Tuesday, September 25th, 2018

Halyeeyga Man United Gary Neville oo Fariin Adag u Diray Paul Pogba, Maxu Ku Yiri:

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-9-2018) Kabtankii hore ee United Gary Neville ayaa sheegay in ay kooxda Man United iska iibiso Paul Pogba hadii uuna diyaar u ahayn in uu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda soona bandhigo qaab ciyaareed cajiib ah.

Xiddiga koobka adduunka ku guulaystay ayaa si joogto ah uga hadla mustaqbalkiisa Man United isaga oo aan meesha ka saarin in uu United ka tagi karo suuqa January xilli uu xiiso ka helayo kooxda Barcelona iyo kooxdiisii hore ee Juventus.

Neville oo kooxda Man United u saftay 602 kulan kulana guulaystay 8 horyaal oo premier League ayaa ka hadlay xaalada 25 jirkan ee kooxda Man United.

Waxana uu sharaxay wax walba oo dhaca in ay Man United waxba u noqon doonin Paul Pogba, hadii ay doonayaan in ay wareerka ka baxaan waa in ay iska fasaxaan ayuu yiri Neville.

Isaga oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi” Pogba waa xiddig tayo leh laakiin waxa aan doonayaa in uu si joogto ah u muujiyo qaab ciyaareed fiican iyo hogaamiyenimadiisa”ayuu u sheegay The Times.

“Ka Taageero ahaan, qayb aniga ka mid ah sheegaysa in uuna jirin xiddig ka wayn kooxda, mana xiisaynayo dadka doonaya bidix ama midig”.

“Sidaas darteed hadii uu doonayo in uu ka ciyaaro meel kale, aynu u ogolaano sababta oo ah Man United waxba u noqon Mayso, haka wal-walin taas”.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 4 ta Cayaaryahan ee ugu da.da ee abid loo magacaabay 11 ka Xiddig ee dunida ugu fiican

(26-9-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo sawirada 4 ta Cayaaryahan ee ahaa kuwa ugu da.da yare ...

Jose Mourinho” Paul Pogba dib danbe uma xiran doono Calaamada Kabtannimo ee Manchester United

(26-9-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Cayaaryahankiisa Paul Pogba uu xiran doono ...

Maurizio Sarri oo ka hadlay farqiga u dhexeeya Chelsea iyo Liverpool

(25-9-2018) Maurizio Sarri ayaa sheegay in ay ku qaadanayso muddo sanad ah in uu dhiso koox la heer ...

Real Madrid Cayaaryahan muhiim ah oo qaliin lagu Samayn doono?

(25-9-2018) Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in uu dhaawac soo gaaray mid ka mid ah Cayaartoyda ...

Paul Pogba oo markale ku celiyey kooxda uu doonayo

(25-9-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Paul Pogba ayaa markale ku celiyey kooxda uu doonayo in uu u Cayaaro isaga oo ...

Fabio Capello Iyo Diego Forlan Oo Weerar Bahdilaad Ah Ku Duray Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi – Waa Maxay Sababtu?

(25-9-2018) Tababaraha caanka ah ee Fabio Capello ayaa ku eedeeyey Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ixtiraam darro kaddib ...

Kaddib Guushii Xiddigga Adduunka, Waa Tuma Xaaska Luka Modric, Sidee Ayuu Jacaylkoodu Ku Bilaabmay?

(25-9-2018) Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa ku guuleystay abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan ...

Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo oo degmadii uu ku dhashay Gudoonsiiyey koobkii Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir

(25-9-2018) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka ...

Wariye Wax ka qoray qaladaad uu sheegay in uu ku arkay Xafladii abaal Marinta FIFA?

(25-9-2018) Waxaa soo idlaaday xaflada abaal marinta FIFA The Best ee lagu qiimeeyo xiddiga kubadda cagta qaybahooda kale ...

Daawo Sawirada iyo dhamaan sidii loo kala helay Abaal Marinada FIFA

(25-9-2018) Waxaa laqabtay Xafladii Caadiyan Sanadlaha ahayd ee lagu bixinayey abaal marinta Cayaartoyda iyo Macalimiinta Kubada cagta caalamka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 ka Cayaaryahan ee Caalamka ugu fiican?

(25-9-2018) Xiriirka kubada Cagta Calamaka ee FIFA ayaa magacaabay 11 ka Cayaaryahan ee caalamka ugu fiican dhanka kubada ...

Mohamed Salah oo ku Guuleystey Abaal Marinta Puskas Award

(25-9-2018) Cayaaryahanka dalka Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka dhaliyey Goolkii ugu qurxoonaa waxaana lagu doonsiiyey ...

DEG DEG: Luka Modric oo ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalamka ugu fiican

(25-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalmaka ugu fiican kadib aflada ka dhacday ...

Paul Pogba Oo Weerar Culus Ku Qaaday Qaab Ciyaareedka Jose Mourinho Iyo Khilaafkoodii Oo Cirka Isku Shareeray

(25-9-2018) Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa halkiisa ka sii wata in ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan Caan ah oo Weligood Roose qaadan

(24-9-2018) Waxaan idiin doo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo sawirada shan cayaaryahan ee caan ka ah kubada Cagta isla ...