Saturday, September 22nd, 2018

Imisa ayuu Garoomada ka maqnaan doonaa Luke Shaw?

Published on September 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-9-2018) Sida ay baahiyeen warbaahino kala duwan oo ka soo baxda dalka England daafaca Manchester United ee Luke Shaw ayaa Garoomada ka maqnaan doona mudo kooban isaga oo seegi doona 2 Cayaarood oo ay Man United ay Cayaari doonto.

Luke Shaw oo uu soo gaaray dhaawac Madaxa ah intii ay Socotey Cayaartii dalkiisa looga badiyey 2-1 ayaa lasheegayaa in dhaqaatiirta Manchester United ay sheegeen in uu seegi doono labada Cayaarood ee ugu soo horeysa kadibna uu Garoomada ku soo laaban doono.

Daafacaan ayaa seegi doona kulamada  Watford oo Sabtiga ay lacayaari doonaan iyo kulanka koobka Champions League ee ay qaabili doonaan Young Boys waxaana Ninkaan lasiin doonaa dhawaan Cayaaryahankii ugu fiicnaa Man United bishii lasoo dhaafay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wesley Sneijder oo Naftiisu halis Gashay markii uu Shil ku Galay dhul Lama degaan ah

(22-9-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad u ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay dhici doonaan?

(22-9-2018) Galabta iyo caawa waxaa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Xafladda Abaal-marinta Xiddiga Adduunka Ee FIFA The Best

(22-9-2018) Saddexda ciyaartoy ee Cristiano Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed Salah ayaa Isniinta toddobaadkan ku kala bixi doona ...

Daawo Sawirada Oohintii Cristiano Ronaldo Farxad ayaa kadanbeysey

(22-9-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa, kaddib markii ...

Horyaalka Talyaaniga Cayaaryahan diidey in uu Salaad kabaxo markii badal loogu yeeray

(22-9-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ka Cayaarta Horyaalka Talyaaniga ayaa lasheegay in uu ka soo daahay xili ...

Douglas Costa oo laga Saaray Xulka dalka Braziil ee la magacaabay

(22-9-2018) Macalinka xulka dalka Braziil Titte ayaa Jimcihii Magacaabay Cayaartoydiisa cusub kuwaas oo usuan ku darin Xiddiga kooxda ...

‘Waxa Laygu Eedeeyey Inaan Gabadha Tababaraha La Seexday’ – Zaha Oo Si Murugo Leh Uga Sheekeeyey Qisooyinkiisii Manchester United

(22-9-2018) Xidigii hore ee kooxda Manchester United ee Wilfried Zaha oo hadda ka tirsan kooxda Crystal Palace isla ...

Barcelona iyo Girona Oo Si Cad Loogu Diiday Inay Maraykanka Ku Wada Cayaaraan

(22-9-2018) Sida laga soo xigtay “Kobe” ee dalka Spain xidhiidhka kubada cagta ee dalka Spain uu hogaaminayo madaxweynahooda ...

AC Milan iyo Arsenal oo badiyey dhamaan Natiijooyinka koobka Europa League+Sawiro

(21-9-2018) Xalay waxaa qaarada yurub laga cayaaray koobka labaad ee ugu xiisaha kooxaha kaas oo lagu magacaabo UEFA ...

Maxaa Laga Bartay Kulamadii Todobaadka 1-aad Ee Champions League?

(21-9-2018) Waxaa La Ciyaaray Todobaadka 1-aad ee Koobka Champions League wareegiisa guruubyada waxaana kasoo baxay ciyaaro qurux badan ...

Koobka koobabka Jeneral Da.uud oo Maanta furmi doona kana duwan Sanadihii hore?

(21-9-2018) Maanta waxaa sirasmi ah u furmi doona koobka koobabka Jeneral Da.uud kaas oo ay ka qayb gelayaan ...

UEFA oo soo saartay 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii Koobaad?

(21-9-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ayaa soo saaray Magacayada 11 kii cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo dirqi kaga badisay kooxda PAOK

(21-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka gaartay kulankii koobka UEFA Europa League ee ay ku soo ...

Emre Can oo Wajahaya Ganaax kadib markii uu yiri Ronaldo dumar maaha Timahana majiido

(21-9-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe uga Cayaara kooxda Juventus ee Emre Can ayaa lagu soo oogi doonaa qaabkii aan aadaabta ...

Jose Mourinho oo UEFA ka codsaday in la mamnuuco Garoomada qaar ee lagu Cayaaro Champions League

(21-9-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa ka codsaday Xiririka UEFA in la mamnuuco qaar ka mid ...