Saturday, October 20th, 2018

Layaab!! Emmanuel Adebayor Oo Lagu Daray Cayaartooyda Xulka Togo

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-8-2018) Xulka qaranka Togo ayaa ku dhawaaqay liiska ku meel gaarka ah ee xulkaasi uga qeyb gali doona ciyaaraha is ree-reebka tartanka African Cup Of Nations sanadka 2019 waxaana si lama filaan ah liiskaasi uga soo muuqday laacibkii hore ee Arsenal,Spurs iyo Real Madrid Emmanuel Adebayor.

Qaranka Togo ayaa bisha soo aadan ee Septemper bilaaban doona ololahooda tartanka qaramada qaarada Africa,waxaana kulanka koowaad ee is ree-reebka ay la ciyaari doonaan xulka qaranka Benin.

Tababaraha xulka qaranka Togo Claude Le Roy ayaa Emmanuel Adebayor oo 18 sano ka hor markiisii koowaad ka soo muuqday xulka Togo ku daray liiska xidigaha xulkaasi uga qeyb gali doona kulanka koowaad is ree-reebka tartanka qaramada qaarada Africa 2019 oo bilawga bisha soo aadan ay ciyaari doonaan.

Emanuel Adebayor oo u ciyaara kooxda Istanbul Basaksehir ee dalka Turkiga ayaa xiriir aan wanaagsaneen waxa uu kala dhexeeyay xulkiisa Togo,laakiin ciyaaryahankaasi ayaa tan iyo markii uu xulka la wareegay Le Rooy ayaa waxa uu booska koowaad ka heysta safka qarankiisa.

Goolka: Yorgan Edem (SD Ponferradina, Spain), Sabirou Bassa Djeri (Coton Sport, Cameroon), Malcolm Barcola (Olympique Lyonnais, France), Yovo Bedi (Gomido FC), Fadil Soumanou (Koroki)

Difaaca: Issifou Bourahana, Ablanvi Djadja (AS Togo Port), Dakonam Djene (Getafe, Spain), Simon Gbegnon (AS Beziers, France), Maklibé Kouloum (Dyto Lome), Tevi Steve Lawson (unattached), James Olufade (Union Douala, Cameroon), Hakim Ouro Sama (Lille, France), Messan Toudji (Anges FC)

Khadka Dhexe: Bilali Akoro (AS OTR), Lalawele Atakora (FK Qabala, Azerbaijan), Samuel Asamoah (St Truiden, Belgium), Koffi Franco Atchou (Fremad Amager, Denmark), Floyd Ayite (Fulham, England), Ihlas Bebou (Hannover 96, Germany), Marco Bocco (Agaza Lome), Razak Boukari (Chateauroux, France), Matthieu Dossevi (Toulouse, France), Amevi Gadjabo (Espoir), Elom Nya Vedji (Planete Foot), Thomas Wogodo (Futur Stars)

Weerarka:Emmanuel Adebayor (İstanbul Basaksehir, Turkey), Kevin Denkey (Nimes, France), Abel Hunlede Kissimbo (AS Togo Port), Thibault Klidje (Espoir), Kossi Koudagba (ASCK), Kodjo Fo-Doh Laba (Renaissance Berkane, Morocco), Peniel Mlapa (VVV Venlo, Netherlands), Koidj Sewonou (AS Togo Port).

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

DEG DEG: Lionel Messi oo Garoonka laga Saaray kadib dhaawac Culus oo soo gaaray+Sawiro

(21-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Linel Messi ayaa laga saaray Kulanka xiisaha badan ee ay lacayaarayaan kooxda Sevilla ...

Juventus oo lumisey dhibcihii koobaad Horyaalka Talyaaniga Xiligaan+Sawiro

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ee hogaanka u haysa Horyaalka Talyaaniga ayaa lumisey dhibcihii koobaad kadib markii ay ...

Daawo: Manchester City oo u awood sheegatay Burnley lana wareegtay hogaanka Horyaalka Ingiriiska

(20-10-2018) Kooxda Manchester ayaa ka faa’iidaysataya barbarihii ay Cheslealagashay Man United, waxayna si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka, ...

Goolka Cristiano Ronaldo oo Record Cusub ku soo kordhiyey Kubada Cagta yurub?

(20-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo oo Gool ka dhaliyey kooxda Genoa kulan hada socda oo ...

Kumuu ahaa Cayaaryhanka loo doortay Man of the Match Kulankii Chelsea iyo Manchester United

(20-10-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhe maray kooxaha Chelsea iyo Manchester United waxaa lasoo saaray Cayaaryahankii loo ...

Jose Mourinho muxuu u dagaalamay markii labareejeeyey kooxdiisa+Sawiro

(20-10-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa la arkayey isaga oo dagaalamaya Markii laga dhaliyey Goolka bareejada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lagu garaacay Garoonkeeda

(20-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guuldaro kala kulantay kooxda Levante oo ay Duhurnimadii maanta kula Cayaareen ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo bareejo ka tuugtay Manchester United

(20-10-2018) Kooxda kubada Cagta Manchetser United ayaa ku dhawaatay in ay Garoonkeeda ku Garaacdo kooxda Chelsea kadib markii ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...