Tuesday, October 16th, 2018

Rasmi: Suuqa kala iibsiga Premier League oo Xirmay iyo dhamaan Cayaartoydii lakala iibsaday Khamiistii Maanta?

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-08-2018) Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Premier league ayaa si buuda u soo xidhmay waxaana wali sii jiri doona saxiixyo ilaa saacada soo socda la dhamaystiri doono maadaama oo waraaraha looga baahnaa la gudbiyay intii aanu suuqu xidhmin waxayna kadib kooxaha Premier League dhamaan  dareenkooda ku soo jeedin doonaan xili ciyaareedka cusub oo isla jimcaha barri si rasmi ah u furmi doona.

Kooxaha Premier League ayaa suuqa ka raadsanaya xidigo ay wali kooxahooda ku soo xoojiyaan waxaana sidoo kale jira xidigo ay iibinayaan markii ay qorshaha xili ciyaareedka kooxahooda qayb ka noqon waayeen, laakiin saacadaha soo socda waxaa la filayaa saxiixo badan la samayn doono maadaama oo ay hawlo badani socdaan.

Haddaba ilaa xalay waxaa jiray heshiisyo muhiim ah oo al dhamaystiray iyada oo waliba la filayo in ay saacadaha soo socda dhici doonan heshiisyo kale balse waxaanu halan idiinku haynaa liika ciyaartoyda maanta ilaa xalay la dhamaystiray iyada oo liiskani uu noqon doono mid furan oo aanu marka ku soo dari doono heshiisyada la dhamaystiro.

Kooxda Everton ayaa hawlgal layaableh samaysay waxay ku guulaystay in ay Barcelona kala soo wada wareegtay Yerry Mina iyo Andre Gomes iyada oo Mina ka soo bixisay 27 milyan gini halka Gomes ay ku soo qaadatay amaah taas oo la micno ah in Everton ay la soo wareegtay Lucas Digne, Yerry Mina iyo Andre Gomes oo dhamaantood Barcelona ka wada tirsanaa.

Halkan kaga bogo isla markaana wixii ku soo kordha kala soco ee saxiixyadii ugu danbeeyay ee la dhamaystiray iyada oo ay ku kooban yihiin kuwa ku soo biiray ama ka baxay kooxaha Premier league oo uu suuqoodu xidhmayo.

Yerry Mina [Barcelona – Everton] £27m

Andre Gomes [Barcelona – Everton] Loan

Bernard [Shakhtar Donetsk – Everton] Free

Leander Dendoncker [Anderlecht – Wolves] Loan

Victor Camarasa [Real Betis – Cardiff] Loan

Adama Traore [Middlesbrough ⇒ Wolves] £18m

Thibaut Courtois [Chelsea ⇒ Real Madrid] 35m

Jordan Flores [Wigan ⇒ Ostersunds FK] amaah

Filip Benkovic [Dinamo Zagreb ⇒ Leicester] lama shaacin lacagta

Lucas Perez [Arsenal – West Ham] lacagta lama shaacin

Mateo Kovacic [Real Madrid – Chelsea] amaah

Daniel Arzani [Melbourne City – Manchester City] lacagta lama shaacin

Kepa Arrizabalaga [Athletic Bilbao – Chelsea] £71.6m rekoodh.

Waxaa wali soo socda saxiixyo kale oo hadda lagu dhawaaqay iyo kuwo hadda lagu dhawaaqayo inkasta oo uu hadda si rasmi ah u xidhmay suuqu laakiin la soco saxiixyada soo kordha.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo laga Sameeyey Xiddigaha Manchester United ee uu heshiisku ka dhacayo Sanadka danbe

(16-10-2018) Macalinka kooxda Manchester united Jose Mourinho ayaa wajahaya dhibaato weyn kadib markii sida lacadeeyey uu heshiisku ka ...

