Sunday, October 21st, 2018

Cristiano Ronaldo oo ka sheekeeyey Sababtii uu u diidey Man United AC Milan iyo PSG?

Published on September 30, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(01-10-2018) Ronaldo ayaa goostay in uu ka tago kooxda Real Madrid, keddib markii uu noqon waayay ninka ugu Mushaarka Badan Kubadda Cagta Dunida.

Waxaa loogu Yaboohay 25 milyan oo Yuuro Sanadkii, ama xataa 30milyan oo ay Canshuuruhu la socdaan, balse laacibkan ayaa li fashilmay in Lionel Messi uu kaga sare maro Mushaar ahaan, keddib dhammaadka 2017/18 wuxuu goostay in Sanadkaas uu noqdo midkiisii ugu dambeeyay ee Los Blancos.

Markii go’aanka bixitaanka uu soo baxay, wuxuu halka uu aadayo kala kaashaday Wakiilkiisa Jorge Mendes isagoo ku adkeystay in uu ka tegayo Florentino Perez iyo kooxdiisa Madrid, laacibkan ayaana la go’aamiyay in lagu iibiyo 100m oo Yuuro ugu dambeyntii.

Sida uu warinayo wargeyska El Mundo, Dalabkii ugu horreeyay ee Ronaldo waxaa laga helay magaalada Milan.

Li Yonghong markii uu la wareegay kooxda AC Milan wuxuu sheegay inuu bixinayo lacag dhan 150 milyan si uu uga mid noqdo kooxda, in kastoo Ronaldo uu caddeeyay in uusan dooneyn Rossoneri sababtoo ah Sanadihii dambe kuma aysan jirin waayo Wanaagsan.

Manchester United ayaa sidoo kale noqotay kooxdii ugu horreysay ee mustaqbalka laacibkan kala hadasha Real Madrid in kastoo uu goostay in uusan dib ugu laaban Garoonka Old Trafford, wuxuuna yiri Waxqabadka wanaagsan ee Juve oo Sanadihii dambe soo gaareysay kama dambeysta koobka ugu sarreeya Yurub ee kooxaha iyo sida ay horyaalkeeda ugu wanaagsantahay, Sanadaha heshiiska ee ay Ballan qaadeyso iyo Mushaarkaba waxaan goostay ayuu yiri inaan halkaas ku wareego.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

DEG DEG: Lionel Messi oo Garoonka laga Saaray kadib dhaawac Culus oo soo gaaray+Sawiro

(21-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Linel Messi ayaa laga saaray Kulanka xiisaha badan ee ay lacayaarayaan kooxda Sevilla ...

Juventus oo lumisey dhibcihii koobaad Horyaalka Talyaaniga Xiligaan+Sawiro

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ee hogaanka u haysa Horyaalka Talyaaniga ayaa lumisey dhibcihii koobaad kadib markii ay ...

Daawo: Manchester City oo u awood sheegatay Burnley lana wareegtay hogaanka Horyaalka Ingiriiska

(20-10-2018) Kooxda Manchester ayaa ka faa’iidaysataya barbarihii ay Cheslealagashay Man United, waxayna si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka, ...

Goolka Cristiano Ronaldo oo Record Cusub ku soo kordhiyey Kubada Cagta yurub?

(20-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo oo Gool ka dhaliyey kooxda Genoa kulan hada socda oo ...

Kumuu ahaa Cayaaryhanka loo doortay Man of the Match Kulankii Chelsea iyo Manchester United

(20-10-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhe maray kooxaha Chelsea iyo Manchester United waxaa lasoo saaray Cayaaryahankii loo ...

Jose Mourinho muxuu u dagaalamay markii labareejeeyey kooxdiisa+Sawiro

(20-10-2018) Macalinka kooxda Manchetser United Jose Mourinho ayaa la arkayey isaga oo dagaalamaya Markii laga dhaliyey Goolka bareejada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lagu garaacay Garoonkeeda

(20-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guuldaro kala kulantay kooxda Levante oo ay Duhurnimadii maanta kula Cayaareen ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo bareejo ka tuugtay Manchester United

(20-10-2018) Kooxda kubada Cagta Manchetser United ayaa ku dhawaatay in ay Garoonkeeda ku Garaacdo kooxda Chelsea kadib markii ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...