Saturday, September 22nd, 2018

Eric Cantona” Qalad weyn ayey ahayd in Jose Mourinho aad qaadato adigoo diidaya Pep Guardiola

Published on September 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-9-2018) Halyeygii kooxda kubadda cagta Manchester United eee Eric Cantona ayaa sheegay in tababare Jose Mourinho uu jiho khaldan u wado kooxda, isla markaana aanay guul gaadhi karaynin sida ay hadda tahay.

Cantona oo ay da’diisu tahay 52 jir, ayaa u saftay Manchester United 185 ciyaarood oo horyaalka Premier League ah, waxaanu u dhaliyey 82 gool, isagoo kula guuleystay afar koob oo Premier League ah iyo laba FA Cup, waxaana lagu tilmaaamaa inuu yahay qofka koowaad ee sababta u ahaa in kooxdu guulo gaadho muddadiii uu joogay.

Cantona oo u warramayey wargeyska Daily Mail, waxa uu tibaaxay in shakhsiyan uu Jose Mourinho yahay qof wanaagsan, hase yeeshee tababarenimada Manchester United ay jiho khaldan ula weecatay.

Masuuliyiinta Manchester United ayuu sheegay inay khalad sameeyeen markii ay Pep Guardiola ka leexdeen ee ay Mourinho ka door-bideen, waxaanu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlaya: “Manchester United waa koox weyn, mar walbana way sii ahaan doontaa. Way ku guuleysan doonaan koobab, waanan ogahay, laakiin sida ay hadda u ciyaarayaan, waxba ku heli maayaan. Tababaruhu si khaldan ayuu u ciyaarsiinayaa, taageereyaashuna lama dhacsana. Farxad la’aan waxba lama abuuri karo. Mourinho waan jecelahay shakhsiyaddiisa, laakiin sida uu u maamulayo United lama dhacsani. Waxay ahayd (Manchester United) inay raadsadaan Pep Guardiola, waanu u iman lahaa (ka intii aanu Man City tegin).”

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wesley Sneijder oo Naftiisu halis Gashay markii uu Shil ku Galay dhul Lama degaan ah

(22-9-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad u ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay dhici doonaan?

(22-9-2018) Galabta iyo caawa waxaa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Xafladda Abaal-marinta Xiddiga Adduunka Ee FIFA The Best

(22-9-2018) Saddexda ciyaartoy ee Cristiano Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed Salah ayaa Isniinta toddobaadkan ku kala bixi doona ...

Daawo Sawirada Oohintii Cristiano Ronaldo Farxad ayaa kadanbeysey

(22-9-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa, kaddib markii ...

Horyaalka Talyaaniga Cayaaryahan diidey in uu Salaad kabaxo markii badal loogu yeeray

(22-9-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ka Cayaarta Horyaalka Talyaaniga ayaa lasheegay in uu ka soo daahay xili ...

Douglas Costa oo laga Saaray Xulka dalka Braziil ee la magacaabay

(22-9-2018) Macalinka xulka dalka Braziil Titte ayaa Jimcihii Magacaabay Cayaartoydiisa cusub kuwaas oo usuan ku darin Xiddiga kooxda ...

‘Waxa Laygu Eedeeyey Inaan Gabadha Tababaraha La Seexday’ – Zaha Oo Si Murugo Leh Uga Sheekeeyey Qisooyinkiisii Manchester United

(22-9-2018) Xidigii hore ee kooxda Manchester United ee Wilfried Zaha oo hadda ka tirsan kooxda Crystal Palace isla ...

Barcelona iyo Girona Oo Si Cad Loogu Diiday Inay Maraykanka Ku Wada Cayaaraan

(22-9-2018) Sida laga soo xigtay “Kobe” ee dalka Spain xidhiidhka kubada cagta ee dalka Spain uu hogaaminayo madaxweynahooda ...

AC Milan iyo Arsenal oo badiyey dhamaan Natiijooyinka koobka Europa League+Sawiro

(21-9-2018) Xalay waxaa qaarada yurub laga cayaaray koobka labaad ee ugu xiisaha kooxaha kaas oo lagu magacaabo UEFA ...

Maxaa Laga Bartay Kulamadii Todobaadka 1-aad Ee Champions League?

(21-9-2018) Waxaa La Ciyaaray Todobaadka 1-aad ee Koobka Champions League wareegiisa guruubyada waxaana kasoo baxay ciyaaro qurux badan ...

Koobka koobabka Jeneral Da.uud oo Maanta furmi doona kana duwan Sanadihii hore?

(21-9-2018) Maanta waxaa sirasmi ah u furmi doona koobka koobabka Jeneral Da.uud kaas oo ay ka qayb gelayaan ...

UEFA oo soo saartay 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii Koobaad?

(21-9-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ayaa soo saaray Magacayada 11 kii cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo dirqi kaga badisay kooxda PAOK

(21-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka gaartay kulankii koobka UEFA Europa League ee ay ku soo ...

Emre Can oo Wajahaya Ganaax kadib markii uu yiri Ronaldo dumar maaha Timahana majiido

(21-9-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe uga Cayaara kooxda Juventus ee Emre Can ayaa lagu soo oogi doonaa qaabkii aan aadaabta ...

Jose Mourinho oo UEFA ka codsaday in la mamnuuco Garoomada qaar ee lagu Cayaaro Champions League

(21-9-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa ka codsaday Xiririka UEFA in la mamnuuco qaar ka mid ...