Tuesday, September 25th, 2018

Goolhaye Hugo Lloris oo Ganaax adag lasaaray+Sawiro

Published on September 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-9-2018) Goolhayaha xulka qaranka France iyo Kooxda Tottenham ee Hugo Lloris ayaa qirtay kiiska dacwad ku socotay toddobaadyadii ugu dambeeyey oo ahaa inuu gudaha magaalada London uu ku kaxeexey gaadhi isaga oo khamri cabsan.

Goolhaye Lloris ayaa ay ciidamo boolis ah oo roondo ahi ku qabteen magaalada London, waxaanay u kexeeyeen rugta booliska ee Gloucester Place, Marylebone, markii ay taariikhdu ahayd 24 August, xilligaas oo uu kasoo baxay baar uu khamri kusoo cabbay.

31 jirkan ayaa la hor geeyey maxakamadda Westminster Magistrate Court, halkaas oo ay ka bilaabantay dhegaysiga dacwadda loo haysto, hase yeeshee kiiska ayaa fududaaday isla markii uu goolhayuhu ku dhowaaqay inuu sameeyey dembiga loo hayso.

Maxkamadda ayaa laga sugayaa inay go’aan ka gaadho kiiskan, isla markaana ay soo saarto xukun ciqaab adag ah, si aanu mar dambe ugu laabnin, isla markaana uu tusaale ugu noqdo dadka kalen maadaama uu yahay qof magac leh.

Sidee lagu qabtay

Goolhaye Lloris ayaa ay ciidamadu qabteen isaga oo watay gaadhi noociisu yahay Porsche Panamera, waxaanay ishu qabatay markii ay ciidamada iyo shaashaduhuba arkeen isaga oo ku socda 15mph meel ay ahayd inuu ku socdo 30mph, waxaana markiiba ay ciidamadu ogaadeen in dembiga uu ka galay waddada ay sabab u ahayd inuu khamri soo cabbay.

Warku waxa uu intaa ku daray in markii ay ciidamada boolisku joojiyeen ay gaadhi ku dhex-arkeen matag, isla markaana ay ciidamadu kexeeyeen gaadhiga, maadaama aanu Lloris wadi karaynin.

FILE PHOTO:
Tottenham goalkeeper Hugo Lloris been fined £50,000 at Westminster Magistrates Court and banned from driving for 20 months after admitting drink driving.
Tottenham Hotspur goalkeeper Hugo Lloris … Tottenham Hotspur v Stoke City – Premier League – Wembley Stadium … 09-12-2017 … London … UK … Photo credit should read: Tim Goode/EMPICS Sport. Unique Reference No. 34074865 …

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jose Mourinho” Paul Pogba dib danbe uma xiran doono Calaamada Kabtannimo ee Manchester United

(26-9-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Cayaaryahankiisa Paul Pogba uu xiran doono ...

Maurizio Sarri oo ka hadlay farqiga u dhexeeya Chelsea iyo Liverpool

(25-9-2018) Maurizio Sarri ayaa sheegay in ay ku qaadanayso muddo sanad ah in uu dhiso koox la heer ...

Real Madrid Cayaaryahan muhiim ah oo qaliin lagu Samayn doono?

(25-9-2018) Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in uu dhaawac soo gaaray mid ka mid ah Cayaartoyda ...

Paul Pogba oo markale ku celiyey kooxda uu doonayo

(25-9-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Paul Pogba ayaa markale ku celiyey kooxda uu doonayo in uu u Cayaaro isaga oo ...

Fabio Capello Iyo Diego Forlan Oo Weerar Bahdilaad Ah Ku Duray Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi – Waa Maxay Sababtu?

(25-9-2018) Tababaraha caanka ah ee Fabio Capello ayaa ku eedeeyey Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ixtiraam darro kaddib ...

Kaddib Guushii Xiddigga Adduunka, Waa Tuma Xaaska Luka Modric, Sidee Ayuu Jacaylkoodu Ku Bilaabmay?

(25-9-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa ku guuleystay abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan ...

Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo oo degmadii uu ku dhashay Gudoonsiiyey koobkii Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir

(25-9-2018) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka ...

Wariye Wax ka qoray qaladaad uu sheegay in uu ku arkay Xafladii abaal Marinta FIFA?

(25-9-2018) Waxaa soo idlaaday xaflada abaal marinta FIFA The Best ee lagu qiimeeyo xiddiga kubadda cagta qaybahooda kale ...

Daawo Sawirada iyo dhamaan sidii loo kala helay Abaal Marinada FIFA

(25-9-2018) Waxaa laqabtay Xafladii Caadiyan Sanadlaha ahayd ee lagu bixinayey abaal marinta Cayaartoyda iyo Macalimiinta Kubada cagta caalamka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 ka Cayaaryahan ee Caalamka ugu fiican?

(25-9-2018) Xiriirka kubada Cagta Calamaka ee FIFA ayaa magacaabay 11 ka Cayaaryahan ee caalamka ugu fiican dhanka kubada ...

Mohamed Salah oo ku Guuleystey Abaal Marinta Puskas Award

(25-9-2018) Cayaaryahanka dalka Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka dhaliyey Goolkii ugu qurxoonaa waxaana lagu doonsiiyey ...

DEG DEG: Luka Modric oo ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalamka ugu fiican

(25-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalmaka ugu fiican kadib aflada ka dhacday ...

Paul Pogba Oo Weerar Culus Ku Qaaday Qaab Ciyaareedka Jose Mourinho Iyo Khilaafkoodii Oo Cirka Isku Shareeray

(25-9-2018) Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa halkiisa ka sii wata in ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan Caan ah oo Weligood Roose qaadan

(24-9-2018) Waxaan idiin doo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo sawirada shan cayaaryahan ee caan ka ah kubada Cagta isla ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Gerard Pique oo Guuldaro ka bad baadiyey Barcelona

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa ka bad baaday Guuldaro kadib markii ay bareejo ka heleen Naadiga ay ...