Monday, August 20th, 2018

Macalin Unai Emery oo Magacaabay Kabtanka Arsenal ee Xili Cayaareedkaan?

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-8-2018) Macalinka cusub ee kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhowaaqay liiska ciyaartooyada maamulka u noqonaya laacibiinta kooxda, kuwaas oo tiradoodu tahay shan.

Tababare Unai Emery ayaa Kabtanka koowaad ee Arsenal u doortay difaaca reer France ee Laurent Koscielny, kaas oo xilka kala wareegaya difaacii reer Germany ee Per Mertesacker oo ciyaaraha ka fadhiistay xili ciyaareedkii hore, hase yeeshee si kumeelgaadh ah ugu wareejiyey Koscielny.

Koscielny ayaa waxa ku xigaya goolhaye Petr Cech, waxaana saddexaad, afraad iyo shanaad kala ah Aaron Ramsey, Mesut Ozil iyo Granit Xhaka.

Goolhaye Cech ayaa xidhan doona calaamadda kabtanimada ee Arsenal kulanka Axadda ee Manchester City, iyadoo uu Koscielny uu wali la xarbiyayo kasoo kabashada dhaawac kuraanta ka gaadhay ka hor Koobkii Adduunka.

Tababare Emerey ayaa u sheegay website-ka Arsenal in kabtankiisa rasmiga ah uu hadda dhaawacan yahay, laakiin ay joogaan Petr Cech, Aaron Ramsey, Mesut Ozil iyo Granit Xhaka oo midkood uu xidhan doono calaamadda masuuliyadda garoonka gudihiisa.

Arsenal ayaa ka hortegaysa City kulanka koowaad ee Premier League markii ugu horreysay iyadoo uu ka maqan yahay Arsene Wenger tan iyo sannadkii 1996-kii.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Andre Silva oo kulankiisii koobaad Sadexley u dhaliyey Sevilla

(20-8-2018) Weeraryahanka dalka Portugal ee ay leedahay kooxda AC Milan balse sida amaahda ah ugu wareegay Naadiga dalka ...

Luka Modric oo dhulka lajaray Real Madrid isla Markaana difaacay Inter Milan?

(20-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa difaacay Naadiga Inter Milan kadib markii Naadiga uu hada lajoogo ...

Maxaad Samayn lahayd hadii Saaxiibka wiil uu dhalay aad isugu timaadaan Garoon adinka oo Cadaw isku ah

(20-8-2018) Caayaryahankii hore ee kooxda Kubada Cagta Juventus Gianluigi Buffon oo hada u Cayaara kooxda PSG ayaa Todobadkaan waxa ...

Jose Mourinho Muxuu ka yiri Guuldaradii kooxdiisa?

(20-8-2018) Manchester United Macalinkeeda Jose Mourinho ayaa si kooban uga jawaabay Su aalo laga weydiiyey Guuldaradii xanuunka badanayd ...

Yaa Badiyey Gabdhaha Manchester United iyo Kuwa Liverpool oo fooda isdaray+Sawiro

(20-8-2018) Waxaa ka dhacay mid ka mid ah Kulamada ugu xiisaha xiisaha badan ee dhanka Gabdhaha kadib markii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Cayaartii sharafta looga qaaday Manchester United

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Brighton and Hove Albion ayaa guul muhiim ah oo loo riyaaqo waxay minankooda kaga ...

Andrew Robertson” Haddii Mushaarka la ii kordhin waayo Go aan ayaan qaadan doonaa?

(19-8-2018) Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa ka sooo warinayaa in ay mushaar kordhin u sameyn doonto ciyaaryahankeeda Andrew ...

Paul Scholes oo banaanka soo dhigay ceebta Victor Lindelof

(19-8-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda Manchester United Paul Scholes ayaa banaanka soo dhigay qalaadad uu sheegay in uu ...

Maxay ahayd Sababta uu Alexis Sanchez kaga Maqnaa Manchester United?

(19-8-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Alexis Sanchez ayaa kamaqnaa Kulankii Ceebtu ka Raacaaday kooxdiisa ee ay lacayaareen Naadiga Brighton waxaase jirta ...

Wax qabadkii Mid kasta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kulamadii koobaad ee xili Cayaareedkaan

(19-8-2018) Xiddigaha ku loolama kubada Cagta Caalamka ee kala ah Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa midkastaa Cayaaray kulankiisii ...

Maxay ka dhigneyd Sadeleyda uu dhaliyey Sergio Aguero

(19-8-2018) Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa dhaliyey Goolasha loo yaqaan Sadexleyda kulankii ay 6-1 ku garaaceen ...

Weeraryahanka Liverpool Ee Firmino Oo Hanjabaad Culus U Diray Kooxaha Horyaalka Premier League

(19-8-2018) Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa farriin digniin ah hawada u mariyay dhammaan kooxaha waaweyn ee ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo muujisey sida ay u difaacan karto Horyaalka

(19-8-2018) Manchester City ayaa 6-1 ku xasuuqday dhigeeda Huddersfield Town kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League ee dalka ...

Jose Mourinho Oo Ka Hadlay Sida Kooxdiisa Ugu Fashilantay Suuqa Kala Iibsiga Xagaaga

(19-8-2018) Tababaraha kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka hadlay sida ay kooxdiisa ugu dhibtootay suuqa ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Messi oo 2 Gool dhaliyey

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii koowaad ee ay Cayaartay Horyaalka La Liga waxaana ...