Tuesday, September 25th, 2018

Zinedine Zidane oo ku hadlay War shaki geliyey Jose Mourinho?

Published on September 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-9-2018) Macalinkii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane oo haatan aan haynwax xil tababarenimo ah ayaa dib albaabada ugu furay qorshayasha uu dhawaan ugu soo laabanayo shaqadaas isaga oo rajo weyn galiyay kooxda sida weyn loola xidhiidhinayo ee Manchester United.

Kaliya 102 maalmood ayaa laga joogaa taniyo markii tababaraha ree France uu isaga tagay shaqada kooxda Real Madrid haddana waxa uu durtaba ishaku hayaa siduu uu dhawaan ugu soo laaban lahaa saaxada tababarenimo.

Kaddib inuu wakhti badan oo waayihiisa kubadda cagta ah kusoo bixiyaykooxda Real Madrid isla markaana uu dhammaan waayihiisatababarenimo ilaa haatan ku bixiyay kaliya Real dad badan ayaa ayaashaki galiyay suurogalnimada uu Zizou koox kale ku laylin karo,

“Waa hubaal inaan koox tababari doono wakhti dheer kahor, Taasi waa waxa aan jecelahay waxaanan sidaa sameeyay dhammaan nolosheyda” ayuu u sheegay muuqbaahiyaha TVE xilli uu ka qayb galayay kulan uu ciyaarayay wiilkiisa yar ee Elyaz.

Hadalkan kasoo yeedhay Zidane ayaa ah mid rajo weyn galinaya kooxda Manchester United oo mudooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay waxaana kor u kac weyn samaynaysa suurogalnimada uu jagada Old Trafford kaga dhaxli karo Jose Mourinho.

Ugu dambayn, Zidane waxa uu mudadii labada sano iyo badhka ahayd ee uu joogay Bernabeu dunida ku tusay heerka ay gaadhsiisan tahay awoodiisa tababarenimo kaddib inuu hantay saddex UEFA Champions League oo xidhiidh ah sidoo kale uu kooxda u keenay horyaalka La Liga.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jose Mourinho” Paul Pogba dib danbe uma xiran doono Calaamada Kabtannimo ee Manchester United

(26-9-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Cayaaryahankiisa Paul Pogba uu xiran doono ...

Maurizio Sarri oo ka hadlay farqiga u dhexeeya Chelsea iyo Liverpool

(25-9-2018) Maurizio Sarri ayaa sheegay in ay ku qaadanayso muddo sanad ah in uu dhiso koox la heer ...

Real Madrid Cayaaryahan muhiim ah oo qaliin lagu Samayn doono?

(25-9-2018) Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in uu dhaawac soo gaaray mid ka mid ah Cayaartoyda ...

Paul Pogba oo markale ku celiyey kooxda uu doonayo

(25-9-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Paul Pogba ayaa markale ku celiyey kooxda uu doonayo in uu u Cayaaro isaga oo ...

Fabio Capello Iyo Diego Forlan Oo Weerar Bahdilaad Ah Ku Duray Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi – Waa Maxay Sababtu?

(25-9-2018) Tababaraha caanka ah ee Fabio Capello ayaa ku eedeeyey Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ixtiraam darro kaddib ...

Kaddib Guushii Xiddigga Adduunka, Waa Tuma Xaaska Luka Modric, Sidee Ayuu Jacaylkoodu Ku Bilaabmay?

(25-9-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa ku guuleystay abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan ...

Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo oo degmadii uu ku dhashay Gudoonsiiyey koobkii Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir

(25-9-2018) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka ...

Wariye Wax ka qoray qaladaad uu sheegay in uu ku arkay Xafladii abaal Marinta FIFA?

(25-9-2018) Waxaa soo idlaaday xaflada abaal marinta FIFA The Best ee lagu qiimeeyo xiddiga kubadda cagta qaybahooda kale ...

Daawo Sawirada iyo dhamaan sidii loo kala helay Abaal Marinada FIFA

(25-9-2018) Waxaa laqabtay Xafladii Caadiyan Sanadlaha ahayd ee lagu bixinayey abaal marinta Cayaartoyda iyo Macalimiinta Kubada cagta caalamka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 ka Cayaaryahan ee Caalamka ugu fiican?

(25-9-2018) Xiriirka kubada Cagta Calamaka ee FIFA ayaa magacaabay 11 ka Cayaaryahan ee caalamka ugu fiican dhanka kubada ...

Mohamed Salah oo ku Guuleystey Abaal Marinta Puskas Award

(25-9-2018) Cayaaryahanka dalka Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka dhaliyey Goolkii ugu qurxoonaa waxaana lagu doonsiiyey ...

DEG DEG: Luka Modric oo ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalamka ugu fiican

(25-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalmaka ugu fiican kadib aflada ka dhacday ...

Paul Pogba Oo Weerar Culus Ku Qaaday Qaab Ciyaareedka Jose Mourinho Iyo Khilaafkoodii Oo Cirka Isku Shareeray

(25-9-2018) Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa halkiisa ka sii wata in ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan Caan ah oo Weligood Roose qaadan

(24-9-2018) Waxaan idiin doo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo sawirada shan cayaaryahan ee caan ka ah kubada Cagta isla ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Gerard Pique oo Guuldaro ka bad baadiyey Barcelona

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa ka bad baaday Guuldaro kadib markii ay bareejo ka heleen Naadiga ay ...