Saturday, September 22nd, 2018

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo Cagaha dhulka u dhigtay Watford

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(16-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa Guul Muhiim ah ka gaartay Kulankii xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxdii laqaban waayey ee Watford waxaana iay ku badiyeen 2-1.

Goolasha Manchetser United waxa ay wada dhesheen qaybta Hore ee Cayaarta waxaana kala dhaliyey Xiddigaha Romelu Lukaku iyo Chris Smalling  kuwaas oo soo gaba gabeeyey Recordkii Boqolkiiba boqolka ahaa ee ay ku socotey Watford.

Wiilasha Macalin Jose Mourinho ayaa ku dhamaystey Cayaarata 10 Cayaaryahan kadib markii Calaamada Casaanka ah lasiiyey Cayaaryahanka Khadka dhexe ee Nemanja Matic .

MATCH FACTS, LIVE LEAGUE TABLE AND MATCH ZONE

Watford (4-3-3): Foster 8, Janmaat 6 (Femenia 72 5.5), Cathcart 5 (Success 88 6), Kabasele 6, Holebas 5 (Masina 84 5), Doucoure 6, Capoue 5, Hughes 5.5, Pereyra 5, Deeney 6, Gray 7.

Subs not used: Gomes, Mariappa, Sema, Chalobah.

Manager: Javi Gracia 7

Manchester United (4-3-3): De Gea 7, Valencia 6 (Bailly 92), Smalling 7, Lindelof 5, Young 7, Pogba 6.5, Fellaini 5.5, Matic 6, Lingard 5.5 (Martial 71 5), Lukaku 7, Sanchez 4 (McTominay 84).

Subs not used: Bailly, Mata, Grant, Fred, Darmian.

Manager: Jose Mourinho 7

Referee: Mike Dean 7

By Nick Callow 

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xc5026a66

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xde500c56

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xc5026a66

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xde500c56

 

Manchester United head coach Jose Mourinho gestures during the English Premier League soccer match between Watford and Manchester United at Vicarage Road stadium in Watford, England, Saturday, Sept. 15, 2018.(AP Photo/Frank Augstein)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wesley Sneijder oo Naftiisu halis Gashay markii uu Shil ku Galay dhul Lama degaan ah

(22-9-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad u ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay dhici doonaan?

(22-9-2018) Galabta iyo caawa waxaa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Xafladda Abaal-marinta Xiddiga Adduunka Ee FIFA The Best

(22-9-2018) Saddexda ciyaartoy ee Cristiano Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed Salah ayaa Isniinta toddobaadkan ku kala bixi doona ...

Daawo Sawirada Oohintii Cristiano Ronaldo Farxad ayaa kadanbeysey

(22-9-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa, kaddib markii ...

Horyaalka Talyaaniga Cayaaryahan diidey in uu Salaad kabaxo markii badal loogu yeeray

(22-9-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ka Cayaarta Horyaalka Talyaaniga ayaa lasheegay in uu ka soo daahay xili ...

Douglas Costa oo laga Saaray Xulka dalka Braziil ee la magacaabay

(22-9-2018) Macalinka xulka dalka Braziil Titte ayaa Jimcihii Magacaabay Cayaartoydiisa cusub kuwaas oo usuan ku darin Xiddiga kooxda ...

‘Waxa Laygu Eedeeyey Inaan Gabadha Tababaraha La Seexday’ – Zaha Oo Si Murugo Leh Uga Sheekeeyey Qisooyinkiisii Manchester United

(22-9-2018) Xidigii hore ee kooxda Manchester United ee Wilfried Zaha oo hadda ka tirsan kooxda Crystal Palace isla ...

Barcelona iyo Girona Oo Si Cad Loogu Diiday Inay Maraykanka Ku Wada Cayaaraan

(22-9-2018) Sida laga soo xigtay “Kobe” ee dalka Spain xidhiidhka kubada cagta ee dalka Spain uu hogaaminayo madaxweynahooda ...

AC Milan iyo Arsenal oo badiyey dhamaan Natiijooyinka koobka Europa League+Sawiro

(21-9-2018) Xalay waxaa qaarada yurub laga cayaaray koobka labaad ee ugu xiisaha kooxaha kaas oo lagu magacaabo UEFA ...

Maxaa Laga Bartay Kulamadii Todobaadka 1-aad Ee Champions League?

(21-9-2018) Waxaa La Ciyaaray Todobaadka 1-aad ee Koobka Champions League wareegiisa guruubyada waxaana kasoo baxay ciyaaro qurux badan ...

Koobka koobabka Jeneral Da.uud oo Maanta furmi doona kana duwan Sanadihii hore?

(21-9-2018) Maanta waxaa sirasmi ah u furmi doona koobka koobabka Jeneral Da.uud kaas oo ay ka qayb gelayaan ...

UEFA oo soo saartay 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii Koobaad?

(21-9-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ayaa soo saaray Magacayada 11 kii cayaaryahan ee ugu fiicnaa Champions League Todobaadkii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo dirqi kaga badisay kooxda PAOK

(21-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka gaartay kulankii koobka UEFA Europa League ee ay ku soo ...

Emre Can oo Wajahaya Ganaax kadib markii uu yiri Ronaldo dumar maaha Timahana majiido

(21-9-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe uga Cayaara kooxda Juventus ee Emre Can ayaa lagu soo oogi doonaa qaabkii aan aadaabta ...

Jose Mourinho oo UEFA ka codsaday in la mamnuuco Garoomada qaar ee lagu Cayaaro Champions League

(21-9-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa ka codsaday Xiririka UEFA in la mamnuuco qaar ka mid ...