Thursday, January 17th, 2019

Wariye Wax ka qoray qaladaad uu sheegay in uu ku arkay Xafladii abaal Marinta FIFA?

Published on September 24, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(25-9-2018) Waxaa soo idlaaday xaflada abaal marinta FIFA The Best ee lagu qiimeeyo xiddiga kubadda cagta qaybahooda kale duwan waxaana la bixiyay abaal marino kale duwan kuwa waa ay lahaayeen lkn waxaa jiray abaal marino la siiyay ama lasoo saaray shaqsiyaad aanan u qalmin aniga oo koox ahaan ka eegayn balse waa fikirkayga waxaana kusoo koobayaa:

1:GOOLKA SANADKA:waxaa la siiyay Mohamed Salah gool uu ka dhaliyay Everton dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore goolkaasi waxaa la tarmayay laba kale oo isaga noociisa ka qurux badan balse lama xulan waana Bele iyo Ronaldo mid kamid ah ayaa u qalmay FiFA taas waa ku qaldantay waayo Salah goolkiisa kan usbuuca EPL xitaa laguma qiimeen goolka sanadka iska daayee waa fikirkayga:

2:MACALINKA SANADKA: Didier Deschamps shaki kuma jiro in uu u qalmay waayo xulkiisa ayuu la qaaday koob aduunka muddo 22 Sano kadib.

3:GOOLHAYAHA SANADKA: xiddigii hore Chelsea Thibaut Courtois waxaa uu soo qaatay tii yurub tana waa la ogaa balse waa u qalmay isaga inkasta ay jireen kuwa ka wanaagsanaa oo tartanma kula jiray.

4:SHAXDA 11 XIDDIG:Shaxdan waa tii ugu qaldanayd ee aan abid arko waayo waxaa kujira ciyaartoy aanan bandhig fiican sameen koobkii aduunka iyo kuwa xitaa daqiiqad aan dheelin waayo shaxdu waa mid aduunka lagu qiimeeyo naadi iyo xulba.

FIFA PRO XI

De Gea :Uma qalmin waayo waxaa laga dhaliyay goolal
Badan koobkii aduunka xulkiisan waa haray sidoo kale goolhaye kale ayaaba la siiyay goolhaya ugu wanaagsan aduunka iyo yurub marka maxaa lagu qiimeen karaa waa suaasha?

Dani Alves:Daqiiqad xitaa kamuusan dheelin koobkii aduunka kooxdiisana waa kayd waana dhawaac dheer marka maxaa lagu qiimeeyay?

Ogowse 2018 dhan xulkiisa laba kulan ayuu dheelay sanadka dhan kooxdiisa uma dheelin dhaawac dheer ayuu jiraa.

Varane :Waa u qalmaa

Sergio Ramos: Waa u qalmaa

Marcelo;Waa U Qalmaa

Modric:Shaki kuma jiro

Kante :Wadnihii xulkiisa ayuu ahaa

Hazard:Xulkiisa kaalinta sadexad ayuu geeyay

Messi:Waa u qalmaa waayo shaqo ayuu qabtay dhanka naadigiisa

Mbappe:Waa cabqari u qalma

Cristiano Ronaldo :Waa u qalmaa.

Marka intaasi aad isku soo duubto waxaa la yaabaysaa Messi sadexda isugu hartay kuma jirto hadana inta waa ku jiraa,Salah sadexda isugu soo hartay ayuu ku jiraa inta kuma jiro,goolhayihii uduunka ugu fiicnaa shaxdii kuma jiro ala maxay waali ahayd.

Qoraa:Abdalla Hassan Baliil

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...