Sunday, August 19th, 2018

Rasmi: Barcelona oo shaacisay Nambaearada ay Xiran doonaan Cayaartoyda Cusub ee ay lasoo Wareegeen Xiligaan?

Published on August 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-8-2018) Kooxda kubada Cagta  Barcelona ayaa dhawaan si rasmi ah u baahisay lambarada cusub ee ay xiddigaheedu xidhan doonaan xilli ciyaareedka cusub, Saxeexyada cusub ee Arturo Vidal, Arthur Melo, Clement Lenglet & Malcom ayaa dhammaantood lambaro cusub gacanta loo galiyay.

Arthur Melo oo xagaagan kooxda kaga soo biiray dhinaca kooxda ree Brazil ee Gremio ayaa gacanta loo galiyay Lambarkii uu hore u xidhan jiray xiddiga uu ku daydo isla markaana hiigisiga u ah ee Andres Iniesta, Melo ayaa si weyn iskugu muujiyay kulamadii saaxiibtinimo isaga oo gool cajiib ah ka dhliyay Tottenham Hotspurs kulankiisii ugu horreeyay ee uu Blaugrana matalay.

Dhinaca kale xiddigii ay Barcelona sida taariikhiga ah uga af-duubatay kooxda Roma ayaa xidhan doona maaliyad uu ku xardhan yahay No.14-aad oo uu hore u xidhan jiray Philippe Coutinho oo No.7 u wareegay, Si lamid ah xiddigii hore ee Bayren Munich ee Arturo Vidak ayaa la siiyay No.22 halka Clement Lenglet uu qaadan doono No.15.

Rafinha Alcantara ayaa dib u xidhan doona maaliyadiisii 12-aad kaddib mudo uu amaah kusoo joogay kooxda Inter Milan, Thomas Vermaelen oo xilli ciyaareedkii hore soo xidhnaa No.25 ayaa haatan u badashay No.24.

Barcelona ayaa caawa diirada saaraysa sidii ay xili ciyaareedka cusub ugu bilaaban lahayd ku guulaysiga koobka Spanishi Super Cupka iyada oo Valverde uu isku diyaarinayo xili ciyaareedkiisii labaad ee Barca waxayna jamaahiirta Barca sugaysaa haddii uu caawa kulanka Sevilla uu soo safi doono saxiixyada cusub ee kooxdiisa.

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Messi oo 2 Gool dhaliyey

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii koowaad ee ay Cayaartay Horyaalka La Liga waxaana ...

Harry Kane oo ka Gudbey Sixirkii Goolasha ka hortaagnaa Bisha August

(19-8-2018) Weeraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ugu danbayn ka gudbey Sixirkii kahortaagnaa dhanka Goolasha bisha August kadib markii ...

Kumuu ahaa Xiddiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Arsenal?

(19-8-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Daawo Goos Gooska Iyo Sawirada Kulankii Baraarihii Chelsea iyo Baroortii Arsenal

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul muhiim ah ka gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacaayareen kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi ku badisay iyo Ronaldo oo aan Gool dhalin

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii bilaawga u ahaa Horyaalka Talyaaniga ee ...

Alexis Sanchez oo laga Saaray Liiska Cayaartoyda Manchester United ee kulanka Brighton

(19-8-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Alexis Sanchez ayaa laga Saaray Liiska Cayaartoyda Naadigaas ee Axada la Cayaari doonta Kooxda ...

Xulka dalka Braziil oo la magacaabay iyo Cayaaryahan Manchester United oo lagu daray

(18-8-2018) Macalinka xulka dalka Braziil ayaa u yeeray Cayaartoyda Xulkaas kuwaas oo Cayaari doonaa markii koowaad tan iyo ...

Julen Lopetegui Goormee ayuu dooran doonaa Goolhayaha Koowaad ee Real Madrid

(18-8-2018) Macalinka kooxda Real Madid Julen Lopetegui ayaa Go aan ka Gaari doona qofka Noqon doona Goolhayaha koobaad ee ...

Daawo Sawirada Paul Pogba iyo Cayaartoyda Manchester United oo si farxadi kujirto uga qayb qaadanaya Tababarka

(18-8-2018) Cayaartoyda Kooxda Manchester United oo uu ka muuqdo Xiddiga Paul Pogba ayaa la arkayey iyaga oo si ...

Halyeyga Manchester United Oo Fariin U Diray Ciyaaryahan Paul Pogba

(18-8-2018) Ryan Giggs ayaa aaminsan in Paul Pogba oo faaidooyin badan ka heli doono in uu xirto calaamada ...

Real Madrid Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Ku Dalbatay Xiddiga Reer Brazil Ee Neymar

(18-8-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa go’aamiyey inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan ...

Cayaartooyda Barcelona Kulanka Alaves Oo La Soo Saaray

(18-8-2018) Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa soo saartay liiska ciyaartooydeeda ee ka qeyb gali doona kulanka furitaanka horyaalka ...

Suuqa kala iibsiga Talyaaniga oo Xirmay iyo dhamaan Kooxaha Horyaalkaas Cayaartoyda ay qaateen iyo kuwa ka tegay

(18-8-2018) Waxaa Xalay Fiidkii hore soo gaba gaboobey dhamaan suuqa kala Cayaartoyda ee Horyaalka Talyaaniga waxaana lakala qaatay ...

Horyaalada Spain iyo Talyaaniga oo Maanta bilaabanaya iyo dhamaan Cayaaraha dhacaya Saacadaha ay bilaaban doonaan?

(18-8-2018) Waxaa Galabta iyo caawa lacayaari doonaan kulamo aad u xiiso badan iyada oo ay bilaaban doonaan Horyaal;ada ...

Cayaaryahan Gervinho Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Horyaalka Serie A

(18-8-2018) Kooxda Parma oo dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Talyaaniga ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii hore ee ...