Monday, October 22nd, 2018

Booliska Magaalada Manchester oo beeniyey hadal ka soo yeeray Macalin Jose Mourinho

Published on October 3, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(03-10-2018) Booliska Magaalada Manchester ayaa si kulul u beeniyey hadal ka soo yeeray Macalinka dalka Portugal ee Jose Mourinho kadib daahitaankii ay kasoo daaheen Garoonka Old Trafford kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay lacayaareen kooxda dalka Spain ee Valencia.

Macalinka Manchetser United Jose Mourinho ayaa sheegay in Sababtii ay kaga soo daaheen imaanshaha Garoonka xiligii labaasan lahaa Cayaarta ay tahay Booliska Wadooyinka oo baskii Waday ka hor istaagay in ay dhaqso ku gaaraan Garoonka Old Trafford.

Afhayeen u hadlay Greater Manchester Police ayaa beeniyey hadalka Jose Mourinho isaga oo yiri iyaga ka soo daahay xiligii ay ahayd in ay maraan Wadada isla markaana aynu ku heshiiney sidaa daraadeed ayey Jaamka ula kulmeen mana ahayn mid ay kadanbeeyeen Booliska Wadooyinku iyaga ayaa qaadaya Mas uuliyada wixii dhacay.

Manchester United ayaa ka soo daahday xiligii labaasan lahaa kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay xalay bareejada 0-0 ta ah lagaleen Valencia waxaana Cayaartaas ay dib uga dhacday mudo 5 daqiiqo ah xiligii labaasan lahaa Xiriirka UEFA ayaana macquul ah in ku Ganaaxo United arintaas.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Qiimeyn lagu sameeyey Xiddigaha Inter Milan ee Guusha ka gaaray AC Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda Inter milanu Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee ay AC ...

Qiimeyn lagu sameeyey Cayaartoyda AC Milan Kulankii Inter Milan

(22-10-2018) Waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu Sameeyey Cayaartoydii kooxda AC Milan u Cayaartay kulankii darbiga ahaa ee looga ...

Naadi Doonaya in uu Premier League ku soo celiyo Wayne Rooneey?

(22-10-2018) Mid ka mid ah Kooaha xiligaan ka qayb qaadanaya Horyaalka Premier League  dalka England ayaa laxaqiijiyey in ay ...

Xiriirka FA ga oo ka hadlay Rabshadii uu Sameeyey Jose Mourinho Kulankii Chelsea

(22-10-2018) Xiriirka FA ga dalka England ayaa shaaca ka qaaday in ay Go aan ka gaari doonaan Rabshadii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada kulanka darbiga ahaa ee ay isku fara Saareen Inter Milan iyo AC Milan

(22-10-2018) Kooxaha kawada dhisan Magaalada Milano ee kala ah Inter Milan iyo AC Milan ayaa isaga hor yimid ...

Goormee dhacay yaase badiyey Kulankii ugu danbeeyey El Clasico ee ay ka maqnaayeen Xiddigaha Messi iyo Ronaldo

(22-10-2018) Kulanka Calaamka oo dhan loogu jecelyahay ee loo yaqaan El Clasico ayaa dhici doona Axada soo socota ...

Arsenal oo ay Haysato dhibaato dhanka daafcayada ah Kulanka Leicester City

(22-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Arsenal oo isku diyaarineysa kulanka Horyaalka England ee ay habeenka isniinta lacayaarayaan kooxda Leicester ...

Real Madrid oo la ogaadey Xiliga ay Xilka ka qaadi doonaan Julen Lopetegui?

(22-10-2018) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Magaalada Caasimada u ah dalka Spain ayaa sheegaya in kooxda Real ...

Emre Can oo qaliin lagu Samayn kana maqnaan doona mudo

(22-10-2018) Kooxda Kubada cagta Juventus ayaa barta ay Internetka ku leedahay ku dhaacisay Axadii in Cayaaryahankeeda dalka Jarmalka ...

Inter Milan oo fariin u dirtay Barcelona dhaawaca Leo Messi dartiis

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Inter Milan ayaa lacadeeyey in ay fariin u direen dhigooda Barcelona kadib dhaawicii soo ...

Kulanka Inter Milan iyo AC Milan oo dhigay Reacord Cusub oo dhanka Tigidhada ah?

(21-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ayaa barteeda Twitter-ka ku dhaacisay in Cayaarta Derby Milano,oo ay leedahay Hoomka ay ...

Gonzalo Higuain oo Taariikh Cusub ku soo kordhin karaya darbiga Magaalada Milano

(21-10-2018) Weeraryahanka sida amaahda ah ugu Cayaaraya kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa fursad u heli doona in ...

UEFA oo ku dhawaaqday garsooraha dhex dhexaadin doona Manchester United iyo Juventus

(21-10-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee magaciisa loosoo gaabiyo UEFA ayaa shaaciyey Garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka ...

Kooxda Barcelona oo shaacisay inta uu Garoomada ka maqnaan doono Lionel Messi?

(21-10-2018) Kooxda Kubada cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu garoomada seegayo 3 Toddobaad keddib markii uu ...

N’Golo Kante oo £80m uga dhaqaaqi doona kooxda Chelsea, ma wuxuu aadayaa La Liga mase Ligue 1?

(21-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Chelsea ayaa ka warqabta dalab gaaraya £80milyan oo kasoo gaaray Real Madrid kaasoo ku ...