Thursday, December 13th, 2018

Cristiano Ronaldo Oo Qabsaday Baraha Bulshada Kaddib Rikoodh Cusub Oo Uu Xalay Ku Garaacay Lionel Messi

Published on November 28, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(28-11-2018) Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay dhaafay rikoodh u yaallay Lionel Messi kaddib guul kooxdiisu ka gaadhay Valencia.

Juventus ayaa markii shanaad oo xidhiidh ah iska xaadirisay wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, waxaana taas gacan weyn ka geystay Cristiano Ronaldo oo sameeyey gool madi ah oo xalay ay kaga adkaadeen Valencia oo daqiiqaddii 59aad uu dhaliyey Mario Mandzukic.

Tababare Juventus, Max Allegri oo Sky Sports Italia la hadlay ciyaarta kaddib ayaa waxa uu sheegay in Cristiano Ronaldo uu qayb weyn ku lahaa natiijadooda, kalsooni badanna uu siiyey, waxaanu yidhi: “Cristiano Ronaldo? Wuxuu na siiyey kalsooni badan, waxaanu naga caawiyey inaanu gaadhno natiijadan oo aanu u baahnayn. Wax wanaagsan ayaanu samaynay, horumarna waanu muujinay sannadka oo dhan.”

Guushan ayaa Cristiano Ronaldo ayay guushan u ahayd middiisii 100-aad ee tartanka Champions League ah, waxaanu noqday laacibkii ugu horreeyey ee 100 kulan guulo ka gaadha tartana, sidaana waxa uu ku dhaafay Lionel Messi oo hore u haystay rikoodhka 99 kulan oo guulo ah.

Ronaldo waxa kale oo uu haystaa ciyaartoyga ugu goolasha badan tartanka Champions League oo uu illaa hadda ka dhaliyey 121 gool.

Rikoodhkan uu dhigay xalay ayaa waxa uu si weyn u qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka oo ay taageereyaasha iyo warbaahinta ururisa xogta diiwaanka ciyaaryahannada iyo taariikhu kusoo bandhigeen laacibkan.

 

Halkan ka akhri qaar ka mid ah farriimihii twitterka:

 

Cristiano Ronaldo and Juventus celebrate Tuesday’s win over Valencia in the UEFA Champions League.

Cristiano Ronaldo and Juventus celebrate Tuesday’s win over Valencia in the UEFA Champions League.

 

FIFA.com

@FIFAcom

1️⃣st player to claim 💯 @ChampionsLeague victories!

 

Well done @Cristiano🇵🇹💪

 

8,204

14:17 – 27 Nov 2018

1,539 people are talking about this

Twitter Ads information and privacy

 

Comeback Caris

@JeancarloSifu

Ronaldo the only player to have 100 Champions league wins !! What a legend, what a goat #ronaldo #ForzaJuve

 

4

14:57 – 27 Nov 2018 · Manhattan, NY

Twitter Ads information and privacy

See Comeback Caris’s other Tweets

Twitter Ads information and privacy

 

Pye Waw

@pyewaw

Cristiano Ronaldo Champions League Record:

 

The first player to win 100 Champions League games 😳🙆

 

5 Trophies won 🏆🏆🏆🏆🏆

 

121 goals 😳

 

absolutely stunning from a 33 year old,Juventus are lucky to have him,what an exceptional player!

 

231

14:57 – 27 Nov 2018

Twitter Ads information and privacy

85 people are talking about this

Twitter Ads information and privacy

View image on Twitter

View image on Twitter

 

FlashScore.in

@FlashScore_in

Cristiano Ronaldo becomes the first player in the history to win 100 games in the UEFA Champions League.👏

 

Another day, another record.🔥🐐#JuveVCF #UCL

 

2

18:42 – 27 Nov 2018

See FlashScore.in’s other Tweets

Twitter Ads information and privacy

 

Vrushank

@Vrushank_10

@SPNSportsIndia Cristiano Ronaldo becomes the first player to win 100 champions league games. A god indeed.#GodsAtPlay

 

14:09 – 27 Nov 2018

Twitter Ads information and privacy

See Vrushank’s other Tweets

Twitter Ads information and privacy

 

🦂

@AdriannaFidanza

For those of you who don’t seem to understand the language of 🐐 Ronaldo becomes the FIRST player to win 100 champions league games 😈😴

 

JuventusFC

@juventusfc

Uno… per 💯

@Cristiano è il primo giocatore a vincere 100 partite in Champions League nella storia della #UCL 🔝

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xulka kubada Cagta Soomaaliya oo Taariikhi ah ka gaaray dhigiisa Jabuuti

(13-12-2018) Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul ka gaaray wiilasha Xulka Jabuuti kulan ciyaareed Saaxiibtinimo ee ka dhacay wadanka ...

