Saturday, August 18th, 2018

Roberto Firmino oo bad baadiyey Nolosha 2 Caruur ah oo walaalo ah+Sawiro

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-8-2018) Weeraryaahnka kooxda Liverpool iyo xulka dalka Braziil Roberto Firmino iyo Xaaskiisa ayaa lasheegayaa in ay lacag aad u fara badan ku bixiyeen Caafimaad laba Caruur ah oo walaalo ah kuwaas oo xanuun qaba isla Markaana ay dhaleen lamaane Faqiir ah.

Roberto Firmino iyo Xaaskiisa Larissa Pereira ayaa lasheegayaa in ay bixiyeen lacag dhan £59,000 lacagtaas oo ay sheegeen in ay ku bad baadinayaan Nolosha 2 Caruur ah oo qoyskoodu ka bixin waayey lacagta daweynta kuwaas oo u dhashay dalka Braziil.

Labadaan caruurta ah oo ah Wiilal ayaa lagu kala Magacaabaa Joao iyo Miguel waxayna u baahanyihiin qaliin in lagu Sameeyo balse waxaa waalidkood awoodi waayeen in ay iska bixiyaan lacagta isbitaalka iyo dawada Caruurtooda laakiin waxaa ka bixiyey oo wax walba bixiyey Xiddiga Liverpool ee Roberto Firmino.

Alex Jose de Amorim iyo Gracieli Schlemmer oo ah Hooyada iyo Aabaha dhalay caruurtaan ayaa aad ugu mahad celiyey Cayaaryahan Roberto Firmino iyo Xaaskiisa kuwaas oo ay sheegeen in ay bad baadiyeen Nolosha wiilashooda Joao iyo Miguel waxaana ay Sawiro soo dhigeen barahooda Bulshada.

Lamaanaha Firmino iyo Pereira ayaa ah kuwo is guursaday Sanadkii 2017 waxaana ay isku dhaleen 2 Gadhood iyaga oo aaminsan in Caruurtaa ay bad baadiyeen ay lamidyihiin kuwooda isla markaana ay heli karayaan lacagta ay doonaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Halyeyga Manchester United Oo Fariin U Diray Ciyaaryahan Paul Pogba

(18-8-2018) Ryan Giggs ayaa aaminsan in Paul Pogba oo faaidooyin badan ka heli doono in uu xirto calaamada ...

Real Madrid Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Ku Dalbatay Xiddiga Reer Brazil Ee Neymar

(18-8-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa go’aamiyey inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan ...

Cayaartooyda Barcelona Kulanka Alaves Oo La Soo Saaray

(18-8-2018) Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa soo saartay liiska ciyaartooydeeda ee ka qeyb gali doona kulanka furitaanka horyaalka ...

Suuqa kala iibsiga Talyaaniga oo Xirmay iyo dhamaan Kooxaha Horyaalkaas Cayaartoyda ay qaateen iyo kuwa ka tegay

(18-8-2018) Waxaa Xalay Fiidkii hore soo gaba gaboobey dhamaan suuqa kala Cayaartoyda ee Horyaalka Talyaaniga waxaana lakala qaatay ...

Horyaalada Spain iyo Talyaaniga oo Maanta bilaabanaya iyo dhamaan Cayaaraha dhacaya Saacadaha ay bilaaban doonaan?

(18-8-2018) Waxaa Galabta iyo caawa lacayaari doonaan kulamo aad u xiiso badan iyada oo ay bilaaban doonaan Horyaal;ada ...

Cayaaryahan Gervinho Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Horyaalka Serie A

(18-8-2018) Kooxda Parma oo dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Talyaaniga ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii hore ee ...

Kenya: Kooxda Gor Mahia Oo Safar Cayaareed Ku Tegaysa UK, Kooxda Horyaalka Premier League Ee Ay La Ciyaarayso Iyo Xog Muhiim Ah

(18-8-2018) Kooxda reer Kenya ee Gor ayaa ciyaar saaxiibtinimo ku tegi doonta waddanka Ingiriiska, halkaas oo ay kula ...

Maxaad ka taqaan 10 ka kooxood ee dunida ugu Taajirsan Gaar ahaan Kubada Cagta

(17-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada 10 ka kooxood ee ugu taajirsan Kubada Cagta Caalamka waxaana lasoo ...

Saameynta Bixitaankii Ronaldo, Haddii Bale Booskiisa Buuxin Karo Iyo Isco Oo Sharaxay Niyad Jabkii UEFA Super Cup

(17-8-2018) Cayaariyahanka khadka dhexe xulka Spain Isco ayaa sharaxaad ka bixiyay marxalada ay ku jirto kooxdiisa iyo niyad ...

“Sii Daynta Ninkii Walaashay Dilay Ayaa Saamayn Igu Yeelatay” – Ciyaartoy Dhacdo Naxdin Leh Soo Bandhigay

(17-8-2018) Serena Williams oo ah gabadh ku caan baxday ciyaarta Tennis-ka ayaa sheegtay in guuldarradii ugu waynayd ee ...

FIFA Oo Ganaaxday Kooxda UEFA Super Cup Ku Guuleysatay Ee Atletico Madrid

(17-8-2018) Guddiga Asluub wanaaga ee xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in ganaax lacageed oo ...

Micheal Owen Oo Saadaaliyay Kulamada Todobaadka Labaad Ee Premier League

(17-8-2018) Kulamada todobaadkii labaad ee horyaalka Premier League ayaa berito qaar kamid ah la ciyaari doona,hadaba waxaa kulamadaasi ...

Casemiro” Gudaha Real Madrid waa laga Hilmaamay Cristiano Ronaldo

(17-9-2018) Laacibka khadka dhexe ee Casemiro ayaa usoo jeediyey ciyaaryahannada kooxda Real Madrid inay isku diyaariyaan nolol cusub ...

Toni Kroos Oo Weerar Ba’an Ku Qaaday Mesut Ozil, Waxa Uu Ku Haysto Iyo Ereyada Xanafta Leh Ee Uu Ku Ganay

(17-8-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Germany Toni Kroos ayaa weerar culus ku qaaday kubbad sameeyaha Arsenal ...

Mucjiso uu dhalay Ronaldinho oo ku soo biirey Kubada Cagta+Sawiro

(17-8-2018) Gudaha dalka Braziil waxaa siweyn looga hadal hayaa wiil yar oo uu dhalay Cayaaryahankii caanka ahaa ee ...