Tuesday, November 13th, 2018

Maxaa ku cusub Horyaalka Premier League oo aad kala kulmi doontaa?

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-08-2018) Horyaalka Premier League oo lagu sheego kan ugu xiisah badan Caalamka oo dhan ayaa daaha laga rogi doonaa 10 ka bishaan oo ku beegan Jimcaha soo aadan waxaana lasoo saaray shan Waxyaabood oo ku xusub xili Cayaareedkaan 2018-2019.

Hadaba waa maxay shantaas wax yaabood ee ku cusub Premier League Xiligaan?

1 Waxa shaqan gelaya sharciga cusub ee suuqa kala iibsiga Horyaalka Premier League kaas oo markii u horeysey xirmi doona Khamiista Saacada London marka ay tahay 5pm waxaana sharcigaan uu yahay kaliya mid ku kooban Kooxaha England.

2 Sharciga Cusub ee xiligaan ka dhaqan geli doona England kaas oo saameyn doona Macalimiinta Gaar ahaan koobka Football League, oo lagu Tijaabin doona waana mid Macalimiinta lagu siin doono Jaale iyo Roose sida cayaartoyda.

3 Markii ugu horeysey oo lagu dheeli doono kubad Cusub oo midabkeedu cad iyo madoow yahay waxaana farasanaysey shirkada Nike waxaana durba bilaawday Cabashada Goolhaye yaasha Premier League ee kubadaan.

4 Horyaalka Premier League ayaa lagu dheeli doonaa Garoonkii 59 aad kaas oo Noqon doona Garoonka Cusub ee kooxda Tottenham shisatay dhawaan oo kulanka ugu horeeya ee lagu Cayaari doono uu noqon doono mid dhex mari doonaa Tottenham iyo Liverpool.

 

Garoonkaan ayaa ah kan labaad ee ugu weyn Horyaalka England isaga oo qaada 62,062, oo qof kaliya waxaa ka qaad weyn Old Trafford.

5 Xili cayaareedkaan bilaaban doona Jimcaha waxaa ka soo muuqan doona Garsoorayaal cusub kuwaas oo lagu kala Magacaabo Simon Hooper iyo David Coote oo dhexda ah iyo Neil Davies iyo Dan Robathan. oo Calanhaye yaal ah.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Macalin Antonio Conte muxuu ku maagay Sergio Ramos?

(13-11-2018) Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ugu dambayn ka baxay aamusnaantii isaga oo jawaabo ...

London oo markale qaabileysa Samir Nasri

(13-11-2018i) Cayaaryahankii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London iyadoo ...

Rasmi: Santiago Solari oo loo Magacaabay Macalinka Rasmiga ah ee Real Madrid

(13-11-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta  Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka ...

Lionel Messi oo ku Guuleystey Xiddiga Sanadka iyo abaal marinta Pichichi

(13-11-2018)Lionel Messi ayaa  loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi  ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La Liga ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Roberto Carlos Oo Sameeyey Ballan-qaad Ka Farxiyey Jamaahiirta Real Madrid

(12-11-2018) Halyeygii reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa sameeyey ballan-qaad ka farxiyey jamaahiirta kooxdiisii hore ee Real Madrid, ...

Leroy Sane Oo Magacaabay Labada Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsan Taariikhda Kubadda Cagta – Miyuu Iloobay Pele, Maradona, Zidane, Ronaldinho Iyo Halyeeyadii Jarmalka?

(12-11-2018)Xiddiga reer Germany ee garabka uga ciyaara Manchester City ee Leroy Sane ayaa magacaabay labada ciyaartoy ee uu ...

XOG: Afar Arrimood Oo Madaxweynaha Real Madrid Ku Qasbi Doona In Santi Solari Loo Magacaabo Tababare Rasmi Ah

(12-11-2018) Santi Solari waxa uu sii wadaa natiijooyin wanaagsan oo uu ku kasban karo in si rasmi ah ...

Sanchez oo Gadood ka ah Xiddigaha United isagoo kaliya la Hadla Seddax Laacib

(12-11-2018)P ALEXIS SANCHEZ ayaa qarka u saaran inuu ka hayaamo Man United wuxuuna sheegay inuu gadood ka yahay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Taako loo dhigay

Chelsea ayaa awood u yeelan weysay iney dhaafo kooxda Everton oo marti u aheyd kaddib markii ay ku ...

Daawo: Manchester United oo qaadatay Casharada Pep Guardiola iyo David Silva

(12-11-2018) Kooxda Manchester City ayaa guul dhamaystiran Etihad Stadium kaga gaadhay kooxda ay dariska yihiin ee Manchester United ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo dhulka lagu jiidey

(12-11-2018) Kooxda Barcelona aya guuldaro lama filaan ah kala kulanta kooxda Real Betis oo marti ugu ahayd gegida ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Inter Milan oo Guul daro Xanuun badan kala kulantay Atalanta

(11-11-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ayaa Guuldaro Xanuun badan kala kulantay Naadiga Atalanta waxaana looga badiyey 4-1. Inter Milan ...

Kulamada Super Sunday Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(11-11-2018) Waxaa Maanta oo axad ah lacayaari doonaa kulamadii ugu xiisaha badnaa waxaana iska hor imaan doona kooxo ...

Taageerayaasha AC Milan oo soo bandhigay qorsha ay ku qaabili doonaan Leonardo Bonucci

(11-11-2018) Kulan adag ayaa ka dhici doona Garoonka San Siro ee Magaalada ,Milano kaas oo dhex mari doona ...

Alexandre Pato oo iska fogeeyey in uu ku soo laaban doono AC Milan

(11-11-2018) Weeraryahankii hore ee kooxda AC Milan Alexandre Pato ayaa beeniyey Warar dhawaan soo baxay oo sheegayey in uu ku ...