Maxey Aheyd Fariintii Uu Pierre-Emerick Aubameyang Twitter-ka Ugu Gudbiyay Dembele & Falcelintii Halyeeyga Kooxda Ian Wright.

(13-12-2018) Weeraryahanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa fariin hambalyo ah twitter-ka u dhigay saaxiibkiisii hore Ousmane Dembelekadib markii uu ...

Rocio Oliva oo Guriga ka Cayrisey Diego Maradona Kooxdee ayey Taageertaa?

(13-12-2018) Halyeeyga reer Argentina Diego Armando Maradona ayaa laga ceyriyay gurigiisa kadib markii ay isku dhaceen gacalisadiisa Rocio ...

Goolhaye Dida oo kahadlay Tayada Xiddiga Cusub ee AC Milan Lucas Paqueta

(13-12-2018) Goolhayihii hore Ac Milan Dida ayaa aaminsan Lucas Paqueta inuu si fiican ula qabsan doono Rossoneri, balse ...

Mohamed Salah Ma Farxsana, Fursadda Uu Helo Ma Dhalinayo Oo Waanu Dhibaatoonayaa

(12-12-2018) Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xalay iska xaadirisay wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, waxaana ay ...

Booqashadii Rooney Ee Aqalka Cad, Kulankii Carruurta Trump Iyo Qaabkii Uu Ku Tegay Madaxtooyada Maraykanka

(12-12-2018) Kabtankii hore ee kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England ee Wayne Rooney ayaa booqday aqalka cad ...

Barcelona Oo Ganaax Lacageed Oo Xad-dhaaf Ah Kusoo Rogtay Xiddigii Xalay Badbaadiyey Ee Ousmane Dembélé

(12-12-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ciqaab adag oo dhaqaale kusoo rogtay xiddigooda Ousmane Dembele oo ahaa laacibkii ...

Wararkii ugu danbeeya Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda

(12-12-2018) Shabakeda qalinkacayaaraha ayaa waxa ay eegeysaa wararkii ugu waa weynaa ee suuqa kala iibsiga iyo wararka xanta ...

Messi Airlines: Xogta Gudaha Diyaarad Si Gaarka Ah Loogu Farsameeyey Messi Iyo Waxyaabaha Qariibka Ah Ee Laga Helayo

(12-12-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa markii ugu horreysay loo sameeyey diyaarad u gaar ...

Ronaldo Oo Arrimo Ganacsi Ah Kala Hadlay Gerard Pique – Hadana Doonaya Inuu Wax Badan La Fariisto Si Ay U Wada Hdalaan.

(12-12-2018) Daafaca kasii hawlgabaya kubada cagta ee Gerard Pique ayaa doonaya inuu durba saameyn ku yeesho ganacsiga dunida ...

HOLAC: Kor Kulanka England Ugu Wayn Ee Liverpool vs Man United,Jamie Carragher & Gary Neville Oo Soo Xushay Shaxda Isku Darka Kooxihii Ay Ku Soo Xufiltameen.

(12-12-2018) Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ayaa axada geesaha isku dari doona Anfield kulanka kubbada cagta England ugu ...

Waa Maxay Rikoorka Uu Rajeynayo Lionel Messi Inuu Sameeyo Kulanka Levante? Immisa Ciyaartoy Ayaase Kaga Horreeya.

(11-12-2018) Cayaaryahan Lionel Messi waa u dhaqan inuu mar walba rikoor sameeyo, kulankiisa xiga ee horyaalka wuxuu ku ...

Cayaartoygii Ingiriiska Ee Tareenka Ku Dhex Kufsaday Gabadha Oo Maxkamadda Ka Sheegay Wixii Uu Sameeyey

(11-12-2018) Cayaartoy hore ugu ciyaari jiray xulka qaranka England yaaa la hor keenay maxkamadda York ee Duham isaga ...

Lionel Messi oo ku soo bilaaban doona kulanka Caawa

(11-12-2018) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa laxaqiijiyey in uu ku soo bilaaban doono Cayaarta Caawa ay kooxdiisu ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee ku lug yeelatay Goolasha ugu badan Xiligaan Horyaalka Premier League

(11-12-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaasheena sharafta lahoow Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee ku lug yeelatay ...