Thursday, January 17th, 2019

Doorashadii 8-aad Xiriirka Cayaaraha Fudud oo Muqdisho lagu qabtay +DAAWO

Published on August 27, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(28-8-2018) Shir sanadeedkii 8-aad xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya ayaa lagu qabtey Hotelka Dolphin ee magaalada Muqdisho,waxaana Goob joog u ahaa Masuuliyiin wasaaradda Sportiga katirsan,Masuuliyiin GOS ka tirsan,Madaxda xiriirada qaar iyo kooxaha, ururada hoos taga XSCF iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey.

Ibraahim Xuseen Cali Roombe oo xubin ka ah GOS kana tirsan wasaaradda Sportiga ayaa halkaasi,ka aqriyey nidaamka ay u dheceyso doorashada,isagoo sheegay tirada xubnaha iyo gudoonka ee u taagneyd doorashadaasi 8-aad ee XSCF, iyadoo Gudoomiye ay u sharaxneyd oo keliya Marwo Khadiijo Daahir oo xiriirka soo hogaamineysay.

Waxaa kadib halkaasi cod gacan taag ah loogu qaadey musharaxa xilka gudoomiyenimo ee XSCF oo u taagnaa Marwo Khadiijo Aadan Daahir, waxaana aqbashey dhamaan sagaalkii xubnood iyo Labadii ururu ee halkasi Goob jooga ka ahayd ee xiriirka u diiwaan gashnaa,

Gudoomiye ku xigeeno 3-gaaraya ayaa halkaasi lagu ansixiyey cod gacan taag ah,maadaama aysan jirin shaqsi kale oo la tartamayey waxaana sidaasi lagu ansixiyey 3da ku xigeen,iyadoo xubnaha XSCF oo tiradoodu gaareyso 8-xubnood halkaasi lagu ansixiyey.

Xubnaha ayaa waxaa kujirta Hal Gabar oo Nadiifo lagu Magacaabo iyo Suleymaan bashiir oo kamid ahaa Garsoorayaasha caalamiga ee kubadda cagta dalka.

Ibraahim Xuseen cali Roombo ayaa gabo gabadii sheegay in dhamaan xubnaha XSCF ay yihiin mid ansax ah,oo howshaasi xiriirka wadi doona,isagoo sheegay in xiriirka laga doonayo iney qabtaan shirweyne sanadeedka xiriirka,isla markaana gudoonka cusub ay howsha wadi doonaan ilaa sanadka 2022.

Agasimaha Wasaaradda Ciyaaraha Saacid Maxamed Baariyoow ayaa sheegay iney Marqaati ka yihiin sida habsamida ee ay u dhacday Doorashada xirirrika ciyaaraha fudud isagoo ballan qaadey in wasaaradda Ciyaaraha dalka ay la shaqeeyn doonto dhiiri gelin doonto xiriirka ciyaaraha fudud iyo dhamaan xiririrada kale ee horumarinta Sportiga ku gudajira.

MAGACYADA GUDOONKA XSCF OO DHAMEYTIRAN

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...