Monday, July 24th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee magaca weyn ee 2017 ka fariisatay Kubada Cagta

Published on June 21, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(22-6-2017) Waxaa jira Cayaartoy waa weyn oo magac kuleh kubada Cagta hadana Sanadkaan 2017 gebi ahaanba ka baxay Garoomada kubada Cagta kuwaas oo kabaha iska siibay.

Hadaba waa kuwee 6 daas Cayaaryahan?

6. Martin Demichelis – Malaga

5. Frank Lampard – New York City FC

4. Philipp Lahm – Bayern Munich

3. Steven Gerard – LA Galaxy

2. Xabi Alonso – Bayern Munich

1. Francesco Totti – AS Roma

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!