Saturday, August 18th, 2018

Willian Oo Wax Ka Sheegay Qaab Cayaareedka Macalinka Cusub Ee Chelsea – Muxuu Ku Tilmaamay?

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(08-08-2018) Maurizio Sarri ayaa loo dhiibay xilka tababarnimo ee Chelsea, kadib markii xilka laga qaaday Antonio Conte oo ay isku dal yihiin.

Willian oo kamid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan Chelsea ayaa soo dhaweeyay macalinka iyo falsafadiisa.

Wuxuu ka dhawaajiyay inuu yahay mid jecel kubaddo Baasas ah, taasoo uu tilmaamay inuu kala siman yahay kooxda Man City.

“Sarri waa macalin, kaasoo jecel in la dheelo Banooni; wuxuu leeyahay qaab ay ku dheesho koox taasoo lamid ah Man City,” ayuu yiri.

“Waxaan kaliya bilownay inaan la shaqayno isaga, laakiin meelomo ayaan arkeynaa falsafadiisa.

“Waa macalin kaasoo jecel in la dheelo kubadda, laga soo bilaabo daafa, waana ka helay falsafadiisa, waana waxa ugu muhiimsan,” ayuu hadalkiisa kusoo xiray Willian, kaasoo udhashay wadanka Brazil, una dheela Blues.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Halyeyga Manchester United Oo Fariin U Diray Ciyaaryahan Paul Pogba

(18-8-2018) Ryan Giggs ayaa aaminsan in Paul Pogba oo faaidooyin badan ka heli doono in uu xirto calaamada ...

Real Madrid Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Ku Dalbatay Xiddiga Reer Brazil Ee Neymar

(18-8-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa go’aamiyey inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan ...

Cayaartooyda Barcelona Kulanka Alaves Oo La Soo Saaray

(18-8-2018) Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa soo saartay liiska ciyaartooydeeda ee ka qeyb gali doona kulanka furitaanka horyaalka ...

Suuqa kala iibsiga Talyaaniga oo Xirmay iyo dhamaan Kooxaha Horyaalkaas Cayaartoyda ay qaateen iyo kuwa ka tegay

(18-8-2018) Waxaa Xalay Fiidkii hore soo gaba gaboobey dhamaan suuqa kala Cayaartoyda ee Horyaalka Talyaaniga waxaana lakala qaatay ...

Horyaalada Spain iyo Talyaaniga oo Maanta bilaabanaya iyo dhamaan Cayaaraha dhacaya Saacadaha ay bilaaban doonaan?

(18-8-2018) Waxaa Galabta iyo caawa lacayaari doonaan kulamo aad u xiiso badan iyada oo ay bilaaban doonaan Horyaal;ada ...

Cayaaryahan Gervinho Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Horyaalka Serie A

(18-8-2018) Kooxda Parma oo dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Talyaaniga ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii hore ee ...

Kenya: Kooxda Gor Mahia Oo Safar Cayaareed Ku Tegaysa UK, Kooxda Horyaalka Premier League Ee Ay La Ciyaarayso Iyo Xog Muhiim Ah

(18-8-2018) Kooxda reer Kenya ee Gor ayaa ciyaar saaxiibtinimo ku tegi doonta waddanka Ingiriiska, halkaas oo ay kula ...

Maxaad ka taqaan 10 ka kooxood ee dunida ugu Taajirsan Gaar ahaan Kubada Cagta

(17-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada 10 ka kooxood ee ugu taajirsan Kubada Cagta Caalamka waxaana lasoo ...

Saameynta Bixitaankii Ronaldo, Haddii Bale Booskiisa Buuxin Karo Iyo Isco Oo Sharaxay Niyad Jabkii UEFA Super Cup

(17-8-2018) Cayaariyahanka khadka dhexe xulka Spain Isco ayaa sharaxaad ka bixiyay marxalada ay ku jirto kooxdiisa iyo niyad ...

“Sii Daynta Ninkii Walaashay Dilay Ayaa Saamayn Igu Yeelatay” – Ciyaartoy Dhacdo Naxdin Leh Soo Bandhigay

(17-8-2018) Serena Williams oo ah gabadh ku caan baxday ciyaarta Tennis-ka ayaa sheegtay in guuldarradii ugu waynayd ee ...

FIFA Oo Ganaaxday Kooxda UEFA Super Cup Ku Guuleysatay Ee Atletico Madrid

(17-8-2018) Guddiga Asluub wanaaga ee xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in ganaax lacageed oo ...

Micheal Owen Oo Saadaaliyay Kulamada Todobaadka Labaad Ee Premier League

(17-8-2018) Kulamada todobaadkii labaad ee horyaalka Premier League ayaa berito qaar kamid ah la ciyaari doona,hadaba waxaa kulamadaasi ...

Casemiro” Gudaha Real Madrid waa laga Hilmaamay Cristiano Ronaldo

(17-9-2018) Laacibka khadka dhexe ee Casemiro ayaa usoo jeediyey ciyaaryahannada kooxda Real Madrid inay isku diyaariyaan nolol cusub ...

Toni Kroos Oo Weerar Ba’an Ku Qaaday Mesut Ozil, Waxa Uu Ku Haysto Iyo Ereyada Xanafta Leh Ee Uu Ku Ganay

(17-8-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Germany Toni Kroos ayaa weerar culus ku qaaday kubbad sameeyaha Arsenal ...

Mucjiso uu dhalay Ronaldinho oo ku soo biirey Kubada Cagta+Sawiro

(17-8-2018) Gudaha dalka Braziil waxaa siweyn looga hadal hayaa wiil yar oo uu dhalay Cayaaryahankii caanka ahaa ee ...