Monday, November 19th, 2018

Cristiano Ronaldo oo Shaqada ka Cayrin karaya Jose Mourinho Sabab?

Published on November 4, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(04-11-2018) Maalinka Arbacada ah waxaa dhici doona kulanka Xiisaha badan ee u dhexeeya kooxaha Juventus iyo Manchester United kaas oo ka dhici doona Magaalada Torino waxaana la leeyahay Cayaartaas waxaa ku xiran Mustaqbalka Macalin jose Mourinho.

Xiddiga ay isku wadanka yihiin Jose Mourinho ee Cristiano Ronaldo ayaa sababi karaya in shaqada laga Cayriyo ninkaan Hogaamiya Manchester United waxaana Xiddigaan uu yahay midka ay Guusha ka sugayaan Jamaahiirta Juventus.

Cristiano Ronaldo waa keensaday in uu Noqdo Xiddiga laga sugayo Guusha waayo tan iyo Markii uu ku soo biirey kooxda dalka Talyaaniga waxa uu waday qaab Cayaareed layaab leh Goolal badan ayuu dhaliyey kuwo kalana waa ka qayb qaatay waxaana macquul ah in uu lugtiisa ku Sababo shaqo ka Cayrinta Jose Mourinho.

Jose Mourinho ayaa lasheegayaa in ay Rajadiisa sii joogista Manchester United in ay ku xirantahay Natiijada uu kala soo laabto Talyaaniga waayo hadii laga badiyo waxaa dhimaneysa rajada Manchester United ka yeelan karto in ay usoo baxdo Wareega 16 ka ee koobka Champions League.

Juventus ayaa 9 dhibcood leh Sadexdii kulan ee ay cayaartay halka Manchester United ay leedahay 4 dhibcood Valencia oo Gruubka kula jirta ayaa leh 2 dhibcood hadii ay badiyaan Juventusna ay Garaacdo United 5 dhibcood ayey yeelan doonaan Taas oo Rajo xumu ku abuuri doonta Jamaahiirta Manchester United.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Antoine Griezmann” Lionel Messi ayaa iga gacan siiyey in aanan Barcelona ku biirin

(19-11-2018) Weeraryahanka xulka qaranka France iyo Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa ka hadlay sababtii uu u diiday ...

Jurgen Klopp Oo Lagu Wargeliyey Dhaawac Cusub Oo Soo Gaadhay Mid Ka Mid Ah Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool

(19-11-2018) Toddobaadka soo socda waxa dib u bilaabmaya horyaalka Premier League oo Liverpool ay la ballansan tahay Watford ...

LA OGAADAY: Kulan Dhex-maray Real Madrid Iyo Arsene Wenger, Diidmadiisii Iyo Goob-jooge Ka Warramay Wixii Dhaca

(19-11-2018) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa kulan la yeelatay tababarihii hore ee Arsenal ee Arsene Wenger, kaas ...

Ugu Danbayn Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo oo lakala Saaray?

(19-11-2018) Muddo ka badan toban sannadood ayey taagnayd doodda u dhaxaysa Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, waxaanay soo ...

Daawo: Switzerland oo aad u bahdishay Belgium-kii laqaban waayey

(19-11-2018) Wadanka Switzerland ayaa Guul weyn ka gaaray kulankii aadka u adkaa ee ay lacayaareen dalka dunida ugu fiican ...

Juventus oo soo bandhigtay lacag fara badan oo ay Sanadkii mushaar ahaan usiin doonaan Aaron Ramsey

(19-11-2018) Kooxda Kubaad cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigtay lacagta ay mushaar ahaan usiin doonto Xiddiga ...

Muxuu la ilmeeyey Xiddiga dalka Senegal ee Sadio Mane+Sawiro

(19-11-2018) Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka Senegal Sadio Mane ayaa garoonka ka baxay isaga oo ilmeynaya kadib markii uu ...

Daawo: England oo usoo baxday Semi Finalka Tartanka UEFA Nations League iyo dalka ay lacayaari doonaan

(19-11-2018) Xulka kubada Cagta dalka England ayaa xaqiijiyey in ay usoo bexeen Semi Finalka koobka UEFA Nations League.kadib ...

Nicolas Otamendi oo aan ku qanacsanayn Manchester City

(18-11-2018) Daafaca dalka Argentina ee u dheela kooxda Mancheter City ayaa lacadeeyey in uusan ku qanacsanayn Naadiga dalka ...

AC Milan oo Chelsea ka dooneysa Cayaaryahan kale

(18-11-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa lasheegay in ay dalab u dirtay daafaca kooxda Chelsea ee lagu ...

Sadex Arimood oo Hogaanka Premier League ku soo celin karaya Manchester United?

(18-11-2018) Kooxdii guulaha badnayd ee Manchester United, waxay xili ciyaareedkan kaalinta siddeedaad kaga jirtaa horyaalka Premier League, waxaanay ...

Liiska Cayaartoyda u Tartamaysa BBC African Footballer of the Year oo lasoo saaray

(18-11-2018) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda u Taratamaysa abaal marinta BBC African Footballer of the Year kuwaas oo lakala ...

Manchester United oo soo bandhigtay lacagta ay ku doonayaan Kalidou Koulibaly

(18-11-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa soo bandhigtay lacagta ay ku doonayaan daafaca kooxda ...

England vs Croatia – Ciyaarta Dhimashada Ee Caawa, Rajada Labada Dal U Haystaan Inay U Gudbaan Wareegga Labaad Iyo Fursadda Ay Siin Karayaan Spain

(18-11-2018) Xulka qaranka England ayaa caawa garoonka Wembley kusoo dhowaynaya dhiggiisa Croatia, ciyaar midkooda badiyaa kasoo bixi doono ...

Jawaabtii Cajiibka Ahayd Ee Lionel Messi Uu Ka Bixiyey Hees Loo Sameeyey N’Golo Kante Oo Ereyadeeda Magaciisu Ku Jiray

(18-11-2018) Jimcihii waxa uu kulan dhex maray labada xiddig ee ugu waaweyn kooxaha Barcelona iyo Manchester United ee ...