Monday, October 22nd, 2018

Jose Mourinho oo dhaleeceeyey qaar ka mid ah Cayaartoydiisa Kulankii Wolves

Published on September 22, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(22-9-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa dhaleeceeyey qaar ka mid ah Cayaartoyda Naadigiisa gaar ahaan qaybta Weerarka kuwaas oo uu sheegay in ay gudan waayeen shaqadii looga baahnaa.

Jose Mourinho oo Saxaafada lahadlay kadib Cayaartii uu bareejada 1-1 ka ah lagalay kooxda Wolves ayaa yiri waxaa jira Cayaartoy aan gudan shaqadooda una Cayaaray si leysininimo ah sida Alexis Sanchez iyo Romelu Lukaku sidaa waxa uu u sheegay TV ga Sky Sports.

Mourinho oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri waxa ay qasaariyeen fursado badan oo ay dhalin karayeen maxaa dhici kara hadii aad qasaariso fursadahaaga aad ayaan u dhaleeceynayaa Alexis Sanchez iyo Romelu Lukaku waayo iyaga oo dhalin waayeen Fursadihii ay heleen ayuu yiri Jose Mourinho isaga oo xanaaq ka muuqdo wejigiisa.

Alexis Sanchez ayaa lanasiyey Kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay 3-0 kaga badiyeen Young Boys Cayaaryahankii booskiisa Cayaaray ee Anthony Martial ayaana dhaliyey Gool ka mid ah Goolashii ay Guusha ku qaateen Waxaana lagu dheleeceeyaa in uusan Goolal badan dhalin waayo 3 Gool oo kaliya ayuu dhaliyey 23 kulan oo uu Manchester United u Cayaaray tan iyo Markii uu kaga soo biirey Arsenal.

 

 

 

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Qiimeyn lagu sameeyey Xiddigaha Inter Milan ee Guusha ka gaaray AC Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda Inter milanu Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee ay AC ...

Qiimeyn lagu sameeyey Cayaartoyda AC Milan Kulankii Inter Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda AC Milan u Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee looga ...

Naadi Doonaya in uu Premier League ku soo celiyo Wayne Rooneey?

(22-10-2018) Mid ka mid ah Kooaha xiligaan ka qayb qaadanaya Horyaalka Premier League  dalka England ayaa laxaqiijiyey in ay ...

Xiriirka FA ga oo ka hadlay Rabshadii uu Sameeyey Jose Mourinho Kulankii Chelsea

(22-10-2018) Xiriirka FA ga dalka England ayaa shaaca ka qaaday in ay Go aan ka gaari doonaan Rabshadii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada kulanka darbiga ahaa ee ay isku fara Saareen Inter Milan iyo AC Milan

(22-10-2018) Kooxaha kawada dhisan Magaalada Milano ee kala ah Inter Milan iyo AC Milan ayaa isaga hor yimid ...

Goormee dhacay yaase badiyey Kulankii ugu danbeeyey El Clasico ee ay ka maqnaayeen Xiddigaha Messi iyo Ronaldo

(22-10-2018) Kulanka Calaamka oo dhan loogu jecelyahay ee loo yaqaan El Clasico ayaa dhici doona Axada soo socota ...

Arsenal oo ay Haysato dhibaato dhanka daafcayada ah Kulanka Leicester City

(22-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Arsenal oo isku diyaarineysa kulanka Horyaalka England ee ay habeenka isniinta lacayaarayaan kooxda Leicester ...

Real Madrid oo la ogaadey Xiliga ay Xilka ka qaadi doonaan Julen Lopetegui?

(22-10-2018) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Magaalada Caasimada u ah dalka Spain ayaa sheegaya in kooxda Real ...

Emre Can oo qaliin lagu Samayn kana maqnaan doona mudo

(22-10-2018) Kooxda Kubada cagta Juventus ayaa barta ay Internetka ku leedahay ku dhaacisay Axadii in Cayaaryahankeeda dalka Jarmalka ...

Inter Milan oo fariin u dirtay Barcelona dhaawaca Leo Messi dartiis

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Inter Milan ayaa lacadeeyey in ay fariin u direen dhigooda Barcelona kadib dhaawicii soo ...

Kulanka Inter Milan iyo AC Milan oo dhigay Reacord Cusub oo dhanka Tigidhada ah?

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ayaa barteeda Twitter-ka ku dhaacisay in Cayaarta Derby Milano,oo ay leedahay Hoomka ay ...

Gonzalo Higuain oo Taariikh Cusub ku soo kordhin karaya darbiga Magaalada Milano

(21-10-2018) Weeraryahanka sida amaahda ah ugu Cayaaraya kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa fursad u heli doona in ...

UEFA oo ku dhawaaqday garsooraha dhex dhexaadin doona Manchester United iyo Juventus

(21-10-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee magaciisa loosoo gaabiyo UEFA ayaa shaaciyey Garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka ...

Kooxda Barcelona oo shaacisay inta uu Garoomada ka maqnaan doono Lionel Messi?

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu garoomada seegayo 3 Toddobaad keddib markii uu ...

N’Golo Kante oo £80m uga dhaqaaqi doona kooxda Chelsea, ma wuxuu aadayaa La Liga mase Ligue 1?

(21-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Chelsea ayaa ka warqabta dalab gaaraya £80milyan oo kasoo gaaray Real Madrid kaasoo ku ...