Saturday, February 16th, 2019

Goolhayihii Xulka qaranka Soomaaliya Axmed yare oo Geeriyoodey+Sawiro

Published on July 28, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(28-7-2018) Waxaa dhawaan la iisoo sheegay in uu Geeriyoodey alaha u Naxariisteey Goolahayihii xulka qaranka Soomaaliya iyo Kooxaha Elman iyo Jeenyo Axmed Cabadlla Macallin Maxamed kaas oo berayhaan ku Xanuunsanayey dalka Turkiga.

Axmed Cabadlla Macallin Maxamed oo in badan u saftay Xulka qaranka Soomaaliya isla Markaana ka mid ahaa Xiddigaha ugu fiican dhanka Goolhayenimada xiligii bur burka ayaa Geeridiisa waxaa ii xaqqijiyey Jibriil Xasan Fariid oo ay in badan kawada Tirsanaayeen Xulka qaranka Soomaaliya.

Goolahyahaan ayaa sidoo kale mid da.yar kaas oo dhashay 8 bishii Maarso 1993 dii waxaana uu soo maray marxalado kala duwan ilaa uu ka gaaray Goolhayaha koowaad ee Xulka dalkeena Soomaaliya Galabta ayuuse ku Geeriyoodey dalka Turkiga alaha u Naxariisto ayaan leenahay.

Tartamada  Xulka Qaranka

 

2010-kii  ayuu nasiib u yeeshay in uu xirto maaliyada qaranka,waxaana xulka uu u matalay tartanka  CECAFA U-20 Championship kaas oo ka qabsoomay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Kullankii ugu horeeyay ee uu qaranka u safto ayaa kusoo dhamaaday 0-0,waxa uuna wajahay xulka Sudan kaa soo dhacay 15-kii  August 2010-kii.

Sidoo kale Axmed Cabdalla ayaa qaranka matalay Olombikada adduunka  2010 oo uu  garoon ku yaala  Jabuuti  kula ciyaareen  wadanka  Sudan.

Sanadkii 2011 ayuu mar kale gashtay maaliyadda qaranka, kullan xulkeena uu ka hor tagay Itoobiya ciyaar ka tirsanayd is reeb reebka koobkii adduunka 2014 xiili Itoobiya aan kula ciyaarnay dalka Jabuuti.

Mar kale 2011-kii ayuu xulka u matalay  CECAFA Tusker Challenge Cup, oo ka dhacay dalka Tanzania.

2012-kii  ayuu xulkeena Wajahay Sudan tartankii  17 sanno jiradda ee CAF, xilligaas uu wadankeena ku adkaaday 1-0, waxaana shabaq illaaliye ahaa Axmed Cabdalla.

Markii Toddobaad ayaa u suura gashay in uu xirto maaliyadda qaranka, waxa uuna xulka u matalayay tartanka Cecafa Tusker Challenge Cup, oo ay maal gallinaysay Tusker, balse magac ahaan uu wato CECAFA Senior Challenge Cup.

2013 ayuu ahaa safarkii ugu dambeeyay ee uu Axmed Cabdalla matalo qaranka, waxaana tartankaas uu ka qabsoomay Kenya waxa uuna ahaa CECAFA Challenge Cup oo sanadkaas aan lagu xusin magacii Tusker oo maal gallin u taagnaa.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...