Saturday, November 18th, 2017

Xitaa Soomaali ayaa qayb ka ahayd dabaal degii Garoonka Wembley ee Arsenal koobka ku qaaday

Published on May 28, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(28-5-2017) Mid ka mid ah dadka faraha ee Soomaalida ah ee sida Waalida ah u taageera kooxda Arsenal ayaa bartyiisa Twitter-ka soo dhigay Sawir isaga oo kusugan Garoonka Wembley kuna faraxsan Guusha ay Gaartay Naadiga Arsenal.

Ninkaan oo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan ayaa ka mid ahaa Kumanaankii Taageerayaasha Arsenal ee ku sugnaa Garoonka weyn ee Wembley Waxa uuna sida idiin muuqata Farhiisa ku tilmaamaya Natiijada Cayaarta isaga oo weliba siweyn u faraxsan.

Kooxda Arsenal ayaa lagu Tilmaamaa Naadiga ugu badan ee ay Taageeraan dadka qaarada Africa Soomaali aad u badan ayaana ka mid ah Taageerayaasheeda kuwaas oo uu kujiro Xidiga orodyahanka ah ee Mo Farah.

Jamaal Cusmaan ayaa hadal Gaaban oo uu soo raaciyey Sawirkiisa waxa uu u qoray waxaan kusuganahay Garoonka Wembley Waxaan daawanayaa Chelsea iyo Arsenal waana markii iigu horeysey ee aan helo Natiijo aan ku farxo Xili Cayaareedkaan oo dhan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...