Tuesday, October 16th, 2018

Alexis Sanchez oo bad baadiyey Jose Mourinho iyo Manchester United+Sawiro

Published on October 6, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(07-10-2018) Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa bad baadiyey shaqada Macalinka dalka Portugal iyo Manchester United Jose Mourinho kadib Gool uu dhliyey daqiiqadii 90 aad ee Cayaarta.

Manchester United ayaa qaybta hore ee Cayaarta lagu marsiiyey 2-0 Goolashaas oo ay Newcastle United u kala dhaliyeen Xiddigaha 7 daqiiqo Kenedy iyo 10 daqiiqo Yoshinori Muto waxaana lays lahaa Man united kama soo laaban doonaan Goolashaas oo ahaa kuwo ka nixiyey Jose Mourinho.

Markii dib laysugu soo laabtay qaybta labaad ayaa Manchester United dar dar lasoo gashay Garoonka kadib Canaantii Macalinkooda waxaana Goolka hore ee Neefta ku soo celiyey dhaliyey Cayaaryahan Juan Mata kaas oo ahaa laad Xor ah halka Goolka bareejada uu dhaliyey 76 daqiiqo Anthony Martial balse Goolka Gooalsha oo dhan waxa uu ahaa kii uu daqiiqadii 90 aad dhaliyey Cayaaryahanka badelka ku soo galay ee Alexis Sanchez kaas oo u muuqda mid bad baadiyey shaqada Jose Mourinho.

 Waxaa la arkayey qaar ka mid ah Taageerayaasha Manchester united oo wata Sawirada Jose Mourinho kuwaas oo aan dooneyn in shaqada laga cayriyo halka kuwo kalana ay ku orinayeen markasta oo ay kaamiradu qabato.
Manchester United ayaa samaysey soo labasho layaab leh waxaana muuqatay in Cayaartoyda kooxdaas ay isbadaleen qaybta labaad ee Cayaarta waxayna lasoo bexeen dhaq dhaqaaq aan lagu arkin qaybta Hore ee Cayaartii ka dhacday Old Trafford.

MATCH FACTS, PLAYER RATINGS, LEAGUE TABLE AND MATCH ZONE

Manchester United: De Gea; Young, Bailly (Mata 19), Smalling, Shaw; McTominay (Fellaini 45), Matic, Pogba; Rashford (Sanchez 66), Lukaku, Martial.

Subs: Romero, Lindelof, Pereira, Fred

Booked: Shaw, Pogba

Newcastle: Dubravka; Yedlin, Lascelles, Fernandez, Manquillo; Ritchie, Shelvey, Diame, Kenedy; Perez; Muto.

Subs: Darlow, Clark, Schar, Murphy, Hayden, Joselu, Atsu

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo laga Sameeyey Xiddigaha Manchester United ee uu heshiisku ka dhacayo Sanadka danbe

(16-10-2018) Macalinka kooxda Manchester united Jose Mourinho ayaa wajahaya dhibaato weyn kadib markii sida lacadeeyey uu heshiisku ka ...

Daawo: Spain oo 15 Sano kadib lagu Garaacay Ciidooda

(16-10-2018) Xulka kubada Cagta England ayaa Guul muhiim ah ka gaaray kulankii xiisaha badnaa ee ay Garoonka Sevilla ...

Kooxda PSG oo Gashay booskii Real Madrid ee doonista David de Gea

(16-10-2018) Kooxda Kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa shaaca ka qaaday in ay dooneyso Goolhayaha dalka Spain ...

Rikoorada laga diiwaan geliyey qaybta hore Kulanka Mucjisada ah ee Spain iyo England+Sawiro

(16-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester City iyo xulka dalka England ee Raheem Sterling  ayaa Noqdey Cayaaryahankii koobaad ee Ingiriis ah ...

Sadio Mane oo Gacan ka jabay kuna biirey Xiddigaha Muhiimka ah ee ka dhaawacmay Liverpool+Sawiro

(16-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Liverpool ayaa lasheegayaa in ay haysato dhibaato dhanka dhaawacyada ah kadib markii lasheegay in ...

Xiddiga Musaaricada John Cena Oo Muddo Dheer Garoomada Ka Maqnaan Doona Iyo Dalka Sucuudiga Oo Sugaya Soo Laabashadiisa

(16-10-2018) Halyeyga 16-ka jeer ku guuleystay Champions-ka ciyaaraha legdinta WWE ee Musaaricada, John Cena ayaa muddo dheer ka ...

Dorival Junior” AC Milan waxa ay Gacanta ku dhigtay Xiddiga lamid ah Kevin de Bruyne ama Luka Modric’

(16-10-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Flamengo Dorival Junior ayaa shaaca ka qaaday in Naadiga AC Milan ay Gacanta ku ...

Luka Modric Oo Shaaciyey Xiddiga Uu Ku Riyoodo Inuu Ka Garab Cayaaro

(16-10-2018) Xiddiga xilli ciyaareedkan cidkasta ka yaabsanaya ee Luka Modric ayaa doortay halyeeyga dookhiisa ah ee uu jeclaan ...

Dilka Wariye Jamal Khashoggi Oo Baajiyey Cayaartii Ugu Weynayd Dunida Bilaha Ka Hadhay Sannadka

(15-10-2018) Dalka Sucuudi Carabia ayaa la dhibaatoonaya ceebta kasoo gaadhay dilka wariye Jamal Khashoggi oo lagu dhex khaarajiyey ...

Liverpool oo ka Walaacsan dhaawacyada soo gaaray Xiddigaha Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk

(15-10-2018) Kooxda Kubada cagta Liverpool ee dalka England ayaa laxaqiijiyey in ay aad uga walacsantahay dhaawacyo lasheegay in ...

Maxaa kajira in Jose Mourinho iyo Eden Hazard kusii jeedaan Real Madrid?

(15-10-2018) Waxaa isa soo taraya Wararka ku sii dhaweynaya Real Madrid Macalinka Manchester United Jose Mourinho iyo iddiga ...

Magacayada 11 Cayaaryahan Caan ah oo koox la.aan ah kana fariisan Kubada cagta?Sawiro

(15-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada 11 Cayaaryahan oo caan ah isla Markaana xiligaan dibad joog ka ...

Rasmi: Patrick Cutrone oo heshiis Cusub u Saxiixay AC Milan

(15-10-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis cusub lagaartay Weeraryaahnka ...

Kooxda Banaadir Sports oo u soo baxday Finalka koobka Jeneral Da uud markii ay ka badiyeen Saxafi

(15-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa xaqiijisey in ay u soo gudubtay kama dambaysta koobka koobabka Jeneral ...

Xiriirka Kubadda Cagta Ingiriiska Oo Si Kulul U Canaantay Taageereyaashiisa Oo Rabshado Ka Sameeyey Spain+Sawiro

(15-10-2018) Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa si xun u canaantay taageereyaasha xulka qaranka England ee ku sugan waddanka ...