Monday, November 19th, 2018

Real Madrid oo dooneysa daaficii hore ee Barcelona Marc Bartra

Published on October 30, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(30-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lacadeeyey in ay bisha Janaayo baadi Goobi doonto daafac wanaagsan oo ay ku xaliyaan dhibaatada ka haysata qaybta danbe maadaama laga dhaliyey Goolal fara badan xili Cayaareedkaan.

Real Madrid ayaa lacadeeyey in ay dooneysa Cayaaryahankii hore ee Barcelona ee Marc Bartra kaas oo hadda u Cayaara kooxda Horyaalka la Liga ee Real Betis kaas oo Sameeyey hor umar wanaagsan oo dhanka daafaca ah.

Xiddigaan oo u soo cayaaray kooxda Horyaalka Jaramalka ee Borussia Dortmund ayaa lasheegayaa in ay ku weyntahay kooxda Barcelona waxaana macquul ah in uu diido in uu gashado Funaanada Real Madrid oo ah mid ay Necebyihiin Jamaahiirta Barcelona.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Antoine Griezmann” Lionel Messi ayaa iga gacan siiyey in aanan Barcelona ku biirin

(19-11-2018) Weeraryahanka xulka qaranka France iyo Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa ka hadlay sababtii uu u diiday ...

Jurgen Klopp Oo Lagu Wargeliyey Dhaawac Cusub Oo Soo Gaadhay Mid Ka Mid Ah Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool

(19-11-2018) Toddobaadka soo socda waxa dib u bilaabmaya horyaalka Premier League oo Liverpool ay la ballansan tahay Watford ...

LA OGAADAY: Kulan Dhex-maray Real Madrid Iyo Arsene Wenger, Diidmadiisii Iyo Goob-jooge Ka Warramay Wixii Dhaca

(19-11-2018) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa kulan la yeelatay tababarihii hore ee Arsenal ee Arsene Wenger, kaas ...

Ugu Danbayn Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo oo lakala Saaray?

(19-11-2018) Muddo ka badan toban sannadood ayey taagnayd doodda u dhaxaysa Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, waxaanay soo ...

Daawo: Switzerland oo aad u bahdishay Belgium-kii laqaban waayey

(19-11-2018) Wadanka Switzerland ayaa Guul weyn ka gaaray kulankii aadka u adkaa ee ay lacayaareen dalka dunida ugu fiican ...

Juventus oo soo bandhigtay lacag fara badan oo ay Sanadkii mushaar ahaan usiin doonaan Aaron Ramsey

(19-11-2018) Kooxda Kubaad cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigtay lacagta ay mushaar ahaan usiin doonto Xiddiga ...

Muxuu la ilmeeyey Xiddiga dalka Senegal ee Sadio Mane+Sawiro

(19-11-2018) Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka Senegal Sadio Mane ayaa garoonka ka baxay isaga oo ilmeynaya kadib markii uu ...

Daawo: England oo usoo baxday Semi Finalka Tartanka UEFA Nations League iyo dalka ay lacayaari doonaan

(19-11-2018) Xulka kubada Cagta dalka England ayaa xaqiijiyey in ay usoo bexeen Semi Finalka koobka UEFA Nations League.kadib ...

Nicolas Otamendi oo aan ku qanacsanayn Manchester City

(18-11-2018) Daafaca dalka Argentina ee u dheela kooxda Mancheter City ayaa lacadeeyey in uusan ku qanacsanayn Naadiga dalka ...

AC Milan oo Chelsea ka dooneysa Cayaaryahan kale

(18-11-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa lasheegay in ay dalab u dirtay daafaca kooxda Chelsea ee lagu ...

Sadex Arimood oo Hogaanka Premier League ku soo celin karaya Manchester United?

(18-11-2018) Kooxdii guulaha badnayd ee Manchester United, waxay xili ciyaareedkan kaalinta siddeedaad kaga jirtaa horyaalka Premier League, waxaanay ...

Liiska Cayaartoyda u Tartamaysa BBC African Footballer of the Year oo lasoo saaray

(18-11-2018) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda u Taratamaysa abaal marinta BBC African Footballer of the Year kuwaas oo lakala ...

Manchester United oo soo bandhigtay lacagta ay ku doonayaan Kalidou Koulibaly

(18-11-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa soo bandhigtay lacagta ay ku doonayaan daafaca kooxda ...

England vs Croatia – Ciyaarta Dhimashada Ee Caawa, Rajada Labada Dal U Haystaan Inay U Gudbaan Wareegga Labaad Iyo Fursadda Ay Siin Karayaan Spain

(18-11-2018) Xulka qaranka England ayaa caawa garoonka Wembley kusoo dhowaynaya dhiggiisa Croatia, ciyaar midkooda badiyaa kasoo bixi doono ...

Jawaabtii Cajiibka Ahayd Ee Lionel Messi Uu Ka Bixiyey Hees Loo Sameeyey N’Golo Kante Oo Ereyadeeda Magaciisu Ku Jiray

(18-11-2018) Jimcihii waxa uu kulan dhex maray labada xiddig ee ugu waaweyn kooxaha Barcelona iyo Manchester United ee ...