Arsenal iyo Tottenham Hotspur oo ku dagaalamaya Saxiixa Eric Bailly
Published on October 11, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(12-10-2018) Kooxaha Magaalada London ee kala ah Arsenal, Tottenham Hotspur ayaa lacadeeyey in ay isku haystaan daafaca Manchester Unitedee lagu magacaabo Eric Bailly kaas oo aan ku qanacsanayn sida lacadeeyey Garoonka Old Trafford.
Eric Bailly ayaa lagu bahdilay sida lasheegay kulankii ugu danbeeyey ee Horyaalka England kadib markii labadalay daqiiqadii 18 aad ee Cayaarta markii Jose Mourinho ku eedeeyey in uu ku qaldanaa Goolashii laga dhaliyey Koodiisa.
Eric Bailly ayaa dalab ka soo gaaray kooxaha Tottenham iyo Arsenal waaana Macquul ah in Xiddiga dalka Ivory Coast uu katago Manchester United marka lagaaro bisha Janaayo markaas oo uu dib u furmi doono suuqa kala iibsiga Cayaartoyda.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...