Monday, July 24th, 2017

Waa sidee xaalada Cayaaryahan Cumar Sambaawi kadib dhaawicii Rasaasta ahaa ee dhawaan Gaaray+Sawiro

Published on May 24, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(24-5-2017) Sida ay sheegayan wararka aynu manta heleyno waxa hada soo Roonanaysa Xaalada Caafimad Ee Weeraryahanka kooxda Elman Cumar muumin Daahir [Zambaabi }

Xiddigan ayaa ka mid ahaa koox Ciyaartoy ah oo dhibaato la kulmay markii rasas lagu Furay Gaari ay saarnayen oo ka ambabaxay Deeganka Calamada iyago kusii jeeday D,Afgoye ee Gobolka Sh hoose

Lama Xaqiijin Sababta RASMIGA ah ee ka danbeyay Waxyeelada la gaarsiyay Ciyaartoyda oo dhacdadan kala kulmay Ciidan ku Labisna Dareyska Ciidan Dowlada waxana sido kale dhacdadan Ku geeriyoday Macalinkii Koox Xafadedka Al Aqsa ahna Macalinka Labaadkii ee kooxda Bariga Dhexe.

Xiriir aan la Sameynay Maamulka Kooxda Elman ayaan ku Ogaanay in uu soo fiicnanayo Laacibkan oo sidee hore ka roonyahay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!