Wednesday, November 14th, 2018

Carlos Tevez oo ka sheekeeyey farqi layaab leh oo u dhexeeya Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo?

Published on September 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-9-2018) Cayaaryahankii hore ee xulka dalka Argentina iyo Manchester United Carlos Tevez ayaa ka sheekeeyey farqi layaab leh oo u dhexeeya Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo Xiddigahaas oo uu labadaba Garoon lagalay lana qaatay Tababar.

Carlos Tevez” Waxaan doonayaa in aan sheego farqiga u dhexeeya Saaxiibadey Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kuwaas oo aan si wanaagsan u garanayo isla Markaana aan lasoo Cayaaray.

Xiddiga dalka Argentina ayaa sheegay in Weeraryahanka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo caado ahaan uu u leeyahay in uu qaato Tababarka ugu adag sidoo kalana waxa uu Xooga saaraa ayuu yiri in uu Jiimka tago oo biro qaado in badan waana Cayaaryaahnka kaliya ayuu yiri ee aan marna kaga soo hormari waayey Tababarka Gaar ahaan markii aan wada ahayn ayuu yiri Manchster United.

Tevez ayaa sidoo kale sheegay in Cayaaryahan Lionel Messi uu yahay mid inta badan aan qaadan Tababar adag waxaana uu Xooga saaraa ayuu yiri sidii uu u baran lahaa farsamooyin qaabka loo tuuro bulisyoonada iyo Rigoorooyinka weligeyna kumaan arag ayuu hadalkiisa sii raaciyey qaybta Jiimka farqigaas ayaana u dhexeeya ayuu yiri Carlos Tevez.

Cristiano Ronaldo oo dhawaan ku biirey Juventus markii uu kategay Real Madrid 9 Sano kadib ayaa dhaqaatiirta Juventus waxa ay sheegeen in jir ahaan uu la midyahay Cayaaryahan 20 Sano jir ah isla Markaana boqolkiiba konton Jirkiisu uu yahay murqo sidaa daraadeed uu garoomada kusii jiri doono mudo dheer.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Afar Caqabadood Oo Hor Yaalla Tababaraha Barcelona Ka Hor Cayaarta Atletico Madrid

(14-11-2018) Kooxda Barcelona ayaa wali ah hogaamiyaasha horyaalka La Liga inkasta oo ay ceeb iyo waji gabax kala ...

Horyaalka Premier League Guddoomiye Cusub U Doortay Haweenay Madax Ka Ahayd Barnaamijka XAYAWAANKA Ee Telefishanka Discovery

(14-11-2018) Horyaalka kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa doortay guddoomiye cusub oo beddelaya midkii hore oo ...

Maxay Wadaagaan Lionel Messi Iyo Xiddiga Muslimka Ah Ee Xherdan Shaqiri?

(14-11-2018) Tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, ciyaartooyada hibada leh ee soo baxa waxa halbeeg u ahaa Cristiano Ronaldo ...

XULKA RIYADA: Oblak, Modric, Brozovic, Pjanic, Milinkovic-Savic, Perisic & Dzeko – Xulka Qaranka Yugoslavia – Waddankee Iska Celin Lahaa?

(14-11-2018) 11-ka ciyaartoy ee xul ahaan u wada ciyaari lahaa guud ahaan dunida amaba ugu yaraan qaaradda Yurub, ...

Muxuu ku dhamaaday kulankii Itoobiya iyo Soomaaliya?

(14-11-2018) Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul darro qaraar kala kulmay dhigooda Itoobiya oo 4-0 ku martay kulan ka ...

Ganaax Weji Cusub Leh Oo Lagu Riday Weeraryahanka Liverpool Ee Daniel Sturridge – Muxuu Sameeyey?

(14-11-2018I) Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa lagu ganaaxay inuu si xun u dhaqmay, isla markaana uu ...

Wargeyska The Sun Oo Daboolka Ka Qaaday Laba Qorshe Oo Midkood Dibedda U Tuurayo Jose Mourinho Oo Maamulka Man United Dejisteen Iyo Macallin Ixtiraam Badan Oo Beddelaya

(14-11-2018) Maamulka kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la sheegay inay miiska saareen laba qorshe oo midkood caddanaynayo ...

RASMI: Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Garaacay Wayne Rooney Xiddiga Sannadka Ee Horyaalka Dalka Maraykanka

(14-11-2018) Weeraryahanka reer Sweden ee Ibrahimovic  ayaa ku guuleystay xiddiga ugu wanaagsan horyaalka kubadda cagta dalka Maraykanka, kaddib ...

RAJO LA’AAN: Waxama Haka Sugina Man United Inta Mourinho Joogo

(14-11-2018) Toddobaadkii guul-darrada qadhaadh ee Man United ay ku dhiibtay kooxda ka arrimisa magaalada Manchester oo si buuxda ...

Macalin Antonio Conte muxuu ku maagay Sergio Ramos?

(13-11-2018) Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ugu dambayn ka baxay aamusnaantii isaga oo jawaabo ...

London oo markale qaabileysa Samir Nasri

(13-11-2018i) Cayaaryahankii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London iyadoo ...

Rasmi: Santiago Solari oo loo Magacaabay Macalinka Rasmiga ah ee Real Madrid

(13-11-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta  Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka ...

Lionel Messi oo ku Guuleystey Xiddiga Sanadka iyo abaal marinta Pichichi

(13-11-2018)Lionel Messi ayaa  loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi  ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La Liga ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Roberto Carlos Oo Sameeyey Ballan-qaad Ka Farxiyey Jamaahiirta Real Madrid

(12-11-2018) Halyeygii reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa sameeyey ballan-qaad ka farxiyey jamaahiirta kooxdiisii hore ee Real Madrid, ...

Leroy Sane Oo Magacaabay Labada Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsan Taariikhda Kubadda Cagta – Miyuu Iloobay Pele, Maradona, Zidane, Ronaldinho Iyo Halyeeyadii Jarmalka?

(12-11-2018)Xiddiga reer Germany ee garabka uga ciyaara Manchester City ee Leroy Sane ayaa magacaabay labada ciyaartoy ee uu ...