Friday, February 15th, 2019

Qareenka Cristiano Ronaldo oo markii koobaad War Saxaafadeed ka soo saaray dacwada loo haysto Xiddiga Juventus

Published on October 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-10-2018) Qareenka u doodaya Cayaaryaahnka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo’ ayaa markii koobaad War Saxaafadeed ka soo saaray dacwada Kufsiga ah ee loo haysto Ninkaan uu difaacayo waxaana uu ka hadlay sida dacawadaan ay ku soo bilaabatay heshiisyadii lagaaray waxa keenay in uu dhaco heshiiska labada dhinac ee 2010 iyo sheekooyin kale oo ku saabsan dukumiintiyo uu sheegay in la xaday.

Peter Christiansen oo ah qareenka u doodaya Ronaldo ayaa sheegay in Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee  Der Spiegel uu soo bandhigay dukumiintiyo been abuur ah isla Markaana aan sal iyo raad lahayn ayna ogaadeen in ay jiraan dad si gooni ah weerar ugu ah sharafta Xiddiga dalka Portugal.

Qareenka ayaa war Saxaafadeedkiisa ku sheegay in aysan inkiri doonin in uu dhacay heshiis dhex maray 2010  Cristiano Ronaldo iyo Kathryn Mayorga heshiiskaasna micno ahaan aysan ahayn in uu qirsanyahay danbiga loo haysto balse uu galay markii uu latashiyo lasameeyey lataliye yaashiisa iyo qareenadiisa si aan wax loo yeelin sharafta Xiddigaan oo markaa heshiis lagalay Real Madrid.

Sidoo kale qareenka Ronaldo ayaa sheegay in dukuumintiayada lagu daabacay Warbaahinta ee uu kujiro magaca Mr Ronaldo ay calaamad u tahay wixii dhacay Sanadkii 2015 markaas oo la dhacay ama lajabsaday sir badan oo kujirtey Kumbuyuutaro qaarada yurub yaaley kuwaas oo ay lahaayeen dad gaar ah iyo dowladu dukumiintayadaas oo aan aragnay ayuu yiri iyaga oo sidoo dii loosoo daabacay ama wax iyaga oo laga badalay kan lasheeganaya kuwaas ayuu lamid yahay sidaa waxaa yiri Peter Christiansen  oo ah qareenka Ronaldo ka difaacaya dacwada loo haysto.

Waxaa kaloo jira in qareenka Ronaldo uu sheegay in magaca uu leeyahay iyo lacagta uu haysto ay qayb weyn ka tahay in la buun buuniyo wax yaabo been ah oo lagu sharaf dilayo Xiddigaan isaga oo si gooni ah weerar ugu qaaday Warbaahinta iyo dad si gooni u isticmaala baraha bulshada sida uu sheegay  waana sii wadi doonaan ayuu hadalkiisa sii raaciyey qareenka difaacaya Ronaldo.

Cristiano Ronaldo’ayaa Todobaadyadii lasoo dhaafay bartanka kaga jirey xaalad jah wareer ah kadib markii Gabar lagu magacaabo Kathryn Mayorga’oo u dhalatay dalka Maraykanka ay ku eedeysey in uu kufsaday sanadkii 2009 xiligaas oo ay kusugnaayeen Magaalada Las Vegas balse Ronaldo ayaa ,markasta si kulu u beenanayey dacawada lagu soo oogey.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...