Thursday, January 17th, 2019

Gonzalo Higuain oo hanjabaad Hawada u mariyey Juventus iyo Cristiano Ronaldo Sabab?

Published on October 18, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(19-10-2018) Weeraryahanka heshiiska amaahda ah ugu cayaara kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa ka sheekeeyey sababti uu kaga tegay kooxda Juventus Naadigaas oo uu kaga soo biirey Napoli.

Gonzalo Higuain” Juventus iyaga oo iga laaday kooxda Markii ay heleen Cristiano Ronaldo anigu waan jeclaa in aan usii Cayaaro waxaanan ogaadey in aanan muhiim ka ahayn Juventus kadib markii layga saaray liiska Cayaartoydii lagu soo bilaabay kulankii Finalka Coppa Italia sidaa waxa uu ku sheegay Warsyi uu siiyey Wargeyska La Gazzetta dello Sport.

Cayaaryahanka dalka Argentia oo Juventus ugu soo biirey Lacag Record ah lana qaaday 2 Horyaalka talyaaniga ah iyo Coppa Italia ayaa aaminsan in uu Jacayl ka badan kii uu ka helay Juventus hada ku haysto AC Milan isla Markaana uu dareemayo in uu ka soo kabsaday qalbi jabkii ka soo gaaray Juventus oo uu sheegay in ay banaanka dhigeen markii ay lasoo wareegeen Ronaldo.

Higuain oo ka hadlayey Kulanka ay Axada lacayaari doonaan Inter Milan ee darbiga ah ayaa yiri kulankaas waa mid aad u adag isla Markaana ay doonayaan in ay ka qaataan Inter 3 dhibcood oo uu ku tilmaamay in ay muhiim u tahay kooxdiisa AC Milan balse Gonzalo Higuain waxa uu cadeeyey in uu sugi la yahay inta laga gaarayo 11 ka bisha soo socota xiligaas oo ay San Siro kula Cayaari doonaan Juventus.

Ninkaan ku fiican Gool dhalinta isla Markaana AC Milan u dhaliyey 6 Gool 7 Kulan oo uu u saftay ayaa shaaca ka qaaday in uu dhinaceda dhulka dhigi doono Juventus isla Markaana uu tusi doono in uu ka fiicanyahay Cristiano Ronaldo  oo ay ka doorbideen sida uu hadalka u dhigay waxaa kaloo uu cadeeyey in uu ku dabaal degi doono hadii uu Gool ka dhaliyo Kooxdiisii hore.

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...