Tuesday, December 11th, 2018

Cayaaryahan caan ah oo lagu dilay bartamaha Magaalada Buenos Aires’

Published on July 24, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(24-7-2018) Wararka ka imaanaya dalka Argentina ayaa sheegaya in ladilay mid ka mid ah Cayaartoyda kubada Cagta ee Kooxaha ka dheela gudaha dalkaas kaas oo lagu dilay bartamaha Magaalada Caasimada ah ee Buenos Aires’

Facundo Espindola Waxa uu ahaa Goolhaye 25 Sano jir ah oo ay lahayd kooda Caanka ah ee River Plate laakiin amaah ahaan ugu Cayaarayey Naadiga San Telmo rag hu beysan ayaa kudilay bartamaha Magaalada Buenos Aires’ xili uu ka soo baxay Goob lagu caweeyo Subiii Talaadada waxaana meydkiisa qaaday booliska.

Goolhaye Facundo Espindola ayaa lasheegay in uu isku dayey in uu is difaaco balse waxaa lalala helay mindi ka gashay Wadnaha waxaa kaloo lagu dhuftay feer iyo haraatiyo badan iyada oo hada lasheegay in baaritaan lagu samaynayo sababtii loo dilay Ninkaan Goolhayaha ah kaas oo Caan ka ahaa Gudaha dalka Argentina.

Ma ahan Markii koowaad ee Cayaaryahan kubada cagta ah lagu dilo dalka Argentina iyo dalalka qaarada koofurta Ameriica waxaana inta badan loo dilaa cayaartoyda dhaqaalaha faraha badan ee soo gala qaarkood ku lug leh kooxo qawleysata ah oo ka Ganacsada daroogada kuwaas oo in badan oo Cayaartoy kubada Cagta ah horay u qaarajiyey.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Andrew Robertson” Manchester United Waa in lagu Xisaabiyaa Kooxaha yar yar Sabab?

(11-12-2018) Cayaaryahanka Daafaca kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa hoos u dhigay awooda Manchester United ka hor kulanka ...

Kaddib Saddexleydii Toddobaadka, Maxay Ahayd Farriintii Mohamed Salah Uu Ka Helay Philippe Coutinho, Maxayse Jamaahiirta Liverpool Ugu Jawaabeen?

(11-12-2018) Cayaaryahan Philippe Coutinho ayaa muujiyey in qayb qalbigiisa ka mid ah ay weli taallo garoonka Anfield kaddib ...

Isku Aadka Wareega 16 ka Coppa Italia oo la Sameeyey

(11-12-2018) Waxaa lasameeyey Isku Aadka Wareega 16 ka Coppa Italia kaas oo ay isku soo beegmeen kooxo waa weyn sidoo ...

Chelsea, Liverpool Iyo Real Madrid Oo Ku Tartamaya Cayaartoy Muslim Ah?

(11-12-2018) Real Madrid ayaa la sheegay inay ku biirtay kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo isku eryanaya saxeexa ciyaartoy ...

Ha Iigu Yimaaddo Talyaaniga Isaga Ayaa Ii Baahane – Cristiano Ronaldo Oo Bannaanka Keenay Dhiilaha Messi Iyo Real Madrid, Digniin Culusna U Diray

(11-12-2018) Bal qiyaas sida ay noqonayso kubadda cagta Talyaanigu iyo in xiisihii horyaalkaasi soo laaban lahaa haddii uu ...

John Cena & Gacalisadiisii Nikki Bella Oo Kala Tegay Iyo Peter Kraus Oo Ka Faa’iidaystay

(11-12-2018) Xiddiga ciyaarta musaaricada WWE ee John Cena iyo gacalisadiisii Nikki Bella ayaa si ramsi ah u kala ...

Xaaska Feeryahanka Tyson Fury Oo Qarisay Ilmaheedii Oo Dhintay Saacado Ka Hor Feer Taariikhi Ah Oo Fury Ku Guuleystay

(11-12-2018) Xaaska feedhyahanka Ingiriiska ee Tyson Fury oo lagu magacaabo Paris ayaa calool adag iyo adkaysi muujisay saacado ...

Lionel Messi Oo Ku Wargeliyey Coutinho Inuu Ka Shaqeeyo Xaasidnimada Real Madrid Iyo Tababare Ay Ka Hor Istaagayaan Bernabeu

(11-12-2018) Cayaaryahan Lionel Messi waa ciyaartoyga ugu halista badan ee Real Madrid ka hor tagto, waana cabsi geliyaha ...

Geeri ama Nolol: Tababaraha Liverpool Oo Ka Hadlay Waxa Uu Jamaahiirtiisa Anfield Ka Doonayo Kulanka Napoli Ee UCL

(11-12-2018) Kooxda Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawayn doonta dhigeeda Napoli, waana kulan uu culayska oo dhami saaran ...

Jose Mourinho Oo Kalsooni Ku Qaba Inuu Heli Doono Ciyaartoy Bartilmaameed U Ah Iyo Lacagta Uu Ku Doonayo Oo La Shaaciyey

(10-12-2018) Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa la sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo inuu gacanta ku dhigo ...

Layaab!: Sagaal bilood kadib Romelu Lukaku oo Gool ku dhaliyey Old Trafford

(09-12-2018) Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa ugu dambeyn soo gabagabeeyay abaartii gool la’aaneed ee ku heysatay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Jabisay Recotdkii layaabka lahaa ee Manchester City

(09-12-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Manchester City kaddib markii ay uga badiyeen ...

Kiniinka Viagra-ha Oo Badan Ayaad Cuntay Oo Xataa Kooxdii Arsenal Ee Guuldaro La’aanta Premier League Guulaysatay Ayaad Soo Gasheen- Piers Morgan Oo Messi Uga Hiilayay Pele

(09-12-2018) Halyaygii hore ee xulka qaranka Brazil ee Pele ayaa waraysi uu siiyay Daily Mirror waxa uu si ...

Geesiga Islaamka Khabib Nurmagomedov oo hadal qiiro leh ka jeediyey Saudi Arabia

(08-12-2018) Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Khabib Nurmagomedov ayaa weerar ba’an kala kulmay gaalada reer galbeedka oo si ...

Chelsea oo qarka u saaran in ay heshiis lagasho badelka Eden Hazard Waa Kuma?

(08-12-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa isku diyaarinaysa xaalad kasta oo kasoo korodha xiddigeeda Eden Hazard oo aan ...