Daawo: Spain oo 15 Sano kadib lagu Garaacay Ciidooda

(16-10-2018) Xulka kubada Cagta England ayaa Guul muhiim ah ka gaaray kulankii xiisaha badnaa ee ay Garoonka Sevilla ...

Kooxda PSG oo Gashay booskii Real Madrid ee doonista David de Gea

(16-10-2018) Kooxda Kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa shaaca ka qaaday in ay dooneyso Goolhayaha dalka Spain ...

Rikoorada laga diiwaan geliyey qaybta hore Kulanka Mucjisada ah ee Spain iyo England+Sawiro

(16-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester City iyo xulka dalka England ee Raheem Sterling  ayaa Noqdey Cayaaryahankii koobaad ee Ingiriis ah ...

Sadio Mane oo Gacan ka jabay kuna biirey Xiddigaha Muhiimka ah ee ka dhaawacmay Liverpool+Sawiro

(16-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Liverpool ayaa lasheegayaa in ay haysato dhibaato dhanka dhaawacyada ah kadib markii lasheegay in ...

Xiddiga Musaaricada John Cena Oo Muddo Dheer Garoomada Ka Maqnaan Doona Iyo Dalka Sucuudiga Oo Sugaya Soo Laabashadiisa

(16-10-2018) Halyeyga 16-ka jeer ku guuleystay Champions-ka ciyaaraha legdinta WWE ee Musaaricada, John Cena ayaa muddo dheer ka ...

Dorival Junior” AC Milan waxa ay Gacanta ku dhigtay Xiddiga lamid ah Kevin de Bruyne ama Luka Modric’

(16-10-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Flamengo Dorival Junior ayaa shaaca ka qaaday in Naadiga AC Milan ay Gacanta ku ...

Luka Modric Oo Shaaciyey Xiddiga Uu Ku Riyoodo Inuu Ka Garab Cayaaro

(16-10-2018) Xiddiga xilli ciyaareedkan cidkasta ka yaabsanaya ee Luka Modric ayaa doortay halyeeyga dookhiisa ah ee uu jeclaan ...

Dilka Wariye Jamal Khashoggi Oo Baajiyey Cayaartii Ugu Weynayd Dunida Bilaha Ka Hadhay Sannadka

(15-10-2018) Dalka Sucuudi Carabia ayaa la dhibaatoonaya ceebta kasoo gaadhay dilka wariye Jamal Khashoggi oo lagu dhex khaarajiyey ...

Liverpool oo ka Walaacsan dhaawacyada soo gaaray Xiddigaha Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk

(15-10-2018) Kooxda Kubada cagta Liverpool ee dalka England ayaa laxaqiijiyey in ay aad uga walacsantahay dhaawacyo lasheegay in ...

Maxaa kajira in Jose Mourinho iyo Eden Hazard kusii jeedaan Real Madrid?

(15-10-2018) Waxaa isa soo taraya Wararka ku sii dhaweynaya Real Madrid Macalinka Manchester United Jose Mourinho iyo iddiga ...

Magacayada 11 Cayaaryahan Caan ah oo koox la.aan ah kana fariisan Kubada cagta?Sawiro

(15-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada 11 Cayaaryahan oo caan ah isla Markaana xiligaan dibad joog ka ...

Rasmi: Patrick Cutrone oo heshiis Cusub u Saxiixay AC Milan

(15-10-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis cusub lagaartay Weeraryaahnka ...

Kooxda Banaadir Sports oo u soo baxday Finalka koobka Jeneral Da uud markii ay ka badiyeen Saxafi

(15-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa xaqiijisey in ay u soo gudubtay kama dambaysta koobka koobabka Jeneral ...

Xiriirka Kubadda Cagta Ingiriiska Oo Si Kulul U Canaantay Taageereyaashiisa Oo Rabshado Ka Sameeyey Spain+Sawiro

(15-10-2018) Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa si xun u canaantay taageereyaasha xulka qaranka England ee ku sugan waddanka ...