Monday, July 24th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 7 da Xidig ee ugu Sigaar cabista badan Kubada Cagta

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(19-6-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caanka ku ah ee looga maaro la.yahay cabista sigaarka oo qatar ku ah Xidigaha dheela Cayaartaas kuwaas oo ay kujiraan Cayaartoy magac weyn kuleh Caalmak oo dhan.

Hadaba waa kuwee 7 daas Cayaaryahan?

7. Mario Ballotelli – Nice

6. Jack Wilshere – Arsenal

5. Mesut Ozil – Arsenal

4. Wojciech Szczęsny – Arsenal

3. Fabio Coentrao – Real Madrid

2. Lionel Messi – Barcelona

1. Wayne Rooney – Manchester United

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!