Rasmi: Maamulka Gobolka Banaadir oo lawareegay kooxda Banaadir Sports
Published on September 30, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(30-9-2018) War Goordhow ay heshay shabakeda qalinkacayaaraha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay sirasmi ah ula Wareegeen Kooxda Banaadir Sports oo ka mid ah kooxaha heerka koobaad ee Soomaaliya iyaga oo Maamuli doona wixii hada kadanbeeya.
Goobtii Maamulka Gobolka Banaadir kula Wareegayey kooxda Banaadir Sports ayaa lasheegay in ay Goob Joog ka ahaayeen Maamulka Sportiga Gobolka Banaadir Maamulka kooxda Banaadir Xildhibaano ay ka mid yihiin Mustafa Dhuxulow iyo Dheg dheer kuwaas oo sida muuqata Marqaati ka Noqdey qaabka Maaamulka Gobolka Banaadir ula Wareegay Kooxda Banaadir Sports oo sida lasheegay ay ka mid ahaayeen dadkii sida qaaska ah ugu bixin jirey lacagaha,
Lakala Wareegida Kooxda Banaadir Sports oo laga qariyey Saxaafada Madaxa banaan ayaan laga hayn faah faahin dheeraad ah Gaar ahaan qaabka lagu heshiiyey cida gudoomiye ka noqon doonta kooxda iyo sida uu isku badali doono Maamulkii lagu yaqaanay kooxdaas.
Kooxda Banaadir Sports oo wadata Magaca Gobolka Banaadir ayaa waxaa lahaa dad Gaar ah balse hada wixii kadanbeeya waxaa dhamaan Maamulkeeda lawareegi doona Maamulka gobolka oo bixin doona Mushaarka cayaartoyda qalabka iyo Tasiilaadka ay u baahantahay kooxda waxaana dhawr jeer oo hore laysugu afgaran waayey qaabkii kooxdaas loogu Wareejin lahaa Maamulka Gobolka Banaadir.


Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...