Tuesday, December 11th, 2018

Daawo Sawiro Muujinaya in Maamulka Gobolka Banaadir lawareegay Kooxda Banaadir Sports

Published on October 1, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(02-10-2018) War Goordhow ay heshay shabakeda qalinkacayaaraha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay sirasmi ah ula Wareegeen Kooxda Banaadir Sports oo ka mid ah kooxaha heerka koobaad ee Soomaaliya iyaga oo Maamuli doona wixii hada kadanbeeya.

Goobtii Maamulka Gobolka Banaadir kula Wareegayey kooxda Banaadir Sports ayaa lasheegay in ay Goob Joog ka ahaayeen Maamulka Sportiga Gobolka Banaadir Maamulka kooxda Banaadir  Xildhibaano ay ka mid yihiin Mustafa Dhuxulow iyo Dheg dheer kuwaas oo sida muuqata Marqaati ka Noqdey qaabka Maaamulka Gobolka Banaadir ula Wareegay Kooxda Banaadir Sports oo sida lasheegay ay ka mid ahaayeen dadkii sida qaaska ah ugu bixin jirey lacagaha,

Lakala Wareegida Kooxda Banaadir Sports oo laga qariyey Saxaafada Madaxa banaan ayaan laga hayn faah faahin dheeraad ah Gaar ahaan qaabka lagu heshiiyey cida gudoomiye ka noqon doonta kooxda iyo sida uu isku badali doono Maamulkii lagu yaqaanay kooxdaas.

Kooxda Banaadir Sports oo wadata Magaca Gobolka Banaadir ayaa waxaa lahaa dad Gaar ah balse hada wixii kadanbeeya waxaa dhamaan Maamulkeeda lawareegi doona Maamulka gobolka oo bixin doona Mushaarka cayaartoyda qalabka iyo Tasiilaadka ay u baahantahay kooxda waxaana dhawr jeer oo hore laysugu afgaran waayey qaabkii kooxdaas loogu Wareejin lahaa Maamulka Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Kooxda Banaadir Sports Abuukar Afweyne ayaa sheegay in lasoo gaba gabeeyey wax kasta oo ku saabsan heshiiska uu Maamulka Gobolka Banaadir kula Wareegayo Kooxdiisa isla Markaana dhawaan lasamayn doono Xaflada lagula kala Wareegayo Naadiga Banaadir Sports.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Andrew Robertson” Manchester United Waa in lagu Xisaabiyaa Kooxaha yar yar Sabab?

(11-12-2018) Cayaaryahanka Daafaca kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa hoos u dhigay awooda Manchester United ka hor kulanka ...

Kaddib Saddexleydii Toddobaadka, Maxay Ahayd Farriintii Mohamed Salah Uu Ka Helay Philippe Coutinho, Maxayse Jamaahiirta Liverpool Ugu Jawaabeen?

(11-12-2018) Cayaaryahan Philippe Coutinho ayaa muujiyey in qayb qalbigiisa ka mid ah ay weli taallo garoonka Anfield kaddib ...

Isku Aadka Wareega 16 ka Coppa Italia oo la Sameeyey

(11-12-2018) Waxaa lasameeyey Isku Aadka Wareega 16 ka Coppa Italia kaas oo ay isku soo beegmeen kooxo waa weyn sidoo ...

Chelsea, Liverpool Iyo Real Madrid Oo Ku Tartamaya Cayaartoy Muslim Ah?

(11-12-2018) Real Madrid ayaa la sheegay inay ku biirtay kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo isku eryanaya saxeexa ciyaartoy ...

Ha Iigu Yimaaddo Talyaaniga Isaga Ayaa Ii Baahane – Cristiano Ronaldo Oo Bannaanka Keenay Dhiilaha Messi Iyo Real Madrid, Digniin Culusna U Diray

(11-12-2018) Bal qiyaas sida ay noqonayso kubadda cagta Talyaanigu iyo in xiisihii horyaalkaasi soo laaban lahaa haddii uu ...

John Cena & Gacalisadiisii Nikki Bella Oo Kala Tegay Iyo Peter Kraus Oo Ka Faa’iidaystay

(11-12-2018) Xiddiga ciyaarta musaaricada WWE ee John Cena iyo gacalisadiisii Nikki Bella ayaa si ramsi ah u kala ...

Xaaska Feeryahanka Tyson Fury Oo Qarisay Ilmaheedii Oo Dhintay Saacado Ka Hor Feer Taariikhi Ah Oo Fury Ku Guuleystay

(11-12-2018) Xaaska feedhyahanka Ingiriiska ee Tyson Fury oo lagu magacaabo Paris ayaa calool adag iyo adkaysi muujisay saacado ...

Lionel Messi Oo Ku Wargeliyey Coutinho Inuu Ka Shaqeeyo Xaasidnimada Real Madrid Iyo Tababare Ay Ka Hor Istaagayaan Bernabeu

(11-12-2018) Cayaaryahan Lionel Messi waa ciyaartoyga ugu halista badan ee Real Madrid ka hor tagto, waana cabsi geliyaha ...

Geeri ama Nolol: Tababaraha Liverpool Oo Ka Hadlay Waxa Uu Jamaahiirtiisa Anfield Ka Doonayo Kulanka Napoli Ee UCL

(11-12-2018) Kooxda Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawayn doonta dhigeeda Napoli, waana kulan uu culayska oo dhami saaran ...

Jose Mourinho Oo Kalsooni Ku Qaba Inuu Heli Doono Ciyaartoy Bartilmaameed U Ah Iyo Lacagta Uu Ku Doonayo Oo La Shaaciyey

(10-12-2018) Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa la sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo inuu gacanta ku dhigo ...

Layaab!: Sagaal bilood kadib Romelu Lukaku oo Gool ku dhaliyey Old Trafford

(09-12-2018) Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa ugu dambeyn soo gabagabeeyay abaartii gool la’aaneed ee ku heysatay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Jabisay Recotdkii layaabka lahaa ee Manchester City

(09-12-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Manchester City kaddib markii ay uga badiyeen ...

Kiniinka Viagra-ha Oo Badan Ayaad Cuntay Oo Xataa Kooxdii Arsenal Ee Guuldaro La’aanta Premier League Guulaysatay Ayaad Soo Gasheen- Piers Morgan Oo Messi Uga Hiilayay Pele

(09-12-2018) Halyaygii hore ee xulka qaranka Brazil ee Pele ayaa waraysi uu siiyay Daily Mirror waxa uu si ...

Geesiga Islaamka Khabib Nurmagomedov oo hadal qiiro leh ka jeediyey Saudi Arabia

(08-12-2018) Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Khabib Nurmagomedov ayaa weerar ba’an kala kulmay gaalada reer galbeedka oo si ...

Chelsea oo qarka u saaran in ay heshiis lagasho badelka Eden Hazard Waa Kuma?

(08-12-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa isku diyaarinaysa xaalad kasta oo kasoo korodha xiddigeeda Eden Hazard oo aan ...