Friday, February 22nd, 2019

Riyad Mahrez Oo Goolkiisii Xalay U Hibeeyey Mulkiilihii Leicester City Ee Diyaaradda Ku Dhintay

Published on October 30, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(31-10-2018) Xiddiga kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa xalay dhaliyey gool uu kooxdiisa ugu soo celiyey hoggaaminta horyaalka Premier League, waxaana markii ay ciyaartu dhamaatay uu ka hadlay mulkiilihii kooxdiisii hore ee Leicester City oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo Sabtidii ka dhacay xayndaabka garoonka King Power Stadium.

Mahrez oo Leicester City u ciyaaray afar sannadood oo u dhexeeyey 2014 illaa 2018, ayaa waxa uu u saftay 179 ciyaarood, waxaana ay xidhiidh dhow lahaayeen ninka dhintay ee Vichai Srivaddhanaprabha

Mahrez oo warbaahinta la hadlay ciyaartaas kaddib ayaa waxa uu sheegay in Vichai Srivaddhanaprabha uu ugu jiray kaalinta aabbihii oo kale sannadihii uu joogay Leicester City, aadna ay ugu adag tahay inuu rumaysto waxa dhacay.

“Waxa uu ahaa aabbahay oo kale, aad iyo aad ayayna iigu adkayd. Boosku aniga waxa uu ii ahaa qof gaar ah. Afar sannadood oo xasuuso badan leh ayaanu wada joognay waxaanu ahaa qof wanaagsan oo qalbi weyn, maqalka warkaaas iyo dhimashadooduna waxa uu igu ahaa wadne istaag iyo naxdin. Anigu waxa aan ka mid ahay qofka dhibban ee Leicester.” Sidaas ayuu yidhi Riyad Mahrez oo u warramay Sky Sports.

“Markii aan goolka dhaliyey gacmaha ayaan cirka u taagay, sababtoo ah wax badan ayuu aniga iyoo Leicester u qabtay, wayna adag tahay innaan ka hadlo isaga” Ayuu raaciyey.

Mahrez oo ku biiray Leicester City sannadkii 2014 ayaa laba sannadood kaddib waxa uu ku guuleystay abaalmarinta ciyaartoyga ugu wanaagsan waddanka Ingiriiska, hase yeeshee bishii July ee sannadkan ayaa uu go’aansaday inuu ka tago isagoo ka degay Manchester City.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...