Thursday, January 17th, 2019

Diego Maradona oo ugu baaqay Lionel Messi in uusan ku soo laaban Xulka Argentina Sabab?

Published on October 1, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(02-10-2018) Halyeygii hore ee xulka qaranka Argentina, Diego Maradona ayaa tibaaxay inuu u sheegi doono Lionel Messi in aanu dib ugu soo laabanin xulka qaranka dalkaas oo uu si ku-meelgaadh ah nasasho uga qaatay waqti aan la cayimin.

Messi oo ay da’diisu tahay 31 jir ayaa kulankiisii ugu dambeeyey ee uu u saftay waxa uu ahaa ciyaartii ugu dambaysay ee Koobkii Adduunka 2018 ay kaga hadheen, waxaana uu seegay oo aan liiskaba lagu soo darin laba ciyaarood oo bishii September uu dalkiisu ciyaaray, sidoo kalena waxa uu ka maqnaan doonaa laba ciyaarood oo saaxiibtinimo oo Ciraaq iyo Brazil uu dalkiisu la ciyaari doono.

Maradona oo Argentina u qaaday Koobkii Adduunka ee 1986-kii, waxa uu dareensan yahay in Messi oo ah ciyaartoyga ugu goolasha badan taariikhda xulka dalkaas, inay tahay inuu si rasmi ah uga fadhiisto ciyaaraha caalamiga, isla markaana uu rasmi u beddelo go’aankiisa ku-meel-gaadhka ah ee uu nasashada kaga galay.

Maradona oo u warramay warbaahinta Clarin, ayaa waxa uu yidhi: “Mar dambe ha imanin, sababtoo ah, haddii laga badiyo xulka carruurta ee 15-jirrada, waxa khaladka leh Messi. Ciyaaraha Argentina waxa loollan kaga hor imanaysa Boca, waxa la eedaynayaa Messi. Mar kasta isaga ayaa khaldan.”

Maradona oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray: “Waxa aan odhan lahaa, wax intaa ka badan ha imanin. Aaynu aragno siday isku wadaan.”

Messi oo hoggaaminaya xulka dalka Argentina ayaa waxay bahdilaad kala kulmeen Koobkii Adduunka ee Russia 2018, waxaana si xun u karbaashay Croatia ka hor intii aanu xulka France ku reebin wareegga 16-ka.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...