Monday, October 22nd, 2018

Zlatan Ibrahimović Oo Dood Ka Keenay Goolkii Ugu Qurxona Adduunka Ee Salah La Siiyay, Yaa U Qalmay In La Siiyo?

Published on September 29, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(29-9-2018) Cayaaryahan Zlatan Ibrahimović ayaa muran ka keenay goolkii Mohamed salah ee ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Puskas Award kaas oo uu ugu guulaystay gool uu ka dhaliyay kooxda Everton.

Zlatan Ibrahimović ayaa sheegay in uu goolkii uu dhaliyay Cristiano Ronaldo ee maqaska ahaa u qlmay in uu ku guulaysto goolka ugu quruxda badan adduunka.

Ibrahimović oo la waydiiyay” Marka loo eego in aad horay ugu soo guulaystay abaalmarinta Puskas Award Ma u malaynaysaa in uu goolkii Mohamed salah u qalmay? Xiddiga ayaa ku jawaabay” Maya Goolkii Cristiano Ronaldo ayaa u qalmay in uu ku guulaysto sidoo kale ma wada daawan goolasha oo dhan maadama aanay goolal aan dhaliyay ku jirin”.

Xiddig oo kaftamaya ayaa hadalkiisa sii raaciyay” Goolkii aan u dhaliyay kooxda LA Galaxy ayaa ahayd in la soo sharaxo laakiin aan aragno waxa laga yaabaa in la soo sharaxo sanadka dambe”.

Mohamed salah ayaa si lama filaan ah ugu guulaystay abaalmarinta goolka ugu quruxda badan inkasta oo ay jireen goolal ka qurux badan oo u tartamayay abaalmarinta.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Qiimeyn lagu sameeyey Xiddigaha Inter Milan ee Guusha ka gaaray AC Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda Inter milanu Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee ay AC ...

Qiimeyn lagu sameeyey Cayaartoyda AC Milan Kulankii Inter Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda AC Milan u Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee looga ...

Naadi Doonaya in uu Premier League ku soo celiyo Wayne Rooneey?

(22-10-2018) Mid ka mid ah Kooaha xiligaan ka qayb qaadanaya Horyaalka Premier League  dalka England ayaa laxaqiijiyey in ay ...

Xiriirka FA ga oo ka hadlay Rabshadii uu Sameeyey Jose Mourinho Kulankii Chelsea

(22-10-2018) Xiriirka FA ga dalka England ayaa shaaca ka qaaday in ay Go aan ka gaari doonaan Rabshadii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada kulanka darbiga ahaa ee ay isku fara Saareen Inter Milan iyo AC Milan

(22-10-2018) Kooxaha kawada dhisan Magaalada Milano ee kala ah Inter Milan iyo AC Milan ayaa isaga hor yimid ...

Goormee dhacay yaase badiyey Kulankii ugu danbeeyey El Clasico ee ay ka maqnaayeen Xiddigaha Messi iyo Ronaldo

(22-10-2018) Kulanka Calaamka oo dhan loogu jecelyahay ee loo yaqaan El Clasico ayaa dhici doona Axada soo socota ...

Arsenal oo ay Haysato dhibaato dhanka daafcayada ah Kulanka Leicester City

(22-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Arsenal oo isku diyaarineysa kulanka Horyaalka England ee ay habeenka isniinta lacayaarayaan kooxda Leicester ...

Real Madrid oo la ogaadey Xiliga ay Xilka ka qaadi doonaan Julen Lopetegui?

(22-10-2018) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Magaalada Caasimada u ah dalka Spain ayaa sheegaya in kooxda Real ...

Emre Can oo qaliin lagu Samayn kana maqnaan doona mudo

(22-10-2018) Kooxda Kubada cagta Juventus ayaa barta ay Internetka ku leedahay ku dhaacisay Axadii in Cayaaryahankeeda dalka Jarmalka ...

Inter Milan oo fariin u dirtay Barcelona dhaawaca Leo Messi dartiis

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Inter Milan ayaa lacadeeyey in ay fariin u direen dhigooda Barcelona kadib dhaawicii soo ...

Kulanka Inter Milan iyo AC Milan oo dhigay Reacord Cusub oo dhanka Tigidhada ah?

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ayaa barteeda Twitter-ka ku dhaacisay in Cayaarta Derby Milano,oo ay leedahay Hoomka ay ...

Gonzalo Higuain oo Taariikh Cusub ku soo kordhin karaya darbiga Magaalada Milano

(21-10-2018) Weeraryahanka sida amaahda ah ugu Cayaaraya kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa fursad u heli doona in ...

UEFA oo ku dhawaaqday garsooraha dhex dhexaadin doona Manchester United iyo Juventus

(21-10-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee magaciisa loosoo gaabiyo UEFA ayaa shaaciyey Garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka ...

Kooxda Barcelona oo shaacisay inta uu Garoomada ka maqnaan doono Lionel Messi?

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu garoomada seegayo 3 Toddobaad keddib markii uu ...

N’Golo Kante oo £80m uga dhaqaaqi doona kooxda Chelsea, ma wuxuu aadayaa La Liga mase Ligue 1?

(21-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Chelsea ayaa ka warqabta dalab gaaraya £80milyan oo kasoo gaaray Real Madrid kaasoo ku ...