuleed oo haysata ciyaaryahanno cajiib ah.” Sidaas ayuu yidhi madaxweyne Perez.

Intaas kaddib ayaa waxa uu madaxweyne Perez soo bandhigay ballan-qaad ka farxiyey jamaahiirta, waxaanu yidhi: “Waxa aanu haysanaa ciyaartooyo wanaagsan oo aanu ku xoojin doono kuwo cusub oo lama filaan noqon doona.”

Si kastaba ha ahaatee, Real Madrid ayaa la hadal hayaa in dhawr ciyaartoy ay qaarkood iman doonaan, kuwaas oo kala ah Neymar, Mbappe, Hazard ama Lewandowski.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

DEG DEG: Lionel Messi oo Garoonka laga Saaray kadib dhaawac Culus oo soo gaaray+Sawiro

(21-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Linel Messi ayaa laga saaray Kulanka xiisaha badan ee ay lacayaarayaan kooxda Sevilla ...

Juventus oo lumisey dhibcihii koobaad Horyaalka Talyaaniga Xiligaan+Sawiro

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ee hogaanka u haysa Horyaalka Talyaaniga ayaa lumisey dhibcihii koobaad kadib markii ay ...

Daawo: Manchester City oo u awood sheegatay Burnley lana wareegtay hogaanka Horyaalka Ingiriiska

(20-10-2018) Kooxda Manchester ayaa ka faa’iidaysataya barbarihii ay Cheslealagashay Man United, waxayna si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka, ...

Goolka Cristiano Ronaldo oo Record Cusub ku soo kordhiyey Kubada Cagta yurub?

(20-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo oo Gool ka dhaliyey kooxda Genoa kulan hada socda oo ...

Kumuu ahaa Cayaaryhanka loo doortay Man of the Match Kulankii Chelsea iyo Manchester United

(20-10-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhe maray kooxaha Chelsea iyo Manchester United waxaa lasoo saaray Cayaaryahankii loo ...

Jose Mourinho muxuu u dagaalamay markii labareejeeyey kooxdiisa+Sawiro

(20-10-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa la arkayey isaga oo dagaalamaya Markii laga dhaliyey Goolka bareejada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lagu garaacay Garoonkeeda

(20-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guuldaro kala kulantay kooxda Levante oo ay Duhurnimadii maanta kula Cayaareen ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo bareejo ka tuugtay Manchester United

(20-10-2018) Kooxda kubada Cagta Manchetser United ayaa ku dhawaatay in ay Garoonkeeda ku Garaacdo kooxda Chelsea kadib markii ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...