Tuesday, November 13th, 2018

Shirkada EA Sports oo soo saartay Magacyada 10 ka Cayaaryahan ee ugu fiican Geymka FIFA19

Published on September 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(13-9-2018) Shirkadda EA Sports oo si taxane ah usoo bandhigaysay qiimaynta 100-ka ciyaartoy ee ciyaar-gacmeedka FIFA 19, ayaa waxay hore u shaacisay tirada 100-11, waxaana la sugayey tobanka ciyaartoy ee ugu sarreeya oo iyaguna hadda soo baxay, kuwaas oo ay ka dhex-muuqdaan laacibiintii ay akhristeyaasha ciyaaraha iyo guud ahaan duniduba sugaysay.

Tobanka ciyaartoy ugu sarreeya qiimaynta shirkadda EA Sports, ayaa waxa tirada ugu badan ku yeelatay kooxda Real Madrid oo ka heshay saddexda ciyaartoy ee Toni Kroos, Luka Modric iyo Sergio Ramos, waxaana kusoo xigta Barcelona oo Lionel Messi iyo Luis Suarez ay ugu jiraan, halka Juventus ay haysato Cristiano Ronaldo, balse saddexda kooxood ee Manchester United, Manchester City iyo Chelsea ayaa ka helay min hal ciyaartoy oo kala ah David de Gea, Kevin de Bruyne iyo Eden Hazard.

Ka hor intii aan liiskan ugu dambeeya lasii daynin, waxa jiray dad badan oo dood ka keenay qiimaynta 90-kii ciyaartoy ee hore shirkaddu u shaacisay, hase yeeshee, waxa haddana dhici karta in mar kale ay dadka qaarkood saluugaan qiimayntan.

Hadaba waa kuwee 10 kaas Cayaaryahan?

FIFA 19 TOP 10 STARS

 1. Cristiano Ronaldo – 94

2. Lionel Messi – 94

3. Neymar – 92

4. Luka Modric – 91

5. Kevin De Bruyne – 91

6. Eden Hazard – 91

7. Sergio Ramos – 91

8. Luis Suarez – 91

9. David De Gea – 91

10. Toni Kroos – 90


FIFA 19 RATINGS 20-11

20. Sergio Agüero – 89

19. Giorgio Chiellini – 89

18. Antoine Griezmann – 89

17. Harry Kane – 89

16 N’Golo Kanté – 89

15. Jan Oblak – 90

14. Thibaut Courtois – 90

13. Diego Godin – 90

12. Manuel Neuer – 90

11. Robert Lewandowski – 90

FIFA 19 RATINGS 30-21

30. Coutinho – 88

29. Hugo Lloris – 88

28. Marcelo – 88

27. Mohamed Salah – 88

26. Isco – 89

25. Marc-Andre ter Stegen – 89

24. David Silva – 89

23. Mats Hummels – 89

22. Edinson Cavani – 89

21. Paulo Dybala – 89

FIFA 19 RATINGS 31-40

40. Lorenzo Insigne –88

39. Samir Handanovič – 88

38. Gonzalo Higuaín – 88

37. Casemiro – 88

36. James Rodríguez – 88

35. Gianluigi Buffon – 88

34. Christian Eriksen – 88

33. Paul Pogba – 88

32. Sergio Busquets – 88

31. Gareth Bale – 88

FIFA RATINGS 41-50

50. Iniesta – 87

49. Jordi Alba – 87

48. Jan Vertonghen – 87

47. Samuel Umtiti – 87

46. Marek Hamsík – 87

45. Romelu Lukaku – 87

44. Ivan Rakitic – 87

43. Pique – 87

42. Kylian Mbappe – 87

41. Thiago Silva – 88

BARCELONA, SPAIN – FEBRUARY 24: Lionel Messi of FC Barcelona during the La Liga Santander match between FC Barcelona v Girona at the Camp Nou on February 24, 2018 in Barcelona Spain (Photo by Eric Verhoeven/Soccrates/Getty Images)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Macalin Antonio Conte muxuu ku maagay Sergio Ramos?

(13-11-2018) Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ugu dambayn ka baxay aamusnaantii isaga oo jawaabo ...

London oo markale qaabileysa Samir Nasri

(13-11-2018i) Cayaaryahankii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London iyadoo ...

Rasmi: Santiago Solari oo loo Magacaabay Macalinka Rasmiga ah ee Real Madrid

(13-11-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta  Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka ...

Lionel Messi oo ku Guuleystey Xiddiga Sanadka iyo abaal marinta Pichichi

(13-11-2018)Lionel Messi ayaa  loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi  ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La Liga ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Roberto Carlos Oo Sameeyey Ballan-qaad Ka Farxiyey Jamaahiirta Real Madrid

(12-11-2018) Halyeygii reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa sameeyey ballan-qaad ka farxiyey jamaahiirta kooxdiisii hore ee Real Madrid, ...

Leroy Sane Oo Magacaabay Labada Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsan Taariikhda Kubadda Cagta – Miyuu Iloobay Pele, Maradona, Zidane, Ronaldinho Iyo Halyeeyadii Jarmalka?

(12-11-2018)Xiddiga reer Germany ee garabka uga ciyaara Manchester City ee Leroy Sane ayaa magacaabay labada ciyaartoy ee uu ...

XOG: Afar Arrimood Oo Madaxweynaha Real Madrid Ku Qasbi Doona In Santi Solari Loo Magacaabo Tababare Rasmi Ah

(12-11-2018) Santi Solari waxa uu sii wadaa natiijooyin wanaagsan oo uu ku kasban karo in si rasmi ah ...

Sanchez oo Gadood ka ah Xiddigaha United isagoo kaliya la Hadla Seddax Laacib

(12-11-2018)P ALEXIS SANCHEZ ayaa qarka u saaran inuu ka hayaamo Man United wuxuuna sheegay inuu gadood ka yahay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Taako loo dhigay

Chelsea ayaa awood u yeelan weysay iney dhaafo kooxda Everton oo marti u aheyd kaddib markii ay ku ...

Daawo: Manchester United oo qaadatay Casharada Pep Guardiola iyo David Silva

(12-11-2018) Kooxda Manchester City ayaa guul dhamaystiran Etihad Stadium kaga gaadhay kooxda ay dariska yihiin ee Manchester United ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo dhulka lagu jiidey

(12-11-2018) Kooxda Barcelona aya guuldaro lama filaan ah kala kulanta kooxda Real Betis oo marti ugu ahayd gegida ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Inter Milan oo Guul daro Xanuun badan kala kulantay Atalanta

(11-11-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ayaa Guuldaro Xanuun badan kala kulantay Naadiga Atalanta waxaana looga badiyey 4-1. Inter Milan ...

Kulamada Super Sunday Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(11-11-2018) Waxaa Maanta oo axad ah lacayaari doonaa kulamadii ugu xiisaha badnaa waxaana iska hor imaan doona kooxo ...

Taageerayaasha AC Milan oo soo bandhigay qorsha ay ku qaabili doonaan Leonardo Bonucci

(11-11-2018) Kulan adag ayaa ka dhici doona Garoonka San Siro ee Magaalada ,Milano kaas oo dhex mari doona ...

Alexandre Pato oo iska fogeeyey in uu ku soo laaban doono AC Milan

(11-11-2018) Weeraryahankii hore ee kooxda AC Milan Alexandre Pato ayaa beeniyey Warar dhawaan soo baxay oo sheegayey in uu ku ...