Wednesday, November 14th, 2018

Daawo: Real Madrid oo Gashay bareejadii koobaad ee Xili Cayaareedkaan

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(16-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Gashay bareejadii koobaad ee Xili Cayaareedkaan kadib Markii ay 1-1 isku mari waayeen Naadiga Athletic Bilbao.

Real Madrid ayaa lagala hor maray Goolka waxaana ka dhaliyey Cayaaryahanka kooxda Athletic Bilbao ee lagu Magacaabo Iker Muniain balse waxaa u bareejeeyey 63 daqiiqo Xiddiga Isco kaas oo madaxa ku dhaliyey Goolka kooxdiisa.

Cayaartaan ayaa hayd midii koobaad ee Goolhaye Thibaut Courtois kaas oo sidoo kale laga dhaliyey Goolkiisii koowaad waxaase uu bad baadiyey Kubado badan oo laga dhalin lahaa Real Madrid.

Naadiga Real Madrid ayaa hada waxa ay leedahay 10 dhibcood iyada oo 2 dhibcood ka hooseysa Barcelona oo Sabtigii dirqi 2-1 kaga badisay Naadiga Real Sociedad 12 dhibcood ayeyna ku hogaaminayaan Horyaalka La Liga.

MATCH FACTS

Athletic Bilbao: Simon, De Marcos, Alvarez, Martinez, Yuri, Garcia Carrillo, Etxebarria (Rico 81), Susaeta, Garcia, Muniain (Capa 54), Williams (San Jose 76).

Subs not used: Aduriz, Balenziaga, Oleeaga, Nolaskoain.

Goals: Muniain 32

Booked: Alvarez, Garcia Carrillo, Capa, Yuri, Etxebarria, Simon

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo, Modric (Isco 61), Kroos, Ceballos (Casemiro 45), Bale (Vazquez 74), Benzema, Asensio.

Subs not used: Navas, Nacho, Mariano, Odriozola.

Goals: Isco 62

Booked: Carvajal, Vazquez

Referee: Jose Luiz Gonzalez

Attendance: 46,413

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0x8bcffd56

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0x48893877

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xc5026a66

Optimized by JPEGmini 3.14.2.84235 0xc5026a66

Real Madrid’s Croatian midfielder Luka Modric kicks the ball during the Spanish league football match between Athletic Club Bilbao and Real Madrid CF at the San Mames stadium in Bilbao on September 15, 2018. (Photo by LLUIS GENE / AFP)LLUIS GENE/AFP/Getty Images

epa07023518 Athletic Bilbao’s striker Iker Muniain (2-L) scores the 1-0 lead during the Spanish La Liga soccer match between Athletic Bilbao and Real Madrid in Bilbao, Spain, 15 September 2018. EPA/LUIS TEJIDO

epa07023380 Real Madrid’s Welsh winger Gareth Bale (R) in action against Athletic Bilbao’s defender Yuri Berchiche (L) during the Spanish La Liga soccer match between Athletic Bilbao and Real Madrid in Bilbao, Spain, 15 September 2018. EPA/LUIS TEJIDO

epa07023440 Real Madrid’s Marco Asensio (L) in action against Athletic Bilbao’s defender Oscar de Marcos (R) during the Spanish La Liga soccer match between Athletic Bilbao and Real Madrid in Bilbao, Spain, 15 September 2018. EPA/JAVIER ZORRILLA

epa07023440 Real Madrid’s Marco Asensio (L) in action against Athletic Bilbao’s defender Oscar de Marcos (R) during the Spanish La Liga soccer match between Athletic Bilbao and Real Madrid in Bilbao, Spain, 15 September 2018. EPA/JAVIER ZORRILLA

Real Madrid’s Brazilian midfielder Casemiro (L) and Athletic Bilbao’s Spanish midfielder Dani Garcia argue during the Spanish league football match between Athletic Club Bilbao and Real Madrid CF at the San Mames stadium in Bilbao on September 15, 2018. (Photo by LLUIS GENE / AFP)LLUIS GENE/AFP/Getty Images

Athletic Bilbao’s Spanish midfielder Raul Garcia (C) and Athletic Bilbao’s Spanish goalkeeper Unai Simon (R) argue with Real Madrid’s Spanish defender Dani Carvajal during the Spanish league football match between Athletic Club Bilbao and Real Madrid CF at the San Mames stadium in Bilbao on September 15, 2018. (Photo by LLUIS GENE / AFP)LLUIS GENE/AFP/Getty Images

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

FIFA Oo Qarka U Saaran Inay Laba Sannadood Oo Xayiraad Suuqa Ah Kusoo Rogto Chelsea – Waa Maxay Sababtu?

