Saturday, November 18th, 2017

Daawo Sawirada Xidigo Kubada Cagta ah oo bisha barakaysan ku soomay Xajka

Published on June 21, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(22-6-2017) Cayaaryahannada waaweyn ee Muslimka ah ayaa sannadkan ku soomay magaalada Makka ee dalka Sucuudiga, halkaas oo ay ku cumraysteen, kaddib markii ay fasax galeen horyaallada kala duwan ee kubadda cagtu.

Difaacyahanka Chelsea ee Kurt Zouma oo 22 jir ah oo ay weheliyaan asxaab kale ayaa sannadkan ay u suurtogashay inuu cumraysto, bisha barakaysanna uu ku qaato Xajka gudihiisa.

N’Golo Kante oo sannadkan loo doortay xiddiga horyaalka Ingiriiska oo uu la socdo Riyad Mahrez ayaa iyaguna tegay Xaramka oo ku cumraystay.

Xiddigo kale oo ay ka mid yihiin difaaca bidix ee Monaco ee Berjamin Mendy oo ay kooxo badan doonayaan, Mame Diouf oo Stoke City ka tirsan iyo laacibka reer Algeria ee Yacine Brahimi ayaa dhamaantood wakhtigooda ku qaatay Xaramka.

Qaybihii hore ee bisha Ramadaan, waxa Xaramka tegay laacibka Manchester United ee Paul Pogba oo ku cumraystay ka hor intii aanu u dhaafin China oo uu safar ku tegay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...