Saturday, October 20th, 2018

Everton Oo Dhameystirtay Saxiixa Kurt Zouma

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-8-2018) Kooxda kubada cagta Everton ayaa ku dhawaaqday in ay dhameystirtay saxiixa ciyaaryahankii hore ee Chelsea Kurt Zouma oo amaah kula joogay Stoke City.

Kurt Zouma oo xili ciyaareedkii la soo dhaafay amaah ugu ciyaarayay kooxda Stoke oo heerka labaad Premier League u laabatay,ayaa markale hal xili ciyaareed ah oo amaah ah ugu biiray kooxda ku ciyaarta Godison Park.

Kooxda uu maamulo Marco Silva ayaa soo bandhigtay lambarka uu xiran doono saxiixeeda cusub ee Zouma,waxaana ciyaarayhankaasi loo gacan galiyay lambarka 5-aad ee kooxda Toffees.

Si kastaba ha’ahaatee Everton ayaa aad uga dukaameysatay xagaagan suuqa kala iibsiga,Zouma ayaana ahaa ciyaaryahankii lixaad ee u saxiixa kooxdaasi suuqan xagaaga waxaana ay la wareegeen ciyaartooy  ay ku xoojiyaan safkooda oo Yerry Mina uu horkacayo.

Tababaraha kooxda Everton Marco Silva ayaa shirka jaraa’id ka hor furitaanka ay la balansanyihiin kooxda Wolves wuxuu sheegay in heshiiska Zouma ay kula saxiixdeen uu yahay mid amaah ah,balse ay macquul in uu dhaco mid joogto ah.

EVERTON’S IN’S AND OUT’S

In’s: Richarlison (£35million – Watford)

Yerry Mina (£27million – Barcelona)

Lucas Digne (£18million – Barcelona)

Andre Gomes (loan – Barcelona)

Bernard (Free transfer – Shakhtar Donetsk)

Kurt Zouma (loan – Chelsea)

Out’sDavy Klaassen (£12million -Werder Bremen)

Ramiro Funes Mori (£8million – Villarreal)

Henry Onyekuru (loan fee – Galatasaray)

Kevin Mirallas (loan fee – Fiorentina)

Wayne Rooney (Free transfer – D.C. United)

Joel Robles (Free transfer – Real Betis)

Ashley Williams (loan – Stoke City)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...

Daawo Sawirada Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk oo ku soo laabtay Tababarka Liverpool

(19-10-2018) Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ku farxay Sawiro laga soo saaray Xerada tababarka Naadigooda kadib markii lacadeeyey in ...

Beppe Bergomi oo Inter Milan uga digay Xirfada Suso

(19-10-2018) Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Inter Milan Beppe Bergomi ayaa digniin u diray kooxdiisii hore dignaantaas oo ku saabsan ...

Gonzalo Higuain oo hanjabaad Hawada u mariyey Juventus iyo Cristiano Ronaldo Sabab?

(19-10-2018) Weeraryahanka heshiiska amaahda ah ugu cayaara kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa ka sheekeeyey sababti uu kaga ...

Safka Macquulka ah ee ay Manchester United ku soo geli doonto Garoonka Kulanka Chelsea iyo dhaawacyada ka maqan?

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan Sabtiga Kulankaas ...

Barcelona oo lakulmeysa Neymar oo doonaya in uu dib ugu soo laabto

(19-10-2018) Maamulka kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa aqbalay in ay lakulmaan Wakiilka Cayaaryahankoodii hore ee Neymar kaas ...

Layaab! Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo Saaxiib la ah Mukulaalaha

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal  Magacyada iyo Sawirada shan Cayuaaryahan oo Caan ah isla markaana aad u ...

Rasmi: Luke Shaw oo heshiis cusub u Saxiixay Manchester United

(18-10-2018) Daafaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa Saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono kooxdiisa ...

Cayaaryahan ku dhaawacmkay Tababarka Manchester United?

(18-10-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa lasheegay in uu dhaawac soo gaaray xili uu ...