Thursday, January 17th, 2019

Gareth Southgate oo heshiis cusub Saxiixay isla Markaana magacaabay Xul layaab leh

Published on October 4, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(05-10-2018) Macalinka xulka dalka England Gareth Southgate ayaa Saxiixay heshiis 4 Sano ah oo cusub kaas oo uu ku sii ahaan doono Macalinka Xulka 3 da libaax.

Gareth Southgate oo ah 48 Sano jir soo bandhigay qaab Cayaareed wanaagsan koobkii aduunka 2018 ayaa mar kale hogaamin doona dalkiisa koobka aduunyada 2022 xiligaas oo lagu qaban doono dalka Qatar.

Kadib heshiiska 4 ta Sano ah ee uu Saxiixay Gareth Southgate waxa uu ku dhawaaqay xul qaran oo Cayaari doona koobka UEFA Nations League waxaana Cayaartoyda uu magacaabay lagu tilmaamay kuwo layaab leh,

Xulka uu magacaabay Macalinka England waxaa kamaqan Cayaartoy muhiim ah oo ay ka mid yihiin Dele Alli, Jesse Lingard, Chelsea Ruben Loftus-Cheek iyo Fabian Delph,

The England squad in full

Goalkeepers: Bettinelli, Butland, McCarthy, Pickford

Defenders: Alexander-Arnold, Gomez, Maguire, Rose, Shaw, Stones, Tarkowski, Trippier, Walker

Midfielders: Barkley, Chalobah, Dier, Henderson, Maddison, Mount

Attackers: Kane, Rashford, Sancho, Sterling, Welbeck

Derby County’s Mason Mount (centre) celebrates scoring his side’s first goal of the game

Mandatory Credit: Photo by Kieran McManus/BPI/REX/Shutterstock (9913589ad)
Jadon Sancho of Borussia Dortmund celebrates with Marco Reus
Borussia Dortmund v Monaco, UEFA Champions League Group A, Football, Signal Iduna Park, Dortmund, Germany – 03 Oct 2018

Soccer Football – Carabao Cup – Third Round – Manchester United v Derby County – Old Trafford, Manchester, Britain – September 25, 2018 Derby County’s Mason Mount in action with Manchester United’s Ander Herrera Action Images via Reuters/Andrew Boyers EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or “live” services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.

England U21’s James Maddison applauds the fans at the end of the UEFA Euro U21 2019 qualifying, Group four match at Carrow Road, Norwich. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Thursday September 6, 2018. See PA story SOCCER England U21. Photo credit should read: Joe Giddens/PA Wire. RESTRICTIONS: Use subject to FA restrictions. Editorial use only. Commercial use only with prior written consent of the FA. No editing except cropping.

Soccer Football – England Press Conference – St. George’s Park, Burton upon Trent, Britain – October 4, 2018 England manager Gareth Southgate during the press conference Action Images via Reuters/Carl Recine

 

 

 

 

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...