Saturday, August 18th, 2018

Sawiro Cayaaryahan Bernard oo gaaray Magaalada Liverpool Tijaabo Caafimaadna u maray kooxda?

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-08-2018) Cayaaryahanka dalka Braziil ee lagu Magacaabo Bernard ayaa gaaray Magaalada Liverpool isaga oo Tijaabo caafimaad u mari doona Everton oo uu heshiis lagaaray.

Xiddigaan oo u Cayaarayey kooxda Shakhtar Donetsk ayaa Everton ku soo qaadatay heshiiska xorta ah waxaana uu ka soo degay dhawaan Garoonka diyaaradaha Liverpool waxaana toos loogeeyey Xarunta Everton oo uu Tijaabo Caafimaad ku mari doono.

Everton ayaa sidoo kale lafilayaa in ay Gasho heshiisyo kale inta uusan khamiista xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoyda waxaana lafilayaa in ay si jumlo ku soo qaadan doonaan Xiddigaha Barcelona ee kala ah Yerry Mina iyo Andre Gomes.

Naadiga ku Cayaarta Garoonka Goodison Park ayaa Cayaaryahankaan ka dulqaaday kooxo badan oo doonayey sida C Milan, Inter Milan, West Ham iyo Chelsea kuwaas oo dhamaantood ku hungoobey helitaankiisa.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Halyeyga Manchester United Oo Fariin U Diray Ciyaaryahan Paul Pogba

(18-8-2018) Ryan Giggs ayaa aaminsan in Paul Pogba oo faaidooyin badan ka heli doono in uu xirto calaamada ...

Real Madrid Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Ku Dalbatay Xiddiga Reer Brazil Ee Neymar

(18-8-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa go’aamiyey inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan ...

Cayaartooyda Barcelona Kulanka Alaves Oo La Soo Saaray

(18-8-2018) Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa soo saartay liiska ciyaartooydeeda ee ka qeyb gali doona kulanka furitaanka horyaalka ...

Suuqa kala iibsiga Talyaaniga oo Xirmay iyo dhamaan Kooxaha Horyaalkaas Cayaartoyda ay qaateen iyo kuwa ka tegay

(18-8-2018) Waxaa Xalay Fiidkii hore soo gaba gaboobey dhamaan suuqa kala Cayaartoyda ee Horyaalka Talyaaniga waxaana lakala qaatay ...

Horyaalada Spain iyo Talyaaniga oo Maanta bilaabanaya iyo dhamaan Cayaaraha dhacaya Saacadaha ay bilaaban doonaan?

(18-8-2018) Waxaa Galabta iyo caawa lacayaari doonaan kulamo aad u xiiso badan iyada oo ay bilaaban doonaan Horyaal;ada ...

Cayaaryahan Gervinho Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Horyaalka Serie A

(18-8-2018) Kooxda Parma oo dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Talyaaniga ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii hore ee ...

Kenya: Kooxda Gor Mahia Oo Safar Cayaareed Ku Tegaysa UK, Kooxda Horyaalka Premier League Ee Ay La Ciyaarayso Iyo Xog Muhiim Ah

(18-8-2018) Kooxda reer Kenya ee Gor ayaa ciyaar saaxiibtinimo ku tegi doonta waddanka Ingiriiska, halkaas oo ay kula ...

Maxaad ka taqaan 10 ka kooxood ee dunida ugu Taajirsan Gaar ahaan Kubada Cagta

(17-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada 10 ka kooxood ee ugu taajirsan Kubada Cagta Caalamka waxaana lasoo ...

Saameynta Bixitaankii Ronaldo, Haddii Bale Booskiisa Buuxin Karo Iyo Isco Oo Sharaxay Niyad Jabkii UEFA Super Cup

(17-8-2018) Cayaariyahanka khadka dhexe xulka Spain Isco ayaa sharaxaad ka bixiyay marxalada ay ku jirto kooxdiisa iyo niyad ...

“Sii Daynta Ninkii Walaashay Dilay Ayaa Saamayn Igu Yeelatay” – Ciyaartoy Dhacdo Naxdin Leh Soo Bandhigay

(17-8-2018) Serena Williams oo ah gabadh ku caan baxday ciyaarta Tennis-ka ayaa sheegtay in guuldarradii ugu waynayd ee ...

FIFA Oo Ganaaxday Kooxda UEFA Super Cup Ku Guuleysatay Ee Atletico Madrid

(17-8-2018) Guddiga Asluub wanaaga ee xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in ganaax lacageed oo ...

Micheal Owen Oo Saadaaliyay Kulamada Todobaadka Labaad Ee Premier League

(17-8-2018) Kulamada todobaadkii labaad ee horyaalka Premier League ayaa berito qaar kamid ah la ciyaari doona,hadaba waxaa kulamadaasi ...

Casemiro” Gudaha Real Madrid waa laga Hilmaamay Cristiano Ronaldo

(17-9-2018) Laacibka khadka dhexe ee Casemiro ayaa usoo jeediyey ciyaaryahannada kooxda Real Madrid inay isku diyaariyaan nolol cusub ...

Toni Kroos Oo Weerar Ba’an Ku Qaaday Mesut Ozil, Waxa Uu Ku Haysto Iyo Ereyada Xanafta Leh Ee Uu Ku Ganay

(17-8-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Germany Toni Kroos ayaa weerar culus ku qaaday kubbad sameeyaha Arsenal ...

Mucjiso uu dhalay Ronaldinho oo ku soo biirey Kubada Cagta+Sawiro

(17-8-2018) Gudaha dalka Braziil waxaa siweyn looga hadal hayaa wiil yar oo uu dhalay Cayaaryahankii caanka ahaa ee ...