Sunday, October 21st, 2018

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Daniel Sturdige oo Hurdada u diidey Taageerayaasha Chelsea

Published on September 29, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(30-9-2018) Kooxaha Cheslea iyo Liverpool ayaa barbaro kukala tagaya kadib ciyaar xiiso leh oo ay labada koox ku yeesheen gegida Stamford Bridge.

Kulankan oo ahaa kulanki 7-aad oo ay labada koox horyaalka ka ciyaaraan ayay labada koox garoonak soo galeen iyagoo mid kasta ay ilaashaaysa rikoodhkeeda guuldarro la’aanta ee ay Xilli ciyareedkan ku bilaabeeen, waxaana daqiiqadi25 hogaankaciyaarta la wareegay kooxda Chelsea waxaana u saxiixay Eden Hazard oo caawin ka helay Mateo Kovacic, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 1-0.

Marki laysku soo laabtay labada koox ayaa bandhig ciyaared weerar iyo weerar celis ahsameeyay waxaana Cheslea oo dabaal-dagga guusha isu diyaarinaysa goolka barbaraha daqiiqadi 89 kaga naxsaday Daniel Sturrdige oo caawin ka helay Shaqiri.

Liverpool ayaa sidaasi hogaanka ciyaarta min 19 dhibcood kula hogaaminaysa kooxda Manchester City, waloow ay faraqa goolasha City ku hayso.

Cheslea ayaa saddaxaad 17 dhibcood ku haysa, halka Tottenham iyo Arsenal oo maanta guulaystay ay 15 dhibcood leeyihiin.

MATCH FACTS, PLAYER RATINGS AND MATCH ZONE

Chelsea (4-3-3): Kepa 7, Azpilicueta 6, Luiz 6, Rudiger 7, Alonso 6, Kovacic 7 (Barkley 80, 6), Kante 7, Jorginho 6, Willian 7 (Moses 73, 6), Giroud 6.5 (Morata 65, 5), Hazard 8

Subs not used: Fabregas, Caballero, Zappacosta, Cahill

Goalscorers: Hazard 25

Manager: Sarri 7

Liverpool (4-3-3): Alisson 6, Alexander-Arnold 5.5, van Dijk 7, Gomez 6.5, Robertson 6, Henderson 5.5 (Keita 78, 6), Wijnaldum 6, Milner 6 (Sturridge 86, 7), Salah 5 (Shaqiri 66, 5), Firmino 5.5, Mane 6

Subs not used: Fabinho, Moreno, Mignolet, Matip

Goalscorers: Sturridge 89

Booked: Mane, Milner

Manager: Klopp 7

Referee: Andre Marriner 6

Ratings by Nick Callow 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

DEG DEG: Lionel Messi oo Garoonka laga Saaray kadib dhaawac Culus oo soo gaaray+Sawiro

(21-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Linel Messi ayaa laga saaray Kulanka xiisaha badan ee ay lacayaarayaan kooxda Sevilla ...

Juventus oo lumisey dhibcihii koobaad Horyaalka Talyaaniga Xiligaan+Sawiro

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ee hogaanka u haysa Horyaalka Talyaaniga ayaa lumisey dhibcihii koobaad kadib markii ay ...

Daawo: Manchester City oo u awood sheegatay Burnley lana wareegtay hogaanka Horyaalka Ingiriiska

(20-10-2018) Kooxda Manchester ayaa ka faa’iidaysataya barbarihii ay Cheslealagashay Man United, waxayna si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka, ...

Goolka Cristiano Ronaldo oo Record Cusub ku soo kordhiyey Kubada Cagta yurub?

(20-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo oo Gool ka dhaliyey kooxda Genoa kulan hada socda oo ...

Kumuu ahaa Cayaaryhanka loo doortay Man of the Match Kulankii Chelsea iyo Manchester United

(20-10-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhe maray kooxaha Chelsea iyo Manchester United waxaa lasoo saaray Cayaaryahankii loo ...

Jose Mourinho muxuu u dagaalamay markii labareejeeyey kooxdiisa+Sawiro

(20-10-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa la arkayey isaga oo dagaalamaya Markii laga dhaliyey Goolka bareejada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lagu garaacay Garoonkeeda

(20-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guuldaro kala kulantay kooxda Levante oo ay Duhurnimadii maanta kula Cayaareen ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo bareejo ka tuugtay Manchester United

(20-10-2018) Kooxda kubada Cagta Manchetser United ayaa ku dhawaatay in ay Garoonkeeda ku Garaacdo kooxda Chelsea kadib markii ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...