Saturday, October 20th, 2018

Arsenal oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay daafaca Besiktas Domagoj Vida’

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-08-2018) Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah lagaartay daafaca dagaalka badan ee u Cayaara kooxda dalka Turkiga ee Besiktas Domagoj Vida’

Wargeyska Evening Standard ayaa daabacay in Arsenal ku soo qaadan doonto daafaca Wacdaraha ka dhigay koobka aduunka Domagoj Vida,aduun lacageed gaaraya £26.9m oo lacagta England ah.

Sidoo kale Waxaa jira Warar sheegaya in kooxda dalka Turkigu dalabadeen Goolhayaha Arsenal ee David Ospina waxaase xaqiiq ah in Macalin Unai Emery ay ka Go.tahay in uu soo qaato daafac wanaagsan inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga oo Khamiista ku eg.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...

Daawo Sawirada Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk oo ku soo laabtay Tababarka Liverpool

(19-10-2018) Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ku farxay Sawiro laga soo saaray Xerada tababarka Naadigooda kadib markii lacadeeyey in ...

Beppe Bergomi oo Inter Milan uga digay Xirfada Suso

(19-10-2018) Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Inter Milan Beppe Bergomi ayaa digniin u diray kooxdiisii hore dignaantaas oo ku saabsan ...

Gonzalo Higuain oo hanjabaad Hawada u mariyey Juventus iyo Cristiano Ronaldo Sabab?

(19-10-2018) Weeraryahanka heshiiska amaahda ah ugu cayaara kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa ka sheekeeyey sababti uu kaga ...

Safka Macquulka ah ee ay Manchester United ku soo geli doonto Garoonka Kulanka Chelsea iyo dhaawacyada ka maqan?

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan Sabtiga Kulankaas ...

Barcelona oo lakulmeysa Neymar oo doonaya in uu dib ugu soo laabto

(19-10-2018) Maamulka kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa aqbalay in ay lakulmaan Wakiilka Cayaaryahankoodii hore ee Neymar kaas ...

Layaab! Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo Saaxiib la ah Mukulaalaha

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal  Magacyada iyo Sawirada shan Cayuaaryahan oo Caan ah isla markaana aad u ...

Rasmi: Luke Shaw oo heshiis cusub u Saxiixay Manchester United

(18-10-2018) Daafaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa Saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono kooxdiisa ...

Cayaaryahan ku dhaawacmkay Tababarka Manchester United?

(18-10-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa lasheegay in uu dhaawac soo gaaray xili uu ...