Saturday, November 18th, 2017

Mid kamid ah Cayaartoydii Xulka qaranka Soomaaliya iyo Elman oo ku Geeriyoodey qaraxii Galabta

Published on May 24, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(24-5-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Xulka qaranka Soomaaliya sidoo kalana u soo dheeley kooxaha Elman iyo O.F.C ayaa ku Geeriyoodey qaraxii Galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Daahir Maxamed Muqtaar oo ku Magac dheeraa (Daahir bierhoff) ayaa ku Geeriyoodey qaraxii Galabta ka dhacay Muqdisho Waxaana uu u soo dheeley Xulka Soomaaliya Sanadihii 2008 ilaa 2010 Waxaana uu ka mid ahaa Cayaartoydii Kenya kaga badisay dalka Jabuuti sidoo kalana 0-0 kula Gashay Gurigooda.

Daahir bierhoff ayaa laha u Naxariistee Maalmo kahor ku soo laabtay dalka Waxaana durba diiwaan gashatay kooxda LLPP Jeenyo oo uu doonayey in uu u dheelo.

Geerida Cayaaryaahnkaan ayaa Waxaa katacsiyeeyey bahda Cayaaraha Soomaaliya Gaar ahaan Gudoomiyaha kooxdii u Horeysey ee uu u dheelo O.F.C Bashiir Salaad bare kaas oo sheegay in uu Cayaaryahan Wanaagsan isla Markaana ay tabi doonto kubda Cagta Soomaaliya.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...

FT: Leicester City 0-2 Manchester City

(18-11-2017) Gooool Kevin de Bruyne  Gabriel Jesus Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leicester: Schmeichel, Simpson, Morgan, ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

(18-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool ...

FT: Arsenal 2-0 Tottenham+Sawiro

(18-11-2017) Gooool Alexis Sanchez (Mustafi) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Arsenal: Cech, Koscielny, Mustafi, Monreal, Bellerin, Ramsey, Xhaka, Kolasinac, ...

Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

(18-11-2017) Kooxda kubadda koleyga ee Heegan ayaa hanatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga kadib markii ay ka ...

Gianluigi Donnarumma” Qoyskeygu wuxuu Taageeraa kooxda Napoli

(18-11-2017) Goolahayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisu Taageeraan Naadiga Napoli kooxdaas ...

Hulk oo kusoo fool leh Premier League iyo Arsenal oo ku horeyso(18-11-2017)

(18-11-2017)Weeraryahanka reer Brazil Hulk ayaa sheegay in uu jecelyahay ka ciyaarista horyaalka Premier league inkasta oo aan la ...

Emra Can oo bilaabay in uu kasoo hor jeesto qorshe uu heshiiis cusub looga saxiixi lahaa

(18-11-2017)Kooxda Juventus madaxeeda dhinaca ciyaaraha Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Bianconeri ay sameysay dalab xooggan oo ay gaarsiisay ...

Joel Matip oo mashaqada kusii huriyay kooxda Liverpool dhaawac ayaa soo gaaray

(18-11-2017)Kooxda Liverpool ayay dhirbaaxo xun ku dhacday saacado ka hor kulanka ay maanta ku soo dhawayn doonaan garoonka ...

Waxa dhex maray Jose Mourinho iyo Gareth Bale oo la ogaaday

(18-11-2017)Tababaraha ree Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wali u muuqda mid diidan heshiiska uu ku ...

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Qofka Sababta U Ah Dhibaatada Haysata

(18-11-2017) Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo ay haysato abaar goolal la’aan ah ayaa ka hadlay halka ...

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...