(15-11-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhow inay la kulanto ciqaab adag oo ka xayiri doonto suuqa ...

Afar Caqabadood Oo Hor Yaalla Tababaraha Barcelona Ka Hor Cayaarta Atletico Madrid

(14-11-2018) Kooxda Barcelona ayaa wali ah hogaamiyaasha horyaalka La Liga inkasta oo ay ceeb iyo waji gabax kala ...

Horyaalka Premier League Guddoomiye Cusub U Doortay Haweenay Madax Ka Ahayd Barnaamijka XAYAWAANKA Ee Telefishanka Discovery

(14-11-2018) Horyaalka kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa doortay guddoomiye cusub oo beddelaya midkii hore oo ...

Maxay Wadaagaan Lionel Messi Iyo Xiddiga Muslimka Ah Ee Xherdan Shaqiri?

(14-11-2018) Tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, ciyaartooyada hibada leh ee soo baxa waxa halbeeg u ahaa Cristiano Ronaldo ...

XULKA RIYADA: Oblak, Modric, Brozovic, Pjanic, Milinkovic-Savic, Perisic & Dzeko – Xulka Qaranka Yugoslavia – Waddankee Iska Celin Lahaa?

(14-11-2018) 11-ka ciyaartoy ee xul ahaan u wada ciyaari lahaa guud ahaan dunida amaba ugu yaraan qaaradda Yurub, ...

Muxuu ku dhamaaday kulankii Itoobiya iyo Soomaaliya?

(14-11-2018) Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul darro qaraar kala kulmay dhigooda Itoobiya oo 4-0 ku martay kulan ka ...

Ganaax Weji Cusub Leh Oo Lagu Riday Weeraryahanka Liverpool Ee Daniel Sturridge – Muxuu Sameeyey?

(14-11-2018I) Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa lagu ganaaxay inuu si xun u dhaqmay, isla markaana uu ...

Wargeyska The Sun Oo Daboolka Ka Qaaday Laba Qorshe Oo Midkood Dibedda U Tuurayo Jose Mourinho Oo Maamulka Man United Dejisteen Iyo Macallin Ixtiraam Badan Oo Beddelaya

(14-11-2018) Maamulka kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la sheegay inay miiska saareen laba qorshe oo midkood caddanaynayo ...

RASMI: Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Garaacay Wayne Rooney Xiddiga Sannadka Ee Horyaalka Dalka Maraykanka

(14-11-2018) Weeraryahanka reer Sweden ee Ibrahimovic  ayaa ku guuleystay xiddiga ugu wanaagsan horyaalka kubadda cagta dalka Maraykanka, kaddib ...

RAJO LA’AAN: Waxama Haka Sugina Man United Inta Mourinho Joogo

(14-11-2018) Toddobaadkii guul-darrada qadhaadh ee Man United ay ku dhiibtay kooxda ka arrimisa magaalada Manchester oo si buuxda ...

Macalin Antonio Conte muxuu ku maagay Sergio Ramos?

(13-11-2018) Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ugu dambayn ka baxay aamusnaantii isaga oo jawaabo ...

London oo markale qaabileysa Samir Nasri

(13-11-2018i) Cayaaryahankii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London iyadoo ...

Rasmi: Santiago Solari oo loo Magacaabay Macalinka Rasmiga ah ee Real Madrid

(13-11-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta  Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka ...

Lionel Messi oo ku Guuleystey Xiddiga Sanadka iyo abaal marinta Pichichi

(13-11-2018)Lionel Messi ayaa  loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi  ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La Liga ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Roberto Carlos Oo Sameeyey Ballan-qaad Ka Farxiyey Jamaahiirta Real Madrid

(12-11-2018) Halyeygii reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa sameeyey ballan-qaad ka farxiyey jamaahiirta kooxdiisii hore ee Real Madrid